bambo Posted December 2, 2006 Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay Degmo kale oo ku dhow fariisinka Dowladda Federaalka Soomaaliya Sabti, December 02, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa ku dhawaaqay in ay maanta la wareegeen gacan ku heynta Degmada Diinsoor oo ka tirsan Gobolka Bay, kaasi oo ay qeyb ka mid ah ka taliso Dowladda Federaalka Soomaaliya. Afhayeenka Golaha Maxkamadaha Islaamka C/raxiin Cali Muudeey ayaa sheegay in ay Maxkamadaha Islaamka halkaasi gaareen kadib markii sida uu hadalka u dhigeen ay u yeerteen dadka degmadaas ku dhaqan oo go'aansaday in ay maamul ahaan hoos tagaan Golaha Maxkamadaha Islaamka. C/raxiin waxaa uu sheegay in ay degmadaas haatan wixii ka dambeeya ay tahay degmo hoos timaada Maxkamadaha Islaamka, wuxuuna ka digay in la weeraro, isagoo sheegay in haddii la weeraro ay la mid tahay iyadoo la wareeray Maxkamadaha Islaamka. Afhayeenka wuxuu intaas ku daray in dhawaan Degmadaas laga hirgelin doono maamul hoos yimaada Maxkamadaha Islaamka, kaasi oo ay soo doorteen dadka deegaanka, wuxuuna iska fogeeyay in ay Maxkamadaha Islaamka xoog ku tageen halkaas. Degmada Diinsoor oo ka tirsan Gobolka Bay ayaa waxay hoos tagtaa Gobolka Bay oo gacan ku heyntiisa iyo maamulkiisaba ay horay u sheegan jirtay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed. Waa Degmadii labaad oo gobolka Bay ka tirsan oo ay Maxkamadaha Islaamka la wareegaan, waxayna horay uga talinayeen Degmada Buur-Hakaba, waxayna taasi dad badan ku tilmaamayaan in ay Maxkamadaha si qunyar ah ugu sii baahayaan Gobolka Bay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 2, 2006 Ciidamada DFS oo uu horkacayo Barre Hiiraale oo u baqoolay Diinsoor Baydhabo 02, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Ciidamo taabacsan dowladda somalia oo uu horkacayo wasiirka G/dhigga dowladda Somalia Barre Hiiraale oo ay wehliyaan ciidamo Ethiopian ah ayaa u dhaqaaqay deegaanka Diinsoor ee gobolka Baay, iyadoo maanta degmadaasi ay la wareegeen ciidamada maxkamadah islaamka. Ciidamadaan oo ku hubeysan gawaarida dagaalka oo aad u fara badan ayaa galabta ka ambabaxay magaalada Baydhabo, iyagoo u ruuqaansaday dhinaca degmada Diinsoor ee gobolka Baay sida ay shabelle u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan magaalada Baydhabo. Ciidamadaan ayaa sida la sheegay waxa ay ahaayeen kuwo aad u qalabeysan, duulaana ku ahaa magaalada Diinsoor oo maanta ay la wareegeen golaha maxkamadaha islaamka, iyadoo laga cabsi qabo in halkaasi uu dagaal ka qarxo. Si kastaba ha ahaatee dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ka jira gobolka baay ayaa ku soo beegmay xilli golaha amaanka uu ka fadhiyo maalinta isniinta ah qaadista xayiraadda hubka ee Somalia, ka dib markii shalay dowladda mareykanka ay qaraar u qeybisay xubnaha golaha amaanka. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shiikh_Yaasiin33 Posted December 2, 2006 Who would have tought One Year and a half ago Bare Hiiraale and HornAfrique would be siding with Ethiopian soldiers? KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Somali Politics is Classic TimeLess Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 2, 2006 Who would have thought a year a half ago Oromo Liberation Front and Pakistani merceneries would be in control of Kismaayo airport? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 2, 2006 This means this report must have been accurate despite only Gedonet reported it. Cours vacate their line of defense in Saakow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali_Friend Posted December 2, 2006 Originally posted by HornAfrique: Who would have thought a year a half ago Oromo Liberation Front and Pakistani merceneries would be in control of Kismaayo airport? The whole purpose of S-ICU going to Kismaayo was for Alqaeda. There is no other reason what so ever. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bambo Posted December 3, 2006 Hornafric ^^^^^^^^^^^^^^^^ Wheres pictures and proof that arabs are running Kismayo airport . since the airport is fully functioning dialy, then people would of seen or spote the arabs and pakistans at airport . Why would they come to somalia when its internal battle . They are needed in Iraq and Afganistan . Why is it hard to spot them but not hard to spot Tigrey toops . Barre was never againts Abdulahi yusuf , he was always playing it smart , He new wether he sides with TFG or not his not significant factore . Alqead :eek: :eek: :eek: captured kismayo , thats realy sad my friend . i see for some of us here in SOL kismayo was a strong hold , something to br proud of , i see is very hard to beleive Barre is gone without shot fired!!!!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 3, 2006 I have an extremely hard time comprehending you Bambo, but maybe you should check this topic out? Quote Share this post Link to post Share on other sites