Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: demo in support of UN decision..

Recommended Posts

Banaan bax lagu taageerayo qaadista cunta qabataynta hubka oo ka dhacday Baydhabo

 

 

Baydhabo,Banaan bax ballaaran oo lagu taageerayo go’aankii golaha amaanka ee QM uu cuna qabataytaynta hubka kaga qaaday Soomaaliya ayaa ka dhacaya magaalada Baydhabo oo saldhig ku meel gaar ah u ah dawlada FKMG ah.

 

Banaan baxaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey maamulka ka jira magaalada Baydhabo, waxaana sidaas kale la filayaa in ay hadallo ka jeediyaan qaar ka mid ah madaxda dawladda ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo, iyagoo ka hali doona muhiimada qaadista hubku ay u leedahay dalka Soomaaliya.

 

 

Magaalada Baydhabo oo ah kaliya ee DFKMG ahi ay si buuxda gacanta uga hayso ayaa si weyn looga dareemay qaadista cunno hubka ee saarayd dalka Soomaaliya muddo 16 sano ah.

 

Cuna qabatayntan oo la qaaday gelinkii danbe ee doraad xilliga dalka Maraykanka ayaa mudaharaadkani waxa weeye kii ugu horeeyay ee lagu taageerayo go’aan golaha amaanka.

 

Dawlada tabarta yar ee Soomaaliya ayaa in muddo ah besha caalamka ka cosanaysay in la qaado xayiraada hubka taasi oo aan la,aanteed dawladu waxba qaban Karin,waxaana arintaan gacan ku siiyeen inta badan dawladaha ku bahoobay dowlad goboleedka IGAD.

 

 

 

Xarunta wararka Waayaha.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baydhabo: Banaan bax lagu taageerayo go`aankii golaha amaanka oo ka dhacaya magaalada Baydhabo.

Jimce, December 08, 2006

 

Baydhabo (AllPuntland)- Mudaharaad lagu taageerayo go`aankii golaha amaanka ee QM uu ku qaaday cunno qabataynta hubka ee saaran dalka Soomaaliya ayaa ka dhacaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

 

Dibad baxani ayaa waxaa la filayaa in ay hadallo ka jeediyaan qaar ka mid ah madaxda dawladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo, iyaga oo ka hadli doona muhiimadda go`aankaasi uu dawladda u leeyahay.

 

Mudaharaadkani ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Bay iyo magaalada Baydhabo.

 

Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay ka mid tahay magaalooyinka sida aadka ah looga dareemay qaadidda cunno qabataynta hubka ee saaran dalka Soomaaliya.

 

Mudaharaadkani ayaa waxa uu yahay kii ugu horeeyay ee lagu taageerayo go`aanka golaha amaanka ee ka dhaca gudaha dalka Soomaaliya.

 

Waxa uu banaan baxani ku soo aadayaa iyada oo magaalada Muqdisho laga qaban qaabinayo banaab bax looga soo hor jeedo go`aankaasi.

 

Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay muddo besha caalamka ka cosanaysay in la qaado xayiraada hubka ee saaran dalka Soomaaliya, si ay dawladdu u hesho gacanta wada,ada urur goboleedka IGAD.

 

Mahad Jama Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Banaanbax lagu taageerayo go'aanka golaha amaanka oo ka dhacay Garoonka kubada Cagta ee magaalada Baydhabo

 

 

mudaaharaad.JPG

 

mudaaharaad_1.JPG

 

mudaaharaad_5.JPG

 

Banaanbax_baydhabooo_1.jpg

 

Banaanbax aad u balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka Bay iyo kan degmada Baydhabo ayaa socod waxay kusoo mareen daafaha magaaalada iyadoo marba marka kasii dambaysa ay dadka sii badanayeen iyagoo ku dhawaaqayey inay soo dhaweynayaan go'aanka Golaha amaanka isla markaana ay soo dhaweynayaan Ciidamada nabad ilaalinta IGASOM ee kusoo fool leh Dowladda Federaalka.

