Sign in to follow this  
A_Khadar

Hogaanka SSC Saleban Isse Ahmed (Waraysi)

Recommended Posts

A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

xaglajifiye nin hadalka ku fiican maha ninka saaxafada ka ilaaliya

He spoke well and conveyed his message. Too bad for you if his message hurts your dreams.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Si aad u fiican oo wacan buu u hadlay, waa cod kar, sidoo kale hadalo qiimo iyo xidmad leh , waxa uu soo jeediyey in soomaalidu nabad kuwada noolaantu, oo la joojiyo in shacab soomaaliyeed la khasbo, iyo in midnimada somalia laga shaqeeyo, oo laga waantoobo kala qeybinta, iyo googeynta qaranka soomaaliyeed

 

 

Ugu danbeyn waxa Hogaamiye Sulayman Xaqlotoosiye sheegay in Hogaanka iyo Shacabka SSC taageersanyihiin Dowlada Federalka ee Somalia iyo Madaxweyna Sheikh Shariif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Are you sure you support the tfg I am sure the tfg doesn’t support you it was just a few weeks back when cumar buur accused the khusuusi of being linked to terrorism

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this