SOO MAAL Posted June 16, 2005 Garaad Saleebaan 'Dadka Nin waliba Aqal Buu Leeyahay Aqalkaagaga aan ku Gor gortano Dunida Kama Dhacdo' Warkii: Jun 15, 2005 SSC(Radiossc.com) Baryahan dambe waxaa jiray Isimo ka soo jeeda Beelaha Dirta Waqooyi oo ku soo qulqulaya Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn, iyadoo sida la sheegay u socda wadahadal. Haddaba qaar ka mid Isimadaas oo ku sugan Yagoori ayaa BBC-da ka sheegay inay sugayaan Isimadda SSC. Dhinaca Isimada SSC hadalkaas waxaa uga jawaabay Garaad Saleebaan hoos Riix si aad u maqasho Garaad Saleebaan Halkan Riix si aad u maqasho Radiossc.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
wind.talker Posted June 16, 2005 Maxaa laga wada hadlaa? The Garad is right because the Saladiin from Somaliland were previously informed of the pre-condition to any negociation between the two sides: pull SNM militias out of degaanka SSC. The intention behind the coming of these Saladiinis politically-motivated to show the world that the Issims of SSC don't want to hold peace talks. But how can there be peace talks when the SSC Issims simply stated that their previously named pre-conditions had not yet been met, for SNM militias continue to be stationed on their degaan. The wonderful twist to this story is the unity of the SSC Issims - Reer SSC are less confused because their traditional leaders have as of now adopted a single political platform to challenge the widespread-notion that SSC areas are part of some secessionist agenda to further disintegrate the Somali Republic. Kudos to them! Quote Share this post Link to post Share on other sites