Sign in to follow this  
Abtigiis

ONLF obliterates Woyanne garissons once again

Recommended Posts

Abtigiis   

Ciidamada ONLF oo weeraray 12 saldhig

Thursday, 10 December 2009 13:00

 

 

War deg deg ah oo naga soo gaadhay Jiida hore ee dagaalka ayaa sheegaya in habeenimadii bisha Dec 9, 2009 ay Ciidamada ONLF fuliyeen hawlgal dagaal oo qorsheysan. Hawlgkan ayey ciidamada ONLF ku weerareen 12 saldhig oo ay Ciidamada Wayaanuhu fadhiyeen.

 

Hawlkan oo lagu magacadarey Mahiigaan ayey ciidamada ONLF ka fuliyeen saldhigayada Wayaanaha ee ay ka midkayihiin Wardheer, Qabridahar, Dhagacbuur, Gunagado, Dhagamadow, Dudun Gebiga Faareysa oo ka mid ah Gobolka Shabeele, Iimeyda Bari, Dhuxun, Xamaro, Fiiq, Bambaas iyo Anane oo ka mid ah Gobolka Jigjiga.

 

Waxay wararka hordhaca ah sheegayaan in Ciidamada Wayaanaha dhibaato weyn oo faahfaahintiisa gadaal laga soo sheegi doono lagu gaadhsiiyey hawlgalkan Mahiigaan.

 

Hawlgankan ayaa ku soo beegmey bil kadib, hawlkgalkii ay Ciidamada ONLF ku magacaabeen Eebo cadow oo ay ku wareeraan 10 saldhig oo ay Wayaanuhu fadhiyeen, iyaga oo halkaas ku diley 985 askari, saad iyo saanad badana furtey.

 

 

http://www.******.com/wararka/******/550-ciidamada-onlf-oo-weeraray-12-saldhig

Share this post


Link to post
Share on other sites

Great news to hear the victory of the ONLF against the enemy.

 

A&T is this true or just another military sort of propaganda, did they really kill 985 soldiers? The loss of almost thousand soldiers is not easy, too fishy?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Indeed very good developments.

 

Ethiopia was belted at the U.N HR confrence in Geneva. surprisingly the OYL and OWRA were invited to the confrence while other Ethiopia groups were barred or not allowed, the international community seems to be paying specific attention to the Ogadien crisis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Dadweynaha Ogaaadeeniya (gaar ahaan kuwa gudaha jooga), CJWXO, iyo Hogaaminta JWXO wey mahadsan yihiin.

 

  • Dadweynahu waxuu u dhabar-adeygay oo uusan u liicin waxwalba oo dowlada Xabashida iyo eyda u shaqeysaba ay kula kacday sida xadhiga, dilka, cuna-qabateynta dhaqaale, iwm.. Waxey kaloo ku mahadsan yihiin daryeelka dadka la dhibaateeyay iyo weliba taageerida mintidka ah ay lasoo taagnaayeen.

  • CJWXO waxuu ku mahadsan yahay sida mudada gaaban uu u quusiyay qabkii ciidanka TPLF gaar ahaan xilli Itoobiya inteeda kale aynan ku dhici karin.

  • Hogaamintu waxey ku mahadsantahay wadada toosan ay halganka u horseedeen, horumarinta halganka xilli taageeradii shisheeye gudhay. Hogaamintu waxey ku mahadsantahay hirgalinta hal-ku-dhiga JWXO ee ah Mintid, Midnimo, iyo Isku-tashi oo ah kuwa halganka meeshuu maanta joogo soo gaadhsiiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this