Sign in to follow this  
Juje

Maxaa Qaburaha Laga Rabaa?

Recommended Posts

Juje   

Howlgal lagu burburinayo qabuurayaasha la siyaarto oo ka socda maalintii labaad magaalada Kismaayo

Waxaa maalintii labaad galay howlgal lagu burburinayo mowlacyo laga dhisay qabuurayaal ay ku aasan yihiin mashaa’iq caan ah oo sanad walba la siyaarto ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose.

Howlgalkan oo loogu magac daray la dagaalanka shirkiga ayaa waxaa wada ciidamo ka amar qaata maamulka Islaamiga ah ee magaalada Muqdisho, iyadoo shalay ilaa maanta lagu burburiyey illaa afar qabuuro oo ku yaala magaaladaasi, kuwaasoo dadka taabacsan dariiqada Suufiyadu ay siyaaro u aadi jireen, waxaana kuwa maanta la burburiyey ka mid ah qabriga Sheekha caanka ah ee lagu magacaabo Xaaji makaahiil.

Afhayeenka maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ujeedada loo burburinayo qabuuraha ay tahay mid la doonayo in lagu suuliyo shirkiga wuxuuna sheegay qabuurahaasi ay dhibaato badan ku hayeen dadka isla markaana lagu baryo dadka ku aasan iyadoo la weydiisanayo wax aysan awood u laheyn taasoo xad gudub ku ah ayuu yiri shareecada Islaamka iyo awooda iyo waxyaabaha uu ILAAHAY la keli noqday, isagoo xusay iney sii wadi doonaan burburinta qabuureyaasha noocan oo kale ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Qubuuruhu waa xabashi raac ,,,,

Loooooooooooooool.....!

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Man Alshabab are doing alot of cleaning these days. Masha Allah. lol

 

Alot of shid went up in this house, it takes extreme measures to clean it up. Thank God allahii noo diray this firm and unapologetic group.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax lagu qoslo ma'aha waxaan haddee run tahay. Dadkii diinteena faafintooda usoo halgamay in lagu xaqtunto, laguna caasiyoobo xabaalahooda.

 

I guess Nabiga [Naxariis iyo Nabad Korkiisa Ha ahaatee] qabrigiisa wey soo fali lahayeen as well in Madiino maadaama uu masaajid ku dhex yaalo and only Eebbe knows how many millions u siyaarto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Redka, adiga bahashaadu waa indho la'aan niyow. They have major things than destroying and working in xabaalaha. Look around and see what they're facing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this