Sign in to follow this  
General Duke

Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics

Recommended Posts

Safarkii Madaxweynaha Puntland iyo Wefidiigiisi (Sawiro)

 

Monday, June 29th, 2009 at 10:20 am

Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Md.Cabdiraxman Madaxmad Farole oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha gudaha Md.Cabdulahi Axmad Jaamac [ilkajiir], Wasiirka Qorsheynta xiriirka Caalmiga Farah Dhalac, Wasiiru dowlaha dimuqarraadiyada Cabdi Xasan Jimcaale ayaa booqasho ku yimid dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Washington 20 June,2009.

 

Madaxweynaha Puntland iyo Waftiga uu hurkacayey ayaa booqshadoodu la xiriirtey martiqaad ay kaga qayb galayaan kulan uu soo qaban qaabiyey gudoomiyaha guddiga golaha Barlamanka Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Mr. Donald M. Payne kaas oo lagaga hadley sidii xal loogu heli lahaa xaalada Somalia. Madaxweynaha Puntland oo ka hor-hadley guddiga aqalka Wakiilada u qaabislan arrimaha Afrika ayaa halkaas ka jeediyey khudbad ku aadan sidii xal loogu heli lahaa xaalada cakiran ee Somalia gaar ahaan burcad badeedka oo dhibaato ku haysa degaanada hoos yimada MGPL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is that Farole and Ilkajir with Rangel, a chairman of the Ways and Means committee..I'm telling you Somaliland missed nice photo opp-good PR :D:D

 

I met the guy-jolly fella.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IMG_0158.jpg

Hello captain sparrow, or shall I call you the black Robin Hood :D

 

 

Waaaw good to see Mr Faroole moon dancing in the state department corridors.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this