Paragon Posted November 17, 2006 Baaq Ay Soo Saareen Garaad-da Culimada Iyo Waxgaradka Sool Sanaag Cayn (Laascaanoood}17.11-06 BAAQ KU SAABSAN KU DHAQANKA SHAREECADA ISLAAMKA::::::::::::::::Annagoo kala ah Isimada, Cuqaasha, Culimada, Aqoon yahannada,& Ganacsatada gobolka Sool ee ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin ka dib markii aanu aragnay xaaladda guud ee soomaaliya, isbedelada soo cusboonaaday iyo saamaynta ay ku yeelan karaan nabadgelyada shacabkayaga waxaanu garanay qodobbadan:..................................... 1 In la dhaqan-geliyo Baaqii 20kii June 2006 ay isimada, cuqaasha & waxgaradka [sool, Sanaag Cayn] ka soo saareen Hotel Xamdi kaas oo ku saabsanaa in beelaha [sool, Sanaag Cayn] ay si dhab ah ugu dhaqmaan shareecada Islaamka. 2 Waxaannu maamulka iyo shacabka reer Puntland ugu baaqaynaa in ay xeer iyo xukun ka dhigtaan kitaabka alle, kaas oo ah waxa keliya ee ay ku badbaadi karaan adduun iyo aakhiroba. 1. Garaad Abshir Saalax Max’ed 2. Garaad C/Salaan Xasan Max’ed 3. Garaad Max’ud Cismaan Warsame 4. Ugaas Faarax Max’ud Cali 5. Amir Jaamac Max’ed Mire Af-Hayeen 6. Caaqil X.Mahad X.Yuusuf 7. Caaqil Cabdi Cawke Nuur 8. Caaqil C/laahi Caynab Faarax 9. Caaqil Yuusuf Sulub Garbiye 10. Caaqil Faarax Muuse Dhiil 11. Caaqil C/Risaaq Cali X.Aadan 12. Caaqil Hurre Caalin X. Qaalib 13. Caaqil C/Naasir Iidle Max’ed 14. Caaqil Faarax Sulub Jaamac 15. Caaqil Salaad Xuseen axmed 16. Caaqil C/Rashiid Cali Shire 17. Caaqil Cali Baxnaan cali 18. Caaqil Xuseen Aadan Cadde 19. Caaqil Aadan Max’ed Ibraahin 20. Caaqil C/Risaaq Aadan Madar 21. Caaqil Cabdi Axmed SHire 22. Sh.Yuusuf Haybe Ibraahin 23. Sh.Cali Macallin Xasan 24. Sh.C/Naasir X. Axmed X.Yuusuf 25. Sh.C/Waaxid Xaashi Xasan 26. Sh.Max’ud Max’ed max’ud 27. Sh.Axmed Max’ed Max’ud 28. Sh.Aadan Cabdi Xuseen 29. Sh.Aadan Cilmi Siciid 30. Sh.Bashiir X.Axmed 31. Aadan Axmed Xasan 32. Aadan Yuusuf Aadan 33. Aw Faarax Xuseen Aw Xirsi 34. Axmed C/Laahi siciid 35. Axmed Cali Cilmi 36. Axmed Cali Jeer 37. Axmed Cali Max'ud 38. Axmed Faarax Caalin 39. Axmed Ibraahin Fayax 40. Axmed Jaamac Yuusuf 41. Axmed Max’ed Askar 42. Axmed Max’ed axmed (Dubeys) 43. Axmed Max’ed Ciise yool 44. Axmed Saakin Cabdi Xuseen 45. Axmed Siciid Cilmi 46. Axmed Yuusuf Aadan 47. C/Casiis Axmed Cismaan 48. C/Casiis Sh.C/laahi Xaashi 49. C/Fataax Salaad Max’ed 50. C/Kariim Aadan Dhuux 51. C/laahi Bile Dhuxul 