Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Rejects to Participate in the Washington Hearing

Recommended Posts

Originally posted by Malika:

quote:Originally posted by Che -Guevara:

I don't think snubbing Uncle Sam was brighest thing to do.

^Huh?? Interesting statement there Che..I thought you opposed the interference of Uncle Sam and his stooges in our businesses?
Opposed Yes, but in this context of this story, if you are tiny "nation" looking for recognition, snubbing the powers to be is not politically smart, even more so considering the US has more interests in the south than they do in northern Somalia hence predisposed to addressing Somalia's issues since that's where they feel their interests are threatened. Somaliland poses no threat and has little to offer to the US.

 

 

But otherwise, I rather have the US stay out of Somali conflict completely!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by General Duke:

^^^Yes and give their case. Its one think to fool the public in Hargaysa, its another to try and fool the great powers. Come on you know that. You dont snub the US and Hargaysa is no Tehran dear lads.

Rubbish. The public in H town is all that matters, saaxib. The US can always be placated at a later date (plus, it's not like they were meeting Obama). icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^From anyone else I would just go straight to the attack. You are a man who can be saved to the unity side and thus will use maximum restraint. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

I've been waiting to, hís spin on this will be really good. It'll definitely involve secret meetings being held in washington concerning the imminent recognition that is about to come.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Somaliland is sending the signal "Southern Somalia and Buntland state are the trouble spots; we are totally different nation as such address it seperately". Somaliland is maturing. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

But what about your enclave of Northwest somalia? Your foreigner minister came to washington, after an invitiation to participate in the meeting and now refuses to attend it. Did he think showing up, would change the US's mind in recognizing the tribal enclave? Or maybe pulling out will. I wish i saw his face when he realized he was invited because he was from Somalia and not imaginary tribal enclave.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Somaliland foreign minister Ducaale holds press conference in Hargeisa today:

 

Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Faah-faahin Ka Bixisay Sababaha Ay Uga Baaqatay Shir Maraykanku Ku Wada Martiqaaday Soomaaliya iyo Puntland.

 

 

Xukuummada Somaliland ayaa markii ugu horeysay maanta ****olka ka qaaday sababaha ay uga baaqatay ka qeybgalka shir balaadhan oo si wada jir ah loogu macsuumay Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland,kaas oo 25-juune oo maanta ku beegan ka furmayey dalka Mareykanka.Waxaanay Somaliland ku dooday in shirkaasi yahay mid sumcadeeda qaranimo wax u dhimaya

 

Wasiirka arrimaha Dibada Somaliland C/laahi Maxamed Ducaale oo isagu shirkaas sadex geesood ah ka qeybgeli lahaa ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Haregysa faah-faahin kaga bixiyey sababta ay Somaliland shirkaas uga baaqsatay inay ka qeybgasho iyo dareenada ku xeeran.

 

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland C/laahi Maxamed Ducaale waxa uu ugu horeyn u mahad-celiyey warbaahinta Somaliland siday uga soo qeybgaleen Shirkan jaraa’id oo uu ku dooday inuu laba qodob kaga hadlayo, waxaanu yidhi “Waxaanu shirkan u qabanay oo aanu idinku yeedhnay laba arrimood, midi waxa weeyaan arrin maalmahan jaraa’idka Somaliland oo lagaga hadlayey Xukuummada Somaliland, Maamulka Garoowe,iyo qolada Dawlada Ku Meel Gaadhka Soomaaliya oo uu congress-ku mareykanku u yeedhay oo shir lagu wada hadashiin doono ka dhici doono Mareykanka. Ta kalena oo ah waxaanu u tagnay Dalka Nairobi”

 

“Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka u qaabilsan Africa Congress-ka Mareykanka chairman donel Brayck oo laga soo doorto mareykanka oo runtii saaxiib la ah Somaliland oo horena innaga inoogu yimi 2001-dii isaga iyo nin kale congress man ah oo California laga soo doorto. waxa uu inaga inagu soo macsuumay oo uu warqad si official ah oo uu leeyahay waxaan jeclay inaad noo timaado oo aad ka hadashid, isla markaana Su’aalo lagaaweydiiyo, waxa kale oo aan soo macsuumay ayuu yidhi qoladaa maamulka Garoowe iyo qolada TFG-da Soomaaliya, markaa waxaan ku idhi maasuuliyan waanu qaadanay,laakin qaabka farsamada, baratakoolka iyo hawsha loo tagayo meesha waa in la isla eego waan jecelay markaasna waxaanu ku wada hadalnay Tilifoon isaga oo jooga Koonfur Africa. Intii Madaxweynuhu Gobolada wareegayey oo maalin jimce ahayd”ayuu yidhi C/laahi Maxamed Ducaale.

