Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Innocent Man killed tonight in bossaaso

Recommended Posts

Fiidkii caawa oo dil ka dhacay Boosaaso

 

BOOSAASO:War hada naga soo gaaraya Magaalada Boosaso ee Caasimada u ah Gobolka Bari ayaa sheegaya in Caawa Fiidkii Bartamaha Magaalada Boosaaso agagarka Huteelka Dhiif lagu dilay Nin ka soo jeeda Degaananada Haylaand,warkan oo faahfahsan gadaal ayeey Allsanaag idiin ka soo gudbin doontaa.

 

Source Allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

thats bugland for you....more killings...murders...rapes...smuggling...pirates...human trafficing..!

 

the question is all these things dont happen in Somaliland, yet they want to be on the same level as us.

 

i dont think so saxib, you gotta earn it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by GAAROODI:

the question is
all these things dont happen in Somaliland, yet they want to be on the same level as us.

Question? Where's the question? And where does it say Puntland wants to be on the same level as you? Mise sheekadaa (more like cantarabaqash) kula tagtay? Yaa waxaan meesha ooli oo loojoogin keenay, cajiib! :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

WAR DEG DEG AH: Nin kasoo jeeda deegaanka Galgala oo galabta lagu toogtey magaalada Boosaaso gudaheeda….

 

Boosaaso: Cabdi Dawaar Gurxan (Allaha  u naxariistee) ayaa waxaa lagu diley Bariga magaalada Boosaaso gaar ahaan Agagaarka xarunta NETKO. Cabdi Dawaar Gurxan ayaa ahaa nin magac ku dhexleh deegaanka Bari, kana soo jeedo deegaanka galbeedka Bari ee magaalada Galgala.  Nimanka toogtey marxuumka ayaa waxaa la sheegey iney ahaayeen laba nin oo afka soo duubtey iyagoo la sheegay in galabtii ka horeysay maalinta in ay ciidamada PIS ta ay raadinayeen. Arinta ayaa waxay cara ku beertey dadka kasoo jeeda deegaanada SHB.

Read Further

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this