52. C/Laahi Cali cilmi 53. C/Laahi max’ed Shire 54. C/laahi Max’ud Cali 55. C/llaahi Faarax Ibraahim 56. C/llaahi Max’ed Buraale 57. C/llaahi Sh.Ismaaciil Cumar 58. C/lle X.Warsame 59. C/Naasir Cali Ismaaciil 60. C/Naasir Cawil Max’ud 61. C/Naasir Haybe Max’ud 62. C/Qaadir Abshir X.Diiriye 63. C/Qaadir Axmed Xirsi 64. C/Qaadir Cabdi Cali 65. C/Qaadir Ciise Shaacuur 66. C/Qaadir Faarax Max’ud 67. C/Qaadir Max’ed Nuur 68. C/Qaadir Warsame Ileeye 69. C/Qani Caalin Max’ud 70. C/Qani Cali Dhuux 71. C/Qani Jaamac Ismaaciil 72. C/Rashiid Abshir Ibraahin 73. C/Rashiid Cali Khaliif 74. C/Rashiid Cali X. Aadan 75. C/Rashiid Hurre Dhigil 76. C/Rashiid Ibraahin Muuse 77. C/Rashiid Jaamac Warsame 78. C/Rashiid Max’ed Ciise 79. C/Rashiid X.Axmed 80. C/Raxmaan Aw Axmed Indho-Gudhan 81. C/Raxmaan Axmed Cali 82. C/Raxmaan Aadan Max’ed 83. C/Raxmaan Baaruud X.Xuseen 84. C/Raxmaan Cumar Aadan 85. C/Raxmaan Max’ed Jaamac 86. C/Raxmaan Muuse Jaamac 87. C/Raxman Abtiile 88. C/Risaaq Axmed Cali 89. C/Risaaq Axmed Warsame 90. C/Risaaq Cali Xuseen 91. C/Risaaq Max’ed Shire 92. C/Risaaq Shire Ismaaciil 93. C/Risaaq Xuseen Warsame 94. C/Semed Haybe Max’ud 95. C/Weli Cumar Cismaan 96. C/Xaafid Cabdi Max’ed 97. C/Xakiin Axmed Cali 98. C/Xakiin Cumar C/laahi 99. Cabdi Cismaan Faarax 100. Cabdi geelle Cismaan 101. Cabdi Xasan Cali Afey 102. Cabdul Max’ed Cali 103. Cali Aadan Dalmar 104. Cali Aadan Nuur 105. Cali Max'ed X.Xuseen 106. Cali Bidde 107. Cali Daahir Max’ed 108. Cali Max’ed Axmed 109. Cali Salaad Diiriye 110. Cali Saleebaan aw Max’ud 111. Cali Aadan Warsame 112. Cali Xasan Max’ud 113. Cali Xirsi Jaamac 114. Cawil Xuseen Max’ud 115. Cawl Aadan Gaasaar 116. Ciise Ibraahin Muuse 117. Ciise Max’ud Aar 118. Cismaan Aw Cabdi Aw Nuur 119. Cismaan Axmed Jaamac 120. Cismaan C/Raxmaan Cilmi 121. Cismaan C/Raxmaan Cilmi 122. Cismaan Max’ed Kaarshe 123. Dr.Axmed Max’ed Cartan 124. Dr.C/Rashiid Jaamac Biixi 125. Dr.Da’ud Max’ed Cumar 126. Hurre Muuse Cali Guure 127. Ibraahin Ismaaciil Ducaale 128. Ibraahin Jaamac Muuse 129. Ilyaas Max’ud C/Raxmaan 130. Injineer Max’ed Axmed Ismaaciil 131. Ismaaciil Cawed Jaamac 132. Ismaaciil yuusuf Cumar 133. Jaabir Aw Muuse Ciise 134. Jaamac Baashe Xasan 135. Jaamac Dheeg Cartan 136. Jaamac Faarax Max’ed 137. Jaamac Max’ed Ciise 138. Jaamac Max’ed Ciise 139. Jaamac Saleebaan X.Yuusuf 140. Jaamac xuseen Warsame 141. Kamaalu diin Cabdi Axmed 