Sophist Posted December 6, 2004 Wasiiradii la sugayay, wasiir ku xigeenno iyo wasiiro dowlayaal la magacaabay (magacyada wasiirada qaarkood) Nairobi Ra’isul wasaaraha dowladda FKMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaqay xubnihii ka dhimanaa golaha wasiirada, wasiir ku-xigeeno & wasiiru dowlayaal. Xaflad ballaaran oo ka dhacday Hotelka Jakaranta House ee magaalada Nairobi ayna goob joog ka ahaayeen madaxweynaha dowladda FKMG ah ee Soomaaliya Col. C/llaahi Yuusuf Axmed, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya, guddoomiyaha guddiga farsamada IGAD Pathwel Kiplagat & marti sharaf kala duwan ayuu ka aqriyey ra’isul wasaaruhu liiska xubnaha cusub ee uu magacaabay. Waxaana xubnaha la magacaabay ka mid ah:- Maxamud C/llaahi Sifir Ra’isul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Xuseen Maxamed Ceydiid Ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha gudaha Sheekh Aadan Mdoobe Ra’iisal wasaare ku xigeen ahna wasiirka Garsoorka Maxmed Qanyare Afrax Wasiirka Amniga Qaranka Maxamud Sayid Aadan Wasiirka Hanti dhowrka Qaranka & qalabeynta Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo xiriirka Jaaliyaddaha dibadda Maxamed Maxamud Guulled (Gacma-dheere) Wasiirka horumatinta Reer Miyiga iyo Daaqa Maxamed Salaad Nuur Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Mowliid Macaan Maxamud Wasiir-dowlaha Beeraha Maxamed C/llaahi Kaamil Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Khaalid Cumar Cali Wasiiru-dowlaha Xafiiska madaxweynaha Ibraahim Sheekh Cali (Jeebbo) Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda Axmed Sheekh Maxamed (Laxoos) Wasiiru-dowlaha Amiga Qaranka Salaad Cali Jeelle Wasiiru-dowlaha warfaafinta Ibraahim ***** Wasiiru-dowlaha Qorsheynta Waxaa xusid mudan in xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo aad uga biyo diidanaa jagada wasaaradeed ee la siiyay ay ku qaadatay madaxweynaha iyo Ra'iisal wasaaraha inay qanciyaan daqiiqadihii ugu danbeeyay markii shir adag oo xasaasi ah ay Hotel gaar ah ku yeeshaan, waxaana dhacday inuu Qanyare markii danbe ku soo biiro wasiirada la dhaarinayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted December 6, 2004 This has to be the mother of all mockery..naming high number of ministers and in doing naming the same roles as 'state-miniters'. I think the cabinet meeting of the Federal government will include playing cards, billiards, badminton, etc.., how else can you pre-occuupy and accomodate high number of ministers without amenities.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nationalist Posted December 6, 2004 Please Sophist, tell me you're joking. I want to become minister to or I swear I will pick up my dusty AK47 out of my garage and fly to Somalia. If that's all it takes to become minister. I thought I would see 3 or 4 names, but this looks like the sequel of last week's list. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted December 6, 2004 Nationalist, my fellow no jokes; this is as good as it gets. Anyhow, you must be aware of the fact that this is "ha la iska dhex arko" period; it is argued it will kick off the healing!!!! Anyhow, there are only four additional cabinet posts! the rest junior ministers and already existing cabinet members-- like Sheekh Aadan Madoobe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted December 6, 2004 Originally posted by Sophist: Anyhow, there are only four additional cabinet posts! the rest junior ministers and already existing cabinet members-- like Sheekh Aadan Madoobe. Think again : Magacyada wasiirada cusub ee la magacabay ayaa kala ah sidatan:- 1. C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Wasiirka arrimaha dibedda) 2. Cumar Maxamed Maxamud (Cumar Filish) (Wasiirka Diinta & awqaafta) 3. Cabdalla Deerow ***** (Wasiirka dastuurka & arrimaha federaalka) 4. Bootaan Ciise Caalin (Wasiirka dhaqancelinta & tababarka maleeshiyooyinka) 5. Yuusuf Axmed Max’ed (Wasiirka tamarta & korontada) 6. Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) (Wasiirka beeraha) 7. Cali Axmed Jangeli (Wasiirka boostada & isgaarsiinta) 8. C/casiis Sheekh Yuusuf (Wasiirka caafimaadka) 9. Max’ed Max’uud Xeyd (Wasiirka dalxiiska & ilaalinta deegaanka) 10. Max’ed Warsame Cali (Wasiirka dhalinyarada & isboortiga) 11. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) (Wasiirka dib u dhiska & dib u dejinta) 12. C/raxamaan Maxamud Cali (Wasiirka Gaashaandhiga) 13. Cali Ismaaciil Cabdi (Giir) Wasiirka gaadiidka cirka & dhulka 14. Muuse Suudi Yalaxow (Wasiirka Ganacsiga) 15. Sheekh Aadan Madoobe (Wasiirka Garsoorka & cadaaladda) 16. Cusmaan Xasan Cali (Caato) (Wasiirka howlaha guud & guriyeynta) 17. Xuseen Maxamud Sh. Xuseen (Wasiirka hidaha & tacliinta sare) 18. Fowsiya Maxamed Sheekh (Wasiirka horumarinta haweenka & daryeelka qoyska) 19. Xuseem Ceelaabe Faahiye (Wasiirka xanaanada xoolaha) 20. Ismaaciil Maxamud Hurre (Buubaa) (Wasiirka iskaashiga gobolada) 21. Xasan Abshir Faarax (Wasiirka kaluumeysiga & kheyraadka badda) 22. Saalim Caliyow Ibrow (Wasiirka maaliyadda) 23. C/risaaq Cusmaan Xasan (Wasiirka Qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah) 24. Ibraahim Aadan Xasan (Wasaarada shaqada & shaqaalaha) 25. Cali Max’ed Faqi (Wasiirka Warfaafinta) 26. Cabdi Max’ed Tarax (Wasiirka Warshadaha) 27. Cali C/llaahi Cosoble Siyaad (Wasiirka waxbarashada) 28. Maxamud C/llaahi Sifir Ra’isul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha 29.Xuseen Maxamed Ceydiid Ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha gudaha 29.Sheekh Aadan Mdoobe Ra’iisal wasaare ku xigeen ahna wasiirka Garsoorka 30.Maxmed Qanyare Afrax Wasiirka Amniga Qaranka 31.Maxamud Sayid Aadan Wasiirka Hanti dhowrka Qaranka & qalabeynta 32.Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo xiriirka Jaaliyaddaha dibadda 33.Maxamed Maxamud Guulled (Gacma-dheere) Wasiirka horumatinta Reer Miyiga iyo Daaqa 34.Maxamed Salaad Nuur Wasiirka Macdanta iyo Biyaha35.Mowliid Macaan Maxamud Wasiir-dowlaha Beeraha 36.Maxamed C/llaahi Kaamil Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha 37.Khaalid Cumar Cali Wasiiru-dowlaha Xafiiska madaxweynaha 38.Ibraahim Sheekh Cali (Jeebbo) Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda 39.Axmed Sheekh Maxamed (Laxoos) Wasiiru-dowlaha Amiga Qaranka 40.Salaad Cali Jeelle Wasiiru-dowlaha warfaafinta 41.Ibraahim ***** Wasiiru-dowlaha Qorsheynta (deputy-minister)Ciise Weyliye Maalin Wasaare ku xigeenka Qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah (deputy minister)Cabdi Dhuxulow Dhagdheer Wasaare ku xigeenka Xanaanada Xoolaha Note: there are many more State-ministers to come, and dont undermine their role... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted December 6, 2004 Wasiir Ku Xigeenada Wasaaradaha 1- Wasaaradda Arrimaha Dibedda Xasan Axmed Jaamac 2- Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cali Shiikh Maxamed Nuur 3- Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Axmed Cumar Gaagaale 4- Wasaaradda Beeraha Xirsi Aadan Rooble 5- Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdikaafi Macallin Xasan 6- Wasaaradda Caafimaadka Cismaan Maxamuud Dufle 7- Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta Mukhtaar Munye Bishaar 8- Wasaaradda Deegaanka iyo ka hortagga Aafooyinka Cali Xareed 9- Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan 10- Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Bashiir Maxamed Aadan 11- Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u dejinta Cabdikariim Cige Guuleed 12- Wasaaradda Gaashaandhigga Saalax Cali Faarax 13- Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Yuusuf Maxamed Khayr 14- Wasaaradda Ganacsiga Amiin Maxamed Shiikh 15- Wasaaradda Garsoorka Cabdirashiid Maxamed Xidig 16- Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryaynta Maxamed Cali Bilaal 17- Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Cabdalla Boos Axmed 18- Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Khadiija