Abtigiis Posted June 2, 2008 In early 1970s, Doobyaaye- a 'mentally retarded' man who lived in the small town of Aware, in Degahbour zone, summed up the behaviour of the Xabashi's. Back then, my father tells me, no one took him seriously and people saw his admonisions as the baloney of a crazy man. This was his Dhaanto. Itoobiya waa wax loo bogayoo Ninkii u dadaala way dili Yusuf Dabageed of Hirran, the notorious warlord, has this to say after nearly four decades! Dabo-geed: “waxaa wax lala yaabo leh in Itoobiyaanka inta ciideyda iigu yimaadaan ay iigu hanjabaan in aan isaga baxo “waxaa wax lala yaabo leh in Itoobiyaanka inta ciideyda iigu yimaadaan ay iigu hanjabaan in aan isaga baxo” sidaasi waxaa yiri Yuusuf Axmed Hagar (Dabo-geed), gudoomiyihii gobolka Hiiraan. ‘Nafta Ilaah ayaa haya, aniga nin diin leh ayaan ahayn, waana ogahay inhal mar aan dhimanayo, laakiin haddii leys leeyahay ha loo caga jugleeyo, hana ka baxo gobolkaasi, taasi ma dhaceyso” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. “Hubkeyga iyo baabuurteyda oo aan aniga xoolaheyga kala baxay, qaarna ay beesheyda leedahay ayaa si xaq darro ah markii hore leygala wareegay, Hadana afartii qori ee la igu waardiyeynayay ayaa la iga qaatay, markaas ayaa hankabaad la iila yimid” ayuu mar kale yiri Dabo Geed. Wuxuu sheegay in taliyaha ciidamada Itoobiyaanka ee jooga Jante Kuundishe uu amar ku siiyay in uu ka guuro goobtii uu degenaa, haddii uu doonayana uu ku biro kooxaha dowlada ka horjeeda. Wuxuu sheegay Dabo-Geed in uu iminka ku sugan yahay gudaha Baladweyne oo uu sheegay in uusan marnaba ka baxayn. http://www.kilil5.com/kulamo_ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 2, 2008 Xaguu u bixi hee ,,, xagaana Al-Shabaab baa kaga horeeya halkana xabashi baa ugu hanjabaya. Someone tell him to committ a suicide ,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted June 2, 2008 They might even arrest him and send him to Adiss Ababa! A fitting home for his ilk! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 2, 2008 send him to addis ?? ,, i don't think so, that would be an honour. I think Godey would fit him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted June 2, 2008 And the rest of Ethos stooges will follow the same route, one day they will tell the Yeey himself to hit the high road. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 2, 2008 lol@ ninkii udadaala way dili. This is not the first time spent warlords were humilated and it wont be the last.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 2, 2008 But i wonder kuwaas inta la xidho hadana la soo daayo they still continue doing the samething ?? ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted June 2, 2008 ^They did that already by putting Yeey in a jail when they finished with him in late 80s. Dabo-Geed's a**s on fire! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 2, 2008 Exactly ,,, they put him in a jail for about 6 years and still the same. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 2, 2008 taliyaha ciidamada Itoobiyaanka ee jooga Jante Kuundishe , is that new Somali town? mise cento quindicie ay ka wadaan. Uff Somali iyo broken Italian isku nacay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted June 2, 2008 ^Its small mountain town near Baladwayne, it existed way before the civil war. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 2, 2008 ^ Kaasa Balbalaare isaga miyaa taqaan! Waa Casa populare soo ma aha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 2, 2008 haa, asaga waaye! ma qof magaciis baa, horta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 2, 2008 the man could not do his job and was chased out of beledwein by those rag tag religious mooryan of hiiraan way too many times. I don't care who tells him to go but someone should. BTW, why is your aviator so violent JB? Quote Share this post Link to post Share on other sites