General Duke Posted May 9, 2007 Muqdisho:Ciidamada Dawlada Soomaaliya oo hub qabtay. 9. maj 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Wararka imaanaya Magaalada Muqdisho ee caasumada wadanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in halka lugu magacaabo khabuuraha Barakaat lugu qabtay hub fara badan,ayadoo hubkaan lasheegay in uu ahaa mid la doonayay in banaanka Magaalada looga saaro,balse ciidamada Dawlada Soomaaliya ku guuleysteen in gacanta lugu dhigo. Waxaa lugu soo waramayaa in goobta hubka lugu qabtay ay gaareen masuuliyiin ka socota dawlada Soomaaliya iyo dawlada Itoobiya waxaana ka mid ah masuuliyiintaasi sida wararku sheegayaan taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed Gen.Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) taliyaha ciidamada dawlada itoobiya ee ka jooga soomaaliya Gen.Gabre iyo Saraakiil ka socda nabad ilaaliyaasha africa. Hubkaan gacanta lugu dhigay ilaa hada majiraan cid ka tirsan dawlada soomaaliya oo ka hadashay,hubkaan lama sheegin cida sida rasmigaa uleh inkastoo warar soo baxaya ay sheegayaan in ay lahaayeen kooxihii dawlada kula dagaalamay Magaalada muqdisho ee caasumada wadanka Soomaaliya. Qabadashada hubkaan ayaa waxa ay ku soo aaday,ayadoo Afar labaatankii saac ee la soo dhaafay Magaalada muqdisho laga fuliyay hawlgalo amaanka wax looga qabanayo,gaar ahaan kuwo ganacsatada looga doonayay in ay gacanta dawlada ku soo wareejiyaan hubka ay ku heystaan gudaha Caasumada. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2007 Ethiopian-ka,DFS iyo Midowga Africa oo qaybtay hub Muqdisho laga saari lahaa (Waayaha.net)Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopia-ka, kuwa dawlada iyo Midowga Africa ayaa hub ku qabtay meelo dhawr ah oo ku yaal magaalada Muqdisho hubkaas oo la doonayey in dibada laga saaro magaalada Muqdisho. Madaxda Midowga Afrika, Ethiopian-ka iyo kuwa Soomaalida oo booqday goobaha hubkaasi lagu qabtay ayaa sheegay in hubkaani uu qayb ka yahay hubkii ay ku dagaallamayeen waxay ku tilmaameen haraadigii midowgii maxaakiimta islaamiga. Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdi Xassan Cawaale Qaybdiid inuu booqday goobaha hubkaasi lagu qabtay oo ay ka mid tahay halka lagu magacaabo Qabuuraha Barkaad. Hubkaan la qabtay ayaa qayb ka ah hub rururin xoog leh oo ka socota magaalada Muqdisho taasi oo lagu sugayo ammaanka magaalad Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya. Xarunta wararka Waayaha.net editor@waayaha.net waayahanet@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2007 [Ciidamo isagu jira kuwa dowladda itoobiyaanka iyo kuwa Amisom oo Maanta gacanta ku dhigay hub yiilay qeybo ka mid ah xaafadaha Magaalada Muqdisho.Wed-09-May-2007 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2007 Ciidamada Dawlada Soomaaliya oo hub qabtay Wararka imaanaya Magaalada Muqdisho ee caasumada wadanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in halka lugu magacaabo khabuuraha Barakaat lugu qabtay hub fara badan,ayadoo hubkaan lasheegay in uu ahaa mid la doonayay in banaanka Magaalada looga saaro,balse ciidamada Dawlada Soomaaliya ku guuleysteen in gacanta lugu dhigo. Waxaa lugu soo waramayaa in goobta hubka lugu qabtay ay gaareen masuuliyiin ka socota dawlada Soomaaliya iyo dawlada Itoobiya waxaana ka mid ah masuuliyiintaasi sida wararku sheegayaan taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed Gen.Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) taliyaha ciidamada dawlada itoobiya ee ka jooga soomaaliya Gen.Gabre iyo Saraakiil ka socda nabad ilaaliyaasha africa. Hubkaan gacanta lugu dhigay ilaa hada majiraan cid ka tirsan dawlada soomaaliya oo ka hadashay,hubkaan lama sheegin cida sida rasmigaa uleh inkastoo warar soo baxaya ay sheegayaan in ay lahaayeen kooxihii dawlada kula dagaalamay Magaalada muqdisho ee caasumada wadanka Soomaaliya. Hubkaan ayaa isugu jirey miinada lagu qarxiyo taankiyadda oo gaaraya ilaa 106 xabo, Bamgacmeedka loo yaqaano f1 ka oo gaareysa 460 xabo iyo Baasuukayaal gaaraya 48 sabo oo ay wehliyaan rasaastooda. Qabadashada hubkaan ayaa waxa ay ku soo aaday,ayadoo Afar labaatankii saac ee la soo dhaafay Magaalada muqdisho laga fuliyay hawlgalo amaanka wax looga qabanayo,gaar ahaan kuwo ganacsatada looga doonayay in ay gacanta dawlada ku soo wareejiyaan hubka ay ku heystaan gudaha Caasumada. Last Updated ( Wednesday, 09 May 