Maxamed Diiriye 19- Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Mustafa Shiikh Cali Dhuxulow 20- Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Xasan ***** Yacquub 21- Wasaaradda Iskaashi Goboleedka Axmed Maxamed Goonle 22- Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Maxamed Jaamac Furux 23- Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Xasan Ibraahim 24- Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Ibraahim Maxamed ***** 25- Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamed Cismaan Maye 26- Wasaaradda Warfaafinta Cabdalla Xaaji Cali 27- Wasaaradda Warshadaha Ciise Weheliye Maalin 28- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir 29- Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mire Xaaji Faarax 30- Wasaaradda Hantida Qaranka iyo Qalabaynta Maxamuud Cabdi Xasan (Beegos) 31- Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Xiriirka Jaaliyadaha Dibedda Cabdullaahi Axmed Cabdulle 32- Wasaaradda Waxbarashada Xuseen Maxamuud Muuse 33- Wasaaradda Horumarinta Miyiga iyo Daaqa Saciid Xasan Shire 34- Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Xuseen Cismaan Xuseen Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 6, 2004 Anyhow, there are only four additional cabinet posts! the rest junior ministers and already existing cabinet members-- like Sheekh Aadan Madoobe. I think this is correct, however there are too many split ministries like Qaynyares minister of security under the interior ministry, Sifir's should be part of the transportation. but its a political nomination and we await the reaction.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 6, 2004 some people even got positions that they never even prounounced it, okey, anyway, I like what is going on right now, a developement is taking place step by step, reactions will follow which is good, it already did!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 7, 2004 I cannot believe that Cawad Casharo was left out of this list. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nationalist Posted December 7, 2004 Maakhir don't worry brother. The horseriding tribesmen of the black mountains of Maakhir Koos have the ministry of defense. I'm telling you, all envious eyes are on you mate! Who is Gen Abdirahman Mahamud Ali, did he used to be involved in Pland politics like Awad Ahmed Asharo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted December 7, 2004 Originally posted by Nationalist: Maakhir don't worry brother. The horseriding tribesmen of the black mountains of Maakhir Koos have the ministry of defense. I'm telling you, all envious eyes are on you mate! Who is Gen Abdirahman Mahamud Ali, did he used to be involved in Pland politics like Awad Ahmed Asharo? No he wasn't brother but at least he should have been given vice ministerial position. I look forward to hearing Cawad's response about his exclusion from the list of nomination. About this General Cabdiraxmaan ( Jiis ), he served in the military as Captain and as a Colonel during Somali's fight against Ethiopia. He was in charge of the infantary division. He was also the trainer of young General Gaani. They had serious fight once in which General Cabdiraxman Jiis forced Gaani to be transferred from his base in a disciplinary action. From 1981 to 1991, he was a military ambassador based in U.S. He was also a consultant to General Mohamed Siyad Barre in military training and affairs. He is strong man and is said to have educated himself to a Master level and knows more war and strategic defense tactics than any General in Somalia. Moreover, he knows more than 4 languages fluently including French, English and Arabic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 7, 2004 Makhir thanks bro, Casharo is a legend and no doubt will get something when the reshuffle happens. Gen Abdirahman Mahamud Ali, seems to be the only minister qualified for his post. Quote Share this post Link to post Share on other sites