 

Banaan baxayaasha oo ka kala yimi afarta xaafadood ee magaalada Baydhabo ugu danbayntiina isugu yimi fagaaraha kubada Cagta ee magaalada Baydhabo, iyadoo halkaasi uu ka hadlay Wasiir kuxigaha gaashaandhiga ee dfkgm Md. Salaad Cali Jeele isagoo kasoo qeyb galayaasha dibad baxaan uu ugu qudbeeyey inuu aad ugu faraxsan yahay fikirka ay ka muujiyeen rabitaanka dowlada Federaalka iyo go'aanka golaha Amaanka.

 

Mudane Jeele ayaa uga digay cid alaale cidii ay u arkaan argagixiso in lagu soo wargaliyo isaga si buu yiri wax looga qabto amaan darada ay keeni karaan waxa uu ugu yeeray ururka Al-qaacida, sidoo kale waxaa codka shacabka reer Baydhabo ku hadlay gudoomiyaha Gobolka Xaaji Maxamud Maxamed Xaaji Barbaar oo sheegay inay raali ka yihiin Go'aanka golaha Amaanka iyo keenista ciidamo Shisheeye.

 

Dibad baxaan lagu taageerayey Go'aanka Qaramada Midoobay ee golaha Amaanka ayaa kusoo beegantay xili dagaalo ay ka dhaceen Gobolka Bay ama ka socdaan iyo cunaqabatayn lagu soo rogay magaaladda Baydhabo inuusan gaari soo gali karin kana bixi karin iyadoo aanan la ogayn waqtiga laga qaadi doono iyadoo dadka magaalada ay aad uga cabanayaan dhibaatada soo food saartay ee xaga jidgooyada ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The difference is starkly clear.

 

The Shiekies used small children. That should be condemned in any country. No one should teach hate to a child.

 

The Shieks who are supposed to be peacemakers and guardians of community are showing war preparations and speaking untruths every day, while these people in Baydhoa are showing their wishes for peace.

 

Can't be more reversed roles than that. The followers upholding what those who call themselves leaders and teachers in Mugadishu against.

Share this post


Link to post
Share on other sites

No women and children with AK-47s.

 

No visable displays of anger, or threats to any nation, region, city or group or even individuals. Somali people marching in peace wearing white with our national flag in hand..Stark

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

They don't feel threaten,where there is threat,there are guns present,the citizens of Xamar are being targeted by the filthy Ethios which the TFG has dragged into the country.I am sure,these people would be making preparations to flee if they were in the same situation,but you ar clouded to see that right?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

No women and children with AK-47s.

 

No visable displays of anger, or threats to any nation, region, city or group or even individuals. Somali people marching in peace wearing white with our national flag in hand..Stark

I don't think the ICU propagandists understand one fact that has been proven everywhere.

If people who called for peace and brotherhood are denied of peace under and guise or cover, they become the fiercest fighters.

The people you see in Baydhoa seemingly relaxed, would be the fiercest fighters when pushed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^lol...are you kidding me,what do you think we are,new borns whom you can entertain with whatever crap regardless if it makes sense or not.

 

Your comments have no significant meaning,care to ssay in a language we can all understand.

 

tanag you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Ridwaan. You hit it on the nail, the agressors, hiding behind religion are threatened by their own guilt. Since a man who has confidance in one self would not parade women and children with guns and make idle threats. These marches are the same ones the warlords used to make and the threats are the same, the action is like Aydeeds and the target areas are Galkacyu and Baidoa are both the same.

 

The Chnge is now that they are hiding behind the faith. Well the majority of Somali's wont buy it. This clash of clans is bad for the nation, but only the agressor [Clan Courts] will feel the full force of it soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^no guilt,the invaders have to be dealt,are you saying that is a guilt by the ICu,no one would sit along the side lines,while their nation has been invaded,the case with the ICU now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib, when groups start parading women and children it means they are coming from a position of weakness. The TFG organised marches dont have women with guns or children with guns why? Because they know its wrong, unacceptable and weak stance to take.

 

These courts need to stop prancing around, no one is going to ask them anything, by all means fight, but dont act brave parading the women and children with guns.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr.Red Sea:

the filthy Ethios

Just don't try to show me where that is in any Kitab, as you attempt in your posts to be more moslem than ethiopians or somalis that don't accept your hipocrisy. It tells more about you than it does about the people of ethiopia.

Its persons like you who give the religion a bad name and a bad image. The hipocrisy is clear to see.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this