142. Khaliif C/lle Nuur 143. Max’ed Aadan Nuur 144. Max’ed Aadan X. Ibraahin 145. Max’ed Abyan Jaamac 146. Max’ed Askar Axmed 147. Max’ed Axmed Aadan 148. Max’ed Axmed (Sanqadhweyn) 149. Max’ed Axmed Xuseen(ingeydh) 150. Max’ed C/laahi aw xasan 151. Max’ed C/Laahi Yuusuf 152. Max’ed C/Raxmaan Cali 153. Max’ed Cabdi Cali Aw Max’ed 154. Max’ed Cartan Cumar 155. Max’ed Cawed Jaamac 156. Max’ed Ducaale Gaadh 157. Max’ed Ducaale Seed 158. Max’ed Ibraahin Axmed 159. Max’ed Jaamac Abuukar 160. Max’ed Jaamac . 161. Max’ed Max’ud Axmed 162. Max’ed Max’ud Faarax(Indho-Buur) 163. Max’ed Max’ud Max’ed 164. Max’ed Max’ud Yuusuf 165. Max’ed Warsame Muuse 166. Max’ed Xaamud 167. Max’ed Xasan (Indho-Buur) 168. Max’ed xasan Max’ud 169. Max’ed xirsi 170. Max’ed Xuseen Ibraahin 171. Max’ud Aw Yuusuf 172. Max’ud Axmed Aw Cali 173. Max’ud Axmed Cali(macow) 174. Max’ud Baaruud X.Xuseen 175. Max'ud Cabdi Cali 176. Max’ud Jaamac X.Ciise 177. Max’ud Salaad Warsame 178. Max’ud Siciid Mire 179. Max’ud xuseen Qudhac 180. Max’ud Yuusuf Kudayare 181. Mukhtaar Max’ed X.Xuseen 182. Mustafe Aadan Xirsi 183. Muuse Ismaaciil Faarax 184. Muuse Jaamac Dhigane 185. Muuse Yuusuf Warsame 186. Pr.C/Naasir Max’ed Barre 187. Pr.C/Salaan Max’ed X.Xuseen 188. Qamandi Saleebaan Cali 189. Saxardiid Bile Cawed 190. Sh.Waaxid Xaashi 191. Shaqale Ibraahin Nuur 192. Shaqalle C/Laahi Qoti 193. Shucayb Max’ud Cabdi 194. Siciid Axmed Cadar 195. Siciid Cabdi Xasan 196. Siciid Cali Daad 197. Siciid Cali Xuseen 198. Siciid Max’ed Xirsi 199. Sidiiq Max’ed faarax 200. Vet.Keyse C/Raxman X. Ibraahim 201. Vet.Max’ud Cabdi Ibraahin 202. X. Cali Xirsi Mire 203. X.Axmed C/Raxmaan Cali 204. X.Axmed X.Ducaale 205. X.Cabdi Max’ud 206. Xasan Burgal Xule 207. Xasan Cawed Sugulle 208. Xasan Faarax Jaamac 209. Xasan Ibraahin X.Ducaale 210. Xasan Jaamac Faarax 211. Xasan Jaamac Yuusuf 212. Xasan Max’ed C/Laahi 213. Xasan Max’ud Ismaaciil 214. Xasan Muuse cawil 215. Xasan Warsame Ileeye 216. Xasan Xirsi Max’ud 217. Xuseen Cabdi Cali Aw Nuur 218. Xuseen Cumar Siciid 219. Yaasiin Cali Faarax 220. Yaasiin Max’ed Shire 221. Yuusuf Ismaaciil Ducaale 222. Yuusuf Muuse Max’ed 223. Yuusuf X.Jaamac Calas 224. Yuusuf X.Max’ed X.Yuusuf Widhwidh Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 17, 2006 PS: I replaced the name of the clan to beelaha Sool, Sanaag Cayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites