Sign in to follow this  
Sharif_seylaci

BREAKING NEWS RIOTS IN LASCANOOD

Recommended Posts

CIIDAMO KA TIRSAN MAAMULKA PUNTLAND OO LAGA QAADAY JIIDA HORE

 

 

waxaa galabta laga qaday ciidan gaadhaya shanboqol oo askari jiida abeesalay, ciidankan ayaa laoo wadaa magaalada gaal kacayo yadoo lagu badalayo ciidan fadhiya magaalada gaalkacayo oo loo wada xarunta dawlada taagta daran ee imbagaati,hadaba markay kabaxayeen ciidan kani magaalada laasacaanood, ayay dad ku ku sagootiyeen cay iyo dhagax tuur.

waxaana kamid ahaa halku dhigyadii dad ku lahaa dooni mayno gaajo land , doonimayno puntland, doonimayno dhiigmiirato, iyo erayo kaloo badan iyo hadhacdo puntland iwm.

taas oo ka tur jumaysa in shacab ka reer sool rabin maamulka puntland, hadaba dad la soo xidhiidhay shabakada wararka ee sooyaal ayaa noo sheegay inay ku farax sanyihiin kabixitaanka ay kabxeen ciidanka puntland magaalada, waxaana kamid ahaa dakaa cuqaasha , dhalin yarada iyo arday.

waxayna ugu baaqeen in maamulka puntland uu isaga baxo g/sool.

dhinaca kalena waxaa galabta is ka horimaad rabshado wataa ku dhexmaray dhaliyaro iyo ciidanka bilaysaka ee maamulka tamarta yar ee puntland waxa uuna is ka horimaad kaasi kadhacay xaafada jaamalaaye ee magaalada laasacaanood,halkaa oo ay dhalinyaradu ku gubeen calanka maamulka puntland oo ay meelkasta ka taageen calanka sharafta badan ee j/somaliland.

dhalin yaradan oo lasoo xidhiidhay xafiiska sooyaal ee laasacaanood ayaa sheegay inay sii wadi doonaan halgan kooda ilaa iyo inta ay ka baxayaan malayshiyada taagta daran ee puntland g/sool,waxaana saaka lagu qoray meherad kasta oo ku taala magaalada laasacaanood qoraala kadhan ah maamulka puntland qoraaladaas o ay kamid ahaayeen cade hadhaco jareer ku hadhaco iyo puntland ha dhacdo.

waxaana baryahan danbe soo badanayey dadka diidan maamulka puntland ee ku sugan g/sool.

wariye axmed maxamed yuusuf.

laasacaanod sooyaal.

 

Date: 2006-09-27

Readed 219 Times

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this