Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: Riyaale jails traditional elder

Recommended Posts

Suldaan Saleeban Boqor Cusmaan Oo Maanta La Xidhay Sababo La Xidhidha Taagero Xisbiga KULMIYE

April 14th, 2009

 

Hargeysa (Soomaliland.Org) Waxa saaka xabsiga loo taxaabay Suldaan Saleebaan Boqor Cusmaan Xasan, oo ahaa suldaankii kaliya ee maalintii shalay ka hadlay fagaarahii isu soo baxay taageerayaasha xisbiga KULMIYE.

 

Sida ay sheegayan warar naga soo gaadhaya ilo lagu kalson yahay ayaa waxa ay sheegayan in xadhiga suldaanka uu ka danbeeyo Wasiirka duulista iyo hawada Md Cali Warancade .

 

Suldaanka waxa la xidhay saaka isaga oo jooga hotelka Imperial, iyada oo sida wararku sheegayan ilaa xalay ciidamada boolisku ku goobjoogeen raadkisa si ay u xidhan, hase yeeshe ay u suurobi weyday.

 

Xukumadda ayaa hanjabad iyo hantidad ku haysa asxabta mucaridka iyo tagerayashoda, iyada oo aaminsan in ay cabudhis iyo xadhig ku bahdili karto tagerayasha mucaridka si ay baqdin u galiso.

 

Waxii war ah ee kasoo kordha arrintan kala soco Somaliland.OrgWaxaan a loo malaynayaa inuu xadhigiisa ka dambeeyo Cali Waran-cadde, saaka ayaan la qabtay isagoo

Share this post


Link to post
Share on other sites

but i thought riyaale was elected by the people. If the people don't like him then why don't mps impeach him?

 

Riyaale is in power because he pays others to keep him in power.

 

He has become just another dictator. Our issaq folk substituted one dictator for another. He has not even seen burco.

Share this post


Link to post
Share on other sites

elected by the people..lol

 

the dude is a dictator. You won't admit it to yourself execpt when you are alone sleeping during the darkest part of the night.

 

he is dictator, a theif who loots the meagre treasury and sells us government food aid to the people when it is supposed to be free.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this