Gabbal Posted January 1, 2007 Wasiirka Gaashaandhigga Barre Hiiraale Oo Soo Gaaray Kismaayo Jan 01,2007 by Kismaayo-GEDO-NN Waxaa maanta si rasmi u soo gaaray magaalada Kismaayo wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda federaalka Soomaliya, Barre Aadan Shire (Hiiraale). Wasiirka iyo ciidamada uu horkacayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Kismaayo kadib markii ay magaalada faaruqiyeen ciidamadii midowga maxkamadaha iyo masuuliyiintoodii oo dagaalo shalay kula galay ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka magaalada Jilib. Dadweyne aad u badan ayaa tubnaa hareeraha wadooyinka, iyaga oo ku dhowaaqayay erayo ay ku soo dhoweynayaan ciidamadan la wareegay gacan ku haynta magaalada. Barre Hiiraale ayaa masuuliyiinta la socota ay Gedonet u sheegeen inuu wasiirka uu meel fagaare kala hadli doono shacabka magaalada. Waxgarad ku sugan magaalada ayaa ku gulestay inay xakameeyaan inaan magaalada aysan ku dhicin wax xasilooni darro ah ka hor inta aysan soo gelin ciidamadii uu hogaaminayey wasiirka gaashaandhigga. Dhanka kale, masuuliyiintii iyo maliishiyooyinkii midowga maxkamaddaha ayaa lagu soo waramayaa in ay u baxeen dhinaca xuduudka gobalka Jubbada hoose uu la wadaago wadanka Kenya. GEDO-NN-Kismaayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 1, 2007 Kismaayo: Wasiirka Gaashaandhiga oo lagu soo dhoweeyay Kismaayo Isniin, January 01, 2007 APL Kismaayo:(Allpuntland)Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa ciidamada Itoobiya oo ay wehliyaan Wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo kadib markii xalay ay isaga baxeen ciidamadii golaha maxkmaddaha Islaamiga. Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo kuwa gaashaaman ayaa waxaa ay la wareegeen guud ahaan degmada Kismaayo iyadoo wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in gaadiidka ciidamada dowladda oo uu hoggaaminaayo wasiirka gaashaandhiga aymagaalada ku socod dheer ku marayaan. Dhinaca kale madaxdii iyo maliishiyooyinkii maxkamaddaha Islaamiga ayaa lagu soo waramayaa in ay u carareen dhinaca degmada Dhoobley oo ay ku xoogan yihiin Maxkamaddaha Islaamiga Cali Sandheere Allpuntland-Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 1, 2007 ^^^Horn check this interview, Afgaduud is asked about, Kismayu situation, the courts and Min Hiirale.. Col-Afgaduud in Kismayu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 1, 2007 ^Noted. According to Hiiraale, it makes sense why he is in Kismaayo. According to him, under the Martial Law plan, Parliamentarian Cabdirashid Xiddig and himself have been named in charge of preparing the Jubbas for governance, as deputy Defense Minister Jelle and others have been name in charge of Mogadishu, and others elsewhere. HornAfrik interview Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda fedraalka ee uu horkacayo wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale oo maanta gaaray magaalada dekadda ah ee Kismaayo ee gobolka J/hoose. January 01- 2007 HornAfrik, Mogadishu Sahra Cabdi Axmed “Kismaayo” Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda fedraalka ee uu horkacayo wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale ayaa maanta gaaray magaalada dekadda ah ee Kismaayo ee gobolka J/hoose. Kolonyo gaadiidka dagaalka nuuca Uralka loo yaqaan iyo BM-yo ay la socdaan mas’uuliyiin ay ka mid yihiin xildhibaan C/rashiid Xidig ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 1, 2007 A nice picture.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 1, 2007 Good news! Insha'Allah kheyr ayeey ku dhamaaneysa howlahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted January 2, 2007 ^Yaa isgaaray sxb, qas iyo qurun oo dhan hada ayuu bilaabanayaa. Ethiopian's have their own hidden agenda soon you will hear "Barre was assassinated by unknown gun men", "C/Yusuf was poisoned"; basically everyone who once said Ethiopia was the enemy will be targeted. They will spare people like Gedi and Mohamed dhere so that way they can do what they like in this country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted January 2, 2007 Whats wrong with this Afgaduud guy, why is he so aggressive to the reporter, or may be he might imagined that was Aweys Dahir intervewing him... Get a gripp man feeling big with ethiopian boots.. Like Amin Amir put it... By the way, did I hear Meles said he lost 500 or so ethiopian troops, thats massive loss of lives, what do u think the number of dead Somalis might be? Ina'lilahhi wa ina ilayhi rajiuun, God may help my people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted January 2, 2007 Kismayu back to the era of warlordism just like mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites