Jacaylbaro Posted June 3, 2009 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa qaddar daqiiqado ah ka hor si heer sare ah loogu soo dhoweeyey caasimadda gobolka Togdheer ee Burco. Weftida madaxweynaha oo booqasho rasmi ahi uga bilaabatay gobolka Togdheer maanta,ayaa shacabka reer Burco si hagar la,aan ah oon loo kala hadhin caleemo qoyan ugu soo dhoweeyeen madaxweynehooda iyo weftigiisa. Weftiga ayaa hadda loo gudbiyey aqalka nasashada ee gobolka, dadweynaha reer Burco oo aan u kala hadhin soo dhawaynta madaxweynaha ayaa loo soo dhaweeyay soo dhawaynytii ugu qaalisanayd ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyo gobol ama magaalo ka mid ah magaalooyinka Somaliland Waftida oo saacadaha soo socda howshoodii si rasmi ah u gudo geli doona, waxa ay isla ,maantaba la kulmi doonaa laamaha dawlada iyo hay'adaha ka hawl gala magaalada iyo gobolka iyada oo dadweynaha u ay tubnaayeen ilaa duleedka magaalada Burco iyo gaar ahaan wadada uu madaxweynahu uu ka soo galaayay ayaa ilaa hada waxa ay dadweynaha reer Burco ku xoonsanyihiin iyaga oo koox koox u socda badhtamaha magaalada iyaga oo aad ugu faraxsan imaatinka uu u yimid madaxweynahoodu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted June 3, 2009 Waar maaha maaha LoooL Was it a quick in and out tolow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 3, 2009 ,,, No comment looooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 3, 2009 hadhwanaag 2009-06-03 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN) Madaxweynaha Somaliland daahir Rayaale Kaahin iyo waftigii uu hogaaminaayay ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweyey Magalaada Burco ee xarunta gobolkan Togdheer Waftiga Madaxeynaha ayaa waxa ay magalaada soo gaadheen abaaro 10; 00 subaxnimo ee saaaka iyadoo dadweynaha galbinaayay ay kaga hortageen duleedka waqooyi ee Magalaada Burco kumaankun qof oo ruxaayay calanka Jamhuuriyada Somailand sawirka Madaxweynaha ayaa dariiqyada saaka tubnaa kuwaas oo sacab iyo mushxarad isla ogsaday Markii uu soo gaadhay Madaxweynahu . Waftiga Madaxweynaha ayaa la dajiyay guriga Martida ee Magaalada iyadoo la filaayo in uu Madaxeynahu safar ku maro gobolada dalka . Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Siciid Cadaani Mooge ayaa shabakada Hadhwanaag u sheegay in qorshaha kulamada iyo xiliga uu Madaxweynaha hadli doonaba ay qorshaynayaa Maamulka gobolku . isku soo wada duuduboo safarka Madaxweynaha ayaa ah kii ugu horeeyay uu ku yimaado Burco tan iyo intii loo doortay Madaxweynaha somailand 2003 Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted June 3, 2009 Don't believe a word of it until corroborated by a trusted Burcaawi. ps magaalada *** badan baa ka baxday Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted June 3, 2009 the above pics are from sheikh yaa JB Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 3, 2009 Yes i know .... i've just realized. Those from Burao are coming soon ,,,,,,, Norf, are you coming to Burco now ?? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted June 3, 2009 Jb I'm wondering where the first lady, cuz she usually with the guy on every visits,,,,,, Is she running the operations back in Hargeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 3, 2009 didn't know she was that attractive to you ,,,, ehem ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted June 3, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: didn't know she was that attractive to you ,,,, ehem ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted June 3, 2009 Loool JB ayeeydey weey noqon karta hahahaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 3, 2009 Is this to do with the election campaign or did his Excellency finally decide to go after hearing of great men recently visiting the area? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 3, 2009 You never know ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites