General Duke Posted April 14, 2009 Suldaan Saleeban Boqor Cusmaan Oo Maanta La Xidhay Sababo La Xidhidha Taagero Xisbiga KULMIYE April 14th, 2009 Hargeysa (Soomaliland.Org) Waxa saaka xabsiga loo taxaabay Suldaan Saleebaan Boqor Cusmaan Xasan, oo ahaa suldaankii kaliya ee maalintii shalay ka hadlay fagaarahii isu soo baxay taageerayaasha xisbiga KULMIYE. Sida ay sheegayan warar naga soo gaadhaya ilo lagu kalson yahay ayaa waxa ay sheegayan in xadhiga suldaanka uu ka danbeeyo Wasiirka duulista iyo hawada Md Cali Warancade . Suldaanka waxa la xidhay saaka isaga oo jooga hotelka Imperial, iyada oo sida wararku sheegayan ilaa xalay ciidamada boolisku ku goobjoogeen raadkisa si ay u xidhan, hase yeeshe ay u suurobi weyday. Xukumadda ayaa hanjabad iyo hantidad ku haysa asxabta mucaridka iyo tagerayashoda, iyada oo aaminsan in ay cabudhis iyo xadhig ku bahdili karto tagerayasha mucaridka si ay baqdin u galiso. Waxii war ah ee kasoo kordha arrintan kala soco Somaliland.OrgWaxaan a loo malaynayaa inuu xadhigiisa ka dambeeyo Cali Waran-cadde, saaka ayaan la qabtay isagoo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali Pirate Posted April 14, 2009 [Dreaming mode on] bu bu but riyaale is our president. he is a benevolent leader. [dreaming mode off] Quote Share this post Link to post Share on other sites
ADNAAN Posted April 14, 2009 ^^ what do you want them to do? fight riyaale and kill each other Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali Pirate Posted April 14, 2009 but i thought riyaale was elected by the people. If the people don't like him then why don't mps impeach him? Riyaale is in power because he pays others to keep him in power. He has become just another dictator. Our issaq folk substituted one dictator for another. He has not even seen burco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 14, 2009 Whats with the clan naming^^^ rayaale is a president elected by his people. and only with doorasho aya laga qaadi kara and we will see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali Pirate Posted April 14, 2009 elected by the people..lol the dude is a dictator. You won't admit it to yourself execpt when you are alone sleeping during the darkest part of the night. he is dictator, a theif who loots the meagre treasury and sells us government food aid to the people when it is supposed to be free. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 14, 2009 ^^^Dont mind Xaaji he was mad at Riyaale the other day. Now he has to defend him because secess is in trouble. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted April 16, 2009 Terrible action by Mr. Riyoole. thanks duke for the news. Quote Share this post Link to post Share on other sites