Jacaylbaro Posted November 5, 2010 Wasiirkii Hore ee Duulista Hawada Mudane Warancade Oo Madaxweyaha DJibouti Ugu Deeqay Libaax Afar jir ah Hargeysa (HWN)- Wasiirkii hore ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee xukuumadii hore Somaliland Md. Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu libaax afar jir ah ugu deeqay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, oo uu sheegay inuu Weftigii madaxweyne Siilaanyo u soo dhaweeyay si heer qaran ah. Md. Warancadde, oo galabta Beertiisa Xayawaanka ee magaalada Hargeysa oo ay ku jiraan 7 Libaax ku qabtay shir jaraa’id ayaa Madaxweynaha Jabuuti iyo xukuumaddiisa ku aammanay sidii ay u soo dhaweeyeen madaxweynaha Somaliland oo socdaal shaqo ku jooga dalka Jabuuti oo uu marti qaad rasmi ah ka helay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 5, 2010 waa liibaaxyadi ina warancade ,, very nice he was my fav udub Minister Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 5, 2010 If Ina warancade's lion( four years old) was given to Gelle as unique gift, then a free port is waiting for Melle... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 5, 2010 haye ,,, Taana Melle.... ma soo gelisay ? ... Waan ogaa inaanuu Zack fadhiisanayn ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 5, 2010 Melez dad badan bu maskaxda ka qabsaday markaso kale walo khafiifaya Godana la xasuusiya Amiirka. Si u Melez u yara ilaawo.Wa inan heesti marxab marxab yaa Abu subeyr aan yara sara Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 5, 2010 ^ That was just an open goal. I see many more as it comes. Intaas waanba is celinyaa.. For now, think about what would be an appropriate gift for the Amirka too? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 5, 2010 Adeer anagu dee santaclaus ma niihin , waan ogahay somaliland adigu waxad u taqana dawladaha deeq biixiyasha oo kale. oo uun wax biixiya. laakin qaabkanu wax u biixno so baro Adigu cajalada Emirka dhegeyso sii aad Melez aad u yara ilawdiid., hada maskaxada waxa ka guuxaysa dantada melez diidnay diidnay dawladnimo diidnay diidnay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 5, 2010 ^War miyaan muranaa kolka... Ilaahay balankii. Amiirka iyo Melezba waa laba jabhad. Silanyona ku dar. Midka hore dharka dumarka kama dhexbaxo. Kan labaad isna yuhuuda ayaa meesha ku haysa. Maxaa soo hadhay? ,,, Siilanyo dheh... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 6, 2010 Kan Zack magacyo badanaa horta Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 6, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Kan Zack magacyo badanaa horta Are you nuts? I barely use one ninyahow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 6, 2010 I thought only cowke had many another name. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted November 6, 2010 ^^cowke ninkale ayaa hada kamagacyo badan anigun hada kahor baan mid iri waad magacyo badan tahay markaaso ..ina'adeerki igu dacweeyay...waraaq balaaran ayaa luuqa laiso dhigay oo warning ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 6, 2010 ^ I might have many another style. But never another name. Back to the topic.... I wonder what would be the budget of the lions that have been given to Geelle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 6, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Melez dad badan bu maskaxda ka qabsaday markaso True say. This Woyaane midget seems to have caused deep mental scars to some folks in here. Not a single day goes by without his name being mentioned. Poor souls. Quote Share this post Link to post Share on other sites