Sign in to follow this  
Liibaan

SOOYAAL.COM: Waxa Gaani ka xishooday ayaa maanta Riyaale moodayaa sharaf

Recommended Posts

Liibaan   

SOOYAAL.COM: XASUUQ KII UGU XUUMA OO KA SOCDA MAGAALADA HARGAYSA

 

Waqtikan oo lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaan ayaa ciidanka daahir riyaale iyo xisbiga udub ay go,aansadeen inay xasuuqaan shacbiga somaliland.

Waxaan xasuustaa mar uu magaalada hargaysa ka talin jiray nin la odhan jiray maxamed xaashi gaani oo haystay ciidanka 26.

ayaa mudaharaad ka dhacay suuqa dhaxe ee hargaysa ka dibna waxa lagu war galiyay gaani in arday fara badan mudaharaad wado.

gaani wuxuu yidhi adeer waa bil ramadaan waana la sooman yahay marka wax ciidana uma tagi karaan ardayda cabanaysa

waxa gaani ka xishooday ayaa maanta riyaale moodayaa sharaf, alayle dadku kala sharaf badan kalana aqoon badan kalana mudakarsan.

 

 

Xasuuq kii ugu xumaa oo ka socda magaalada hargaysa.

Askarta fakhashta ayaa rasaas aan naxariis lahayn la dhacaaya shacabka magaalada hargaysa.

waxa shahiiday laba qof halka dhaawacu tiro beelay .

shacabka ayaa ku qaylinaaya [ ALAAHU AKBAR ]ayagoo tuuraaya dhagxaan aad u tiro badan.

 

Magaalooyinka burco, bebera , ceerigaabo. boorame, salaxlay baligubadle , gabilay ayaa iska hurda oo aan ka qayb qaatan jihaadka hargaysi ku jirto.

Magaalada hargaysa ayaa waxay nqotay ta kaliya ee jihaad xaqa kula jirta askarta daahir riyaale.

Raga rasaasta hoos u dhigaaya ee shacabka dilaya ayaa la sheegayaa inay yihiin ciidamo laga soo kiraystay jabhada onlf iyo kooxda alshabaab.

Tan iyo markii maamulka diiday inuu doorashada qabto ayaa waxa dalka soo galaayay ajaanib fara badan oo calooshood u shaqaystayaala, kuwaas oo laga soo kiraysanaayo daafaha afuunka.

Hal xildibaan oo aanan rabin inaan qoro magaciisa ayaa dhimasho lagu sheegayaa balse wali waan hubinayaa.

 

Dumar iyo caruur badan oo ku qaylinaya [ ALAAHU AKBAR SAHACBKAA GUUSHA LEH ] oo maraayay saldhiga hortiisa ayaa si aan naxariislahayn askartu ugu fureen rasaas

shacabka ayaa markiiba u gurmaday dumarkaa iyo caruurtaa rasaasta lagu furay.

hase yeeshee hooyo ka mida dumarka oo dhabta ku haysa wiil ay dhashay oo 8 jira oo xabadi kaga dhacday caloosha dhiiguna xoog uga socdo ayaa tidhi [ALAAHU AKBAR WAAR WIILKAYGU WAA SHAHIIDE RAGA INAGA DHICIYA WAXNA KA DILA]

Halmar ayaa shacabkii iswada eegay kadibna waxa la boobsiiyay shiid iyo dhagxaan askartii daahir riyaale .

 

Cabdiraxmaan xoog oo ah xildibaankii pastoolada la soo galay barlamanka ayaa la sheegay asagoo xidhan dharka ciidan pilayska inuu sitay qori ak 47 ah .

Ciidanka daahir riyaale ayaa ku gaashaamaan qoryaha culculus ee saaran gawaadhida tiknikada loo yaqaaan.

halka shacabku tuurayo dhagxaan iyo inay gubaan taayiro ayagoo cuskanaya kalmida tawxiidka eebe ALAAHU AKBAR

Waqtikan oo lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaan ayaa ciidanka daahir riyaale iyo xisbiga udub ay go,aansadeen inay xasuuqaan shacbiga somaliland.

Waxaan xasuustaa mar uu magaalada hargaysa ka talin jiray nin la odhan jiray maxamed xaashi gaani oo haystay ciidanka 26.

ayaa mudaharaad ka dhacay suuqa dhaxe ee hargaysa ka dibna waxa lagu war galiyay gaani in arday fara badan mudaharaad wado.

gaani wuxuu yidhi adeer waa bil ramadaan waana la sooman yahay marka wax ciidana uma tagi karaan ardayda cabanaysa

waxa gaani ka xishooday ayaa maanta riyaale moodayaa sharaf, alayle dadku kala sharaf badan kalana aqoon badan kalana mudakarsan.

 

Jihaadka hargaysa ku kali nqotay oo ku sii fidaya magaalada daafaheeda ayaa hada waxaad moodaa in shacbiga lagu qasbay inay ayaguna hubka qaataan.

AXMED QOORGEES

qoorgees-maqosle@hot mail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this