 

Mar uu Wasiirku ka hadlayey Sababta ay Somaliland u diideen inaanay Shirkaasi ka qeybgalaan waxa uu yidhi “Iyada oo aanu qaadanay mabdi’iyan inaanu shirkaas ka qeybgalno ayaa waxa wax is-bedelay go’aankii iyo farsamadii, markaa waxa uu u xil saarnay qoladiisa farsamo, anniguna waxaan u xilsaarnay Wakiilka Somaliland ee Mareykanka Dr. Sacad Sheekh Cusmaan, waa la is-arkay tiraba laba jeer iyada oo weli sidii farsamadii loogu jiro ayaa waxa na soo gaadhay war odhanaya U jeedada ugu weyn ee Shirkaas laga leeyahay waxa weeyaan wada hadal Sadexda qeybood ee ay magacaabeen iyo arrimaha ay dan-wadaag uwada noqon karaan sadexdaas waxay uga jeedaana ma garan karo, markaa arrintaas waanu liqi-kariweynay markii aanu xukuummad ahaan kawada tashanay, markii aan Madaxweynaha iyo maamulkeena kula noqday waxaanuna u aragnay inay xukuumad ahaan sharaf dhac ku tahay, codsigayaga Somaliland-na waxa uu ahaa innaga inay gaar u arkaan, waayo waxaanu nahay dal xor ah oo hawshiisi dhameystay oo dastuur leh oo dawlad leh dimuqraadiya, wixii dana iyo xidhiidhka mareykankana diyaar ayaanu u nahay, laakiin ha nala arko annaga [somaliland]”.

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland waxa uu intaa ku daray oo uu yidhi, “Qolada kale ee isku Federalka ah [soomaaliya iyo Puntland] waxay doonaanba ha kala sheegtaan iyagana gaar waxooga ha u arkaan, hase ahaatee waxa arrintiiba isku soo xooriyey ta ah wada hadal ayaa meeshi imanaya, mana hubo inay ka socoto dhinaca Guddoomiyaha guddi-hoosaadka Congress-ka, meel dhexe inay wax ka soo baxeen ayaan filayaa laakin waxaanu gudbinay mahad-naq aanu ka mahad-naqayno martiqaadka ay noo fidiyeen Guddoomiyaha iyo guddidiisu, waxaanan ku nidhi arrintaasi wakhtigan noogama suura-gasho,diyaarse waxaanu u nahay oo aanu idinka codsanaynaa inaad si gaara noo aragtaan, kaasi waa kaas oo halkaas ayey joogtaa.”

 

“Shirkuna maanta oo ay bishu tahay 25/6/2009 ayuu ka furmayey dalka Mareykanka, wararkan aad warbaahinta ku ar-arkayseen, sidaa aan sheegay oo uu yahay ayaan jeclaa inaad u maqashaan, run ahaana maanta oo ay bishu tahay 25 ayuu dhacayey oo uu furmayey, anigana tikidhka ayaa I go’anaa wax walibana diyaar ayey ahaayeen, laakin waxa yimi wax aan la liqi-karayn, naanaystaana waanu iska diidnay. Markaa si gaara ayuu Mareykanka u tagaynaa Somaliland ahaan qeybaha Dawlada Mareykankana waanu arki karnaa ilaa heerka ugu sareeya ee markaa jooga ee balanta na looga qabtay ee ay suuragal tahay hay’ado badan oo kale-na inaanu aragno ayaanu doonaynaa.” Ayuu yidhi oo hadalkiisa sii raaciyay Wasiirka Amuuraha dibadda Somaliland Cabdillaahi Maxamed Ducaale.

 

Mustafe-Janaale

Hadhwanaagnews.com/O ffice

Hargeysa/Somaliland

Email:Janaale94@gmai l.com

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

On the other hand Abdillahi Mohamed Dualeh

Foreign Minister of somaliland and Mohamed Omaar

Foreign Minister tfg this too guys realy did well their homework. both where staying at Renaissance Mayflower Hotel match better then holiday inn lol where faroole and ilka jiir where staying Days inn hotel. Faroole nasiib xumaa waxaan maqli jiray ( first Impression counts !!!) hadiiba markii horabe aan laqiimeen mawaxaa la qiimeendoonaa hadalkiisa!!!!

 

Link

Regardless I stand corrected, I thought this "Garyaqaan*" character, atleast was telling one thing that was the truth. Last time I trust someone without a source!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Originally posted by Oodweyne:

Mr. Somalipride
,

 

That is why you are wrong, for he never, ever arrive in Washington; other than to send a note of diplomatic kind to the said chairman of that committee who was organising this meeting through Somaliland's ambassador in the US, namely, the said Dr. Sacad Sh. Noor, in which our foreign minister said his reason in not attending that briefing of the congress.

 

As well as, on the whole, that he will come another day for a
"particularistic kind"
of briefing that Somaliland will give to this committee, alone; particularly, another time of mutual agreement, indeed.

 

Regards,

Oodweyne.

Lol@Mr. Oodweyne

 

 

You didn't have to hit him hard like that? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this