General Duke Posted June 29, 2009 Safarkii Madaxweynaha Puntland iyo Wefidiigiisi (Sawiro) Monday, June 29th, 2009 at 10:20 am Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Md.Cabdiraxman Madaxmad Farole oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha gudaha Md.Cabdulahi Axmad Jaamac [ilkajiir], Wasiirka Qorsheynta xiriirka Caalmiga Farah Dhalac, Wasiiru dowlaha dimuqarraadiyada Cabdi Xasan Jimcaale ayaa booqasho ku yimid dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Washington 20 June,2009. Madaxweynaha Puntland iyo Waftiga uu hurkacayey ayaa booqshadoodu la xiriirtey martiqaad ay kaga qayb galayaan kulan uu soo qaban qaabiyey gudoomiyaha guddiga golaha Barlamanka Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Mr. Donald M. Payne kaas oo lagaga hadley sidii xal loogu heli lahaa xaalada Somalia. Madaxweynaha Puntland oo ka hor-hadley guddiga aqalka Wakiilada u qaabislan arrimaha Afrika ayaa halkaas ka jeediyey khudbad ku aadan sidii xal loogu heli lahaa xaalada cakiran ee Somalia gaar ahaan burcad badeedka oo dhibaato ku haysa degaanada hoos yimada MGPL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 29, 2009 Is that Farole and Ilkajir with Rangel, a chairman of the Ways and Means committee..I'm telling you Somaliland missed nice photo opp-good PR I met the guy-jolly fella. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted June 29, 2009 Duke is there video of his speech? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 29, 2009 Yes, there is one a webcast. source Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 29, 2009 Walid Abdalla talking, President Faroole is like "yeah right" but smiles. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 29, 2009 Hello captain sparrow, or shall I call you the black Robin Hood Waaaw good to see Mr Faroole moon dancing in the state department corridors. Quote Share this post Link to post Share on other sites