MoonLight1 Posted December 19, 2009 Shabaabka oo Ragga Kismaayo ku amray in Shaaribka xiiraan, Garkana daayaan iyo surwaalkana ay gaabiyaan. Xarakada Shabaab ee gacanta ku heysa Magaalada Kismaayo ayaa awaamiir hor leh ku soo rogay magaaladaas iyo deegaanada Jubooyinka, iyagoona Ragga ku amray in ay Garka daayaan, Shaaribkana xiiraan, isla markaana Surwaalkana ay gaabiyaan. Amarkan oo ah kii u horeeyay ee noociisa ay soo rogaan Shabaabka ayaa ah mid Shabaabku sheegeen in ay u qaadeen dhinaca Shareecada Islaamka oo ay waajib tahay in Garka la daayo shaaribkana la xiiro. Madaxa Dacwada Jubooyinka ee Shabaabka Sheekh Ibraahim ayaa ku amray dadweynaha Magaalada in muddo saddex cisho ugu hogaansamaan amarkaas, isla markaana uu yahay mid waafaqsan shareecada Islaamka. Sheekha oo xalay ka qeyb galayay Barnaamij su'aalo lagu weydiinayay oo ka baxayay Idaacada ku hadasha Afka Shabaabka oo ka howl gasha Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Maamulkooda go'aansaday in amarkaas lagu soo rogo. Waxaa uu kaloo sheegay in Ragga aanay jeego xiiran karin, isagoo sheegay in cidii lagu arko isagoo jeego xiiran tallaabo adag laga qaadi doono. Amarkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee si gaar ah Ragga u saameeyay, bedelkii horay amaro ay soo saareen uu ahaa mid Haweenka kaliya farayay in ay qaataan Xijaabka isla markaana ay is asturaan. www.Jowhar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted December 19, 2009 Wallee soomaali wax shaaribka ka xiiro waa loo baahnaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 19, 2009 There will soon be another admin oo dadka gadhka ka xiira shaarubahana u sii daaya ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shaakirullaah Posted December 19, 2009 These orders are in adherence to the guidance of the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) and in obedience to his command. Regarding the order to let the beard grow and to cut the moustache: Imaam Ahmad, al-Bukhaari, Muslim and others reported from Ibn 'Umar (radhiAllaahu 'anhu) that the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) said: “Be different from the mushrikeen: let your beards grow and trim your moustaches.” Also, Imaam Ahmad and Muslim reported from Abu Hurayrah (radhiAllaahu 'anhu) that the Prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) said: “Cut your moustaches and let your beards grow: be different from the Magians.” With regard to isbaal (wearing one’s clothes below the ankles), Al-Bukhaari reported that the prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) said: “Whatever of the izaar (lower garment) is below the ankles is in the Fire.” So may Allah reward the officials of the Islamic Administration in Kismayo for reviving the sunnah and ruling according to the shari'a. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted December 19, 2009 Shaakirullaah, Ciqaab noocee ah ayuu muteysanaaya qofkii xiira garka, ama daaya shaaribka? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 19, 2009 dil iyo dacaskiisa oo lala wareego ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 19, 2009 waxan maqlay shalay Al shabaab waxay qa qabteen bissaadooyin loo maleeynaye inay siineysteen oo sharciga la hor keeneyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 19, 2009 Moonlight, why would you call the Rasuul's SCW Sunnah a talibanization? Plus, are you against it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted December 19, 2009 Since when are a bunch of teenagers, ex-rapists, ex-murderers, and ex-bandits, entitled to enforce the Sunna of the Prophet PBUH? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 19, 2009 ^for your information cutting the moustache and leaving the beard a lone is part of the sunnah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 19, 2009 waxan maqlay shalay Al shabaab waxay qa qabteen bissaadooyin loo maleeynaye inay siineysteen oo sharciga la hor keeneyey Xaaji Faalso Somaliland markay yimaadaan xaggeed ku geyrasheen :rolleyes: ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 19, 2009 Originally posted by sahal: quote: waxan maqlay shalay Al shabaab waxay qa qabteen bissaadooyin loo maleeynaye inay siineysteen oo sharciga la hor keeneyey Xaaji Faalso Somaliland markay yimaadaan xaggeed ku geyrasheen :rolleyes: ? horta waxa ka horeysa ma iman karan oo xafladayada ma naga jiidhi karan Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 19, 2009 horta waxa ka horeysa ma iman karan oo xafladayada ma naga jiidhi karan Ma iyagaa u baahan inay yimaadaan kuwa idinla jooga uunbay idinku kicinayaane ... mar dhow meel lagu geyrasheeyo Hargeysa waa laga waayi doonaa :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 19, 2009 Meyeen kuwaasi kuwaas wala sheega uun inay joogaaan may is keen tussaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted December 19, 2009 The Zack Moonlight, why would you call the Rasuul's SCW Sunnah a talibanization? Plus, are you against it? this is s1lly question coming from a s1lly mind I guess, SXB intey diinta kaga taal ninkii garka xiiraa waa in la ciqaabaa? rasuulku (CSW) wuxuu kaloo amray in salaada subax ka hor laba rakco la tukado, ka waran hadii aanan dukanin, wuxuu kaloo amray in cidiyaha la jaro iyo in kilkilahana la rifo, ka waran hadii aanan falin sidaa, maxaan mutaysanyaa? ka soo bilaw waqtigii nabigena suuban (CSW), soo mar xiligii afarta khaliif, ku soo dar dowaladii umawyiinta,tii cabaasiyiinta, tii cusmaaniyinta ilaa laga soo gaaro 1924 wali lama hayo in qof loogu goodiyay ciqaab because garka ayuu xiiray, hadii aad adiga garanayso MR The ZACK adeerow keen aanku wada dhageysanee, mise xadiis 2009 soo dagay baa jira? what is going on has nothing to do with sunnah, its every thing to do with deffimition of this great religion. Quote Share this post Link to post Share on other sites