General Duke Posted January 23, 2007 Dubai: Xaflad lagu taageerayo DF 22 Jan 22, 2007, 18:30 UAE Dubai, : Habeenimandii Sabtida ee bishu ahayd 20-kii Janaayo, ayaa ka dhacay magaalada Dubai ee dalka Imaaradka Carabta xaflad loogu magac daray “Habeenka Dib-u-heshiinta iyo geedi socodka nabada Soomaliyeed”. Waxaa Xafladan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliyeed ee ku nool wadanka Imiraadka Carabta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 23, 2007 Xafladan loo magac darey Habeenka Dib-u-heshiinta iyo geedi socodka nabada Soomaliyeed ayaa waxa u dhacdey sidatan: 7:30pm Guests Arrival 8:30pm Welcoming Note Opening with the holy Quran (SH. Yusuf Heeryo) Somali National Anthem Mr. Abdiqani A. Jama, Principle Event Facilitator 8:45pm Guest of Honor and Key Note Address and Event Objectives & Introductions by Somali Ambassador – to UAE Hon. Amb. Hussein Mohamed Bullaale 9:00PM Briefing on behalf of Government Hon. (Xildhibaan) Mustafe S. Ali Dhuxulow 9:10PM Word of Wisdom On Behalf of Somali Traditional Leaders Boqor Osman Buurmadow Abwaan Ali SUGULE oo Jeediyey GABAY uu isna QIIRO Leh. NB:- Kabacdi waxaa la saaray WAAGA BERYEY BILICSAN AROORYO SUUBAN oo uu Abwaan ALI SUGULE midhaheeda iyo laxankeeda lahaa lana qadayeen gabdho Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 23, 2007 Xafladaan ayaa waxa ka hadley Hogaamiye Dhaqameedyo uu ka mid yahay Boqor Cisman Maxamud "Buur Madoow" oo halkaas ka sheegey tageerada uu u hayo DFKMG ah. Dhinaca kale xafladan ayaa waxa goob joog ka ahaa xildhibaano ka tirsan DFKMG ah iyo safiirka u fadhiya Somalia Xuseen Bullaleh. kulankan ayaa sidoo kale waxaa ka hadley Hon. Cabdulahi Cosoble Siyaad,oo horey uga tirsanaan jirey dowladihii Somalia, Cosoble ayaa halkas ka jeediyay talo bixin, baraarujin, waano fara badan ka soo jeedshay, sheegayna mihiimada ay leedahay nabada iyo midnimada. Xafladan ayaa waxa ku dhamaatey jawi farxad ah iyada oo ka soo qayb galyaasha ay aad ugu amaaneen dadkii soo qaban-qaabiyay fursadaan isu keentey dhamaan Somalida kala duwan ee ku nool wadanka Imaaraadka Carabta. Garowe Online, Dubai Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted January 23, 2007 I was there Dukow! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 23, 2007 ^^^why were you part of the band ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted January 23, 2007 I cant sing the national anthem! But the food was nice :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalaf Posted January 23, 2007 ^^^Did u do a clan census? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lake Posted January 23, 2007 ^^^ Is not hard to tell...They're all in one clan. Duke always posts the gathering of about 20 of his clan members supporting the self proclaimed Gov.. Internationally..Washington DC (today as of Jan 22) London, Toronto..Had huuuuge numbers against this bullsh!t Gov and Ethio involvment Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 23, 2007 Hogaamiye Dhaqameedyo uu ka mid yahay Boqor Cisman Maxamud "Buur Madoow" oo halkaas ka sheegey tageerada uu u hayo DFKMG ah. Northerner is the Burco chief or a name sake? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalaf Posted January 23, 2007 Originally posted by Tone: ^^^ Is not hard to tell...They're all in one clan. Duke always posts the gathering of about 20 of his clan members supporting the self proclaimed Gov.. Internationally..Washington DC (today as of Jan 22) London, Toronto..Had huuuuge numbers against this bullsh!t Gov and Ethio involvment ^^^i was being sarcastic sxb..... north being an invesitgative reporter to collect a census! funny thing is TFG majority are clan from the south....President is one clan......the rest of da senior cabinet members are not.....but ppl are stuck on odayga alone shows u who the real clannists are. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted January 23, 2007 Originally posted by General Duke: quote: Hogaamiye Dhaqameedyo uu ka mid yahay Boqor Cisman Maxamud "Buur Madoow" oo halkaas ka sheegey tageerada uu u hayo DFKMG ah. Northerner is the Burco chief or a name sake? He was there and gave a good speach i might add. Khalaf, the census was easy to carry-out. Whenever Yeey was mentioned the section to my right would clap while no one else did Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 23, 2007 ^^^I like that one, why was the Boqor there? Was the food that good? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted January 23, 2007 ^^You think i'm joking about the section to my right dont you? The Boqor made a speach about why Somalis should support the TFG (just like everyone else). The food was good. Steak, barado, rice followed by a selection of desserts. Buffet style! Quote Share this post Link to post Share on other sites