Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: President Yusuf is not visiting Saudi Arabia any time soon

Recommended Posts

cabdulahiyusuf1.jpg

C/risaaq Aadan Xasan Agaasimaha Madaxtooyada Somaliya oo beeniyey in Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yusuf uu u Socdaalayo Dalka Sacuudiga.

 

C/risaaq Aadan Xasan oo ah afhayeen u hadlay madaxtooyada ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in Madaxweyne Yuusuf uu u socdaalayo dalka Sacuudiga oo uu ku sugan yahay Ra’iisul wasaaraha Prof. Cali Maxamed Geeddi

 

C/risaaq Aadan Xasan oo ah afhayeen u hadlay madaxtooyada ayaa sheeagay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in Madaxweyne Yuusuf uu u socdaalayo dalka Sacuudiga oo uu ku sugan yahay Ra’iisul wasaaraha Prof. Cali Maxamed Geeddi

 

"Waa jirtaa in warbaahinta inteeda badan ay faafisay in Madaxweyne Yuusuf iyo Sheekh Aadan Madoobe ay ku sii jeedaan dalka Saudi Arabia, balse waxaan caddeynayaa in Madaxweyne Yuusuf aysan jirin socdaal uu hadda ugu kicitimayo dalka Saudi Arabia” ayuu yiri Afhayeenka u hadlay Madaxweynaha Somalia Afhayeenku, wuxuu intaasi ku daray in Madaxweyne Yuusuf uusan wax casuumaad ah ka helin Madaxda Boqortooyada Saudi Arebia.

 

Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

I think Saudi Arabia's invitation will not lead to a healthy mediation between the two leaders. It is best that this debate of allegations on the PM be left to the lawmakers who can decide this case through a no confidence vote.

 

Saudi's involvement will only exacerbate the Somalia's situation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Cammir, I dont think they even wanted to get involbed. The media sites who are now all pro Geedi for clan reasons seemed to be shocked by the news he went without any announbcement for the second time to Addis.

 

Their moves of making a political party also highlights that they seem to be in trouble.

 

You are right, it all should and looks like it will be decided in Baidoa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

I don't think the Saudi mediation notion does exist, it only spread on the news wire, Geedi is still in Adis and on his way to Baidoa for the final short down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Villa Somaliya oo laga beeniyay in M/weyne C/Yusuf u safrayo Sacudiga

Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 25-Oktober-2007

 

Aqalka madaxtooyada dowlada KMG ah ayaa si kulul looga beeniyay in madaxweynaha uu ku wajahan yahay dalka Sacuudi Carabiya ka dib markii warakaasi ay soo baxeen .

 

La Taliyaha madaxweynaha dhanka arimaha jaan goynta siyaasada iy arimaha dibada C/rasaq Aadan Xaasan ayaa sheegay in maadxweynaha iminka u qorsheyneyn safar uu ku gaaro Sacuudiga .

 

Isaga oo u waramayay Idaacada Horn Afrik ee Muqdish ayuu sheegay sarkaalkaasi in aysan jirin wax caasuumaad ah oo uu madaxweyne Yuusuf ka helay dalka Sacuudiga.

 

Waxa uu C/rasaaq Aadan dhanka kale beeniyay in uu jiro qilaaf la xalinayo oo madxweynaha kala aloosan dhanka Geedi balse waxa ay isku hayaan ay tahay qodobo dastuurka ah .

 

"Ma jiran wax qilaaf ah , haddii sharci ahaan jiritaanka xukuumada dhamaatay ma fiicna in Geedi uu u qaato in uu jiro qilaaf , sharci uun baa la isku hayaa ", ayuu yiri la taliyaahni .

 

Beenintaani ayaa soo baxday ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in madxweynaha ku wajahan yahay Sacuudiga si halkaasi loogu qabto kulan lagu dhexdhaxaadinayo isaga iyo Geedi.

 

Maryama Xuseen Axmed

seymuun@hotmail.com

Xafiiska Calanka Ee Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this