2007 ) Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2007 Paddy Ankunda “Guri ku yaala degaanka Gubta ayaan hub ka soo qabanay maanta, waxaana isticmaali jira Wednesday, 09 May 2007 Ciidamada midowga Afrika iyo kuwa Itoobiyaanka oo ay wehliyaan kuwa Soomaalida ah ayaa maanta howlgal ay ka sameeyeen xaafada Gubta ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho waxa ay ku soo qabteen hub fara badan kuwaasoo ku jiray goob guri wax lagu barto ah. Afhayeenka ciidamada midowga Afrika Captan Paddy Ankunda oo ka hadlay howlgalkan ayaa sheegay inay gacan ku soo dhigeen hub isugu jiray Miinooyin, Bambooyin iyo madaafiicda garbaha laga gamo ee lagula dagaalamo Taangiyada, kuwaasoo uu sheegay inay iscicmaali jireen kooxihii ka horjeeday dowladda KMG Soomaaliya. “Hubaan waxaan ka soo qabanay Galbeedka degaanka Gubta, oo Iskuul ahaan loo isticmaalayay, waxaana hubkaasi naloo xaqiijiyay inay isticmaali jireen kooxihii kacdoonka ka waday Muqdisho ee ka horjeeday dowladda” ayuu yiri Ankunda oo xusay in dadka degaankaasi ay si hoose noogu soo sheegeen in gurigaasi ay yaalaan hub. Ankunda ayaa waxa uu tirakoob ka bixiyay hubka ay maanta ka soo qaqbteen gurigaasi, oo kala ahaa, Miinooyinka loo yaqaano Anti-taangi oo dhan 106 xabo, 48 Baazuuke, 460 Bambooyinka gacanta laga tuuro. Ankunda ayaa sidoo kale tibaaxay inay hubkan burburin doonaan, kadib shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho markii ay gacanta ku soo dhigeen hubkaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2007 Ankunda ayaa waxa uu tirakoob ka bixiyay hubka ay maanta ka soo qaqbteen gurigaasi, oo kala ahaa, Miinooyinka loo yaqaano Anti-taangi oo dhan 106 xabo, 48 Baazuuke, 460 Bambooyinka gacanta laga tuuro Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2007 Ankunda ayaa waxa uu tirakoob ka bixiyay hubka ay maanta ka soo qaqbteen gurigaasi, oo kala ahaa, Miinooyinka loo yaqaano Anti-taangi oo dhan 106 xabo, 48 Baazuuke, 460 Bambooyinka gacanta laga tuuro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted May 9, 2007 Things are exponentially returning back to normalcy and order again. Thanks for sharing these news Duke. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2007 Pleasure is all mine bro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2007 Ciidamada Dowladda+Nabad-Ilaalinta AMISOM oo Maanta Hubkii Ugu Badnaa Gacanta Kusoo Dhigay Ka Dib Guri Lagu Xabaalay Oo ay Heleen. Posted to the Web May 09, 10:36 MOGADISHU: Ciidamada Dowladda KMG ee Soomaalliya oo ay weheliyaan Kuwa Nabad-ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM, ayaa hawlgal ay maanta ka sameeyeen Deegaanka Gubta ee Magaalada Muqdisho ku guulaystay in ay gacanta kusoo dhigaan Hubkii ugu badnaa ee ay helaan. Hubka gacanta lagu soo dhigay oo ahaa mid lagu Xabaalay guri ku yaala Xaafadda Mahad-Alle ayaa waxa uu isugu jiray 460-Bam noocyada F1-ta loo yaqaano, 106-Miino Anti Tangi ah iyo 48- qori oo Baasuuke ah rasaastoodana wata. Afhayeenka AMISOM Cap. Paddy Akunda Taliyaha Ciidamada Booliska Gen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid), iyo saraakiil Ethiopian-ah ayaa hadalo ka jeediyey goobta hubka laga helay. "Ciddii Gurigeeda Hub lagu arko oo ku qarsata waa lagala wareegayaa Guriga, tallaabo sharciga waafaqsann ayaana laga qaadayaa" sidaana waxaa yiri Gen. Qeybdiid . Gen. Qeybdiid ayaa ku booriyay shacabka reer Muqdisho in ay la shaqeeyaan dowladda KMG ah sidii ay gacanta ugu dhigi la heyd hubka yaala Magaalada si loo soo sugo amaanka Caasimadda. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline.com Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 9, 2007 ^Nice development, atlast the city is getting cleared up, one of the worst neglected cities in the world .... takes much time and energy to restore the old days of Mogadishu... I can't believe that much weaponry found in just one house... Acuudu Billaah, Waa ciidan dhan hubkiis you can take a city like Mosul with that number guns, bombs and RPGs... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2007 ^^^Not to mention the gun market, it took loads of trucks to haul out all that weaponry. The mines are the biggest problem for the security forces. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted May 10, 2007 Where did all these newly packed weapons come from? Eritea? Quote Share this post Link to post Share on other sites