NGONGE Posted August 24, 2009 Half of the people mentioned (good or bad) would blow up both halls given half a chance. (stuff and nonsense). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 24, 2009 Originally posted by Naxar Nugaaleed: quote:Originally posted by Abwaan: lol...Yaab badanaa...dad adeeryaalkood xayeesiinaya ma ahane wax kale meesha maba ku arko! Ar yaab badanaa Ilaahoow Soomaali sidaan u dhaan...Goormaan maskaxda ka xoroobi doonnaa? war dadka adeerayashod iska daaf oo adna kuwaga xayaasi No need for that...cause it is for all Somalis to judge and for Allah to reward/punish and cajalad adeeryaal ahi iguma dhex jabna Alxamdulillaah. No need to do that just because i share abtirsiimo with them after 2 - 15 great grandfathers inaan qof u xayeesiiyo...aan kuwo kalena u caayo just adeeryaalkaas baa ii sheegay inay xun yihiin amaba ay dagaaleen (Isn't that waxa Maryooleey mostly dagaalkoodu ku salaysan yahay haddii runta laga hadlo)?...........wa aba ku dembigaas iyo weliba Ramadaan...Haka yaabin.....!!!!!!!!! !!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 24, 2009 Hall of Fame: Those who fought for our freedom and independence Hall of Shame: Us Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted August 24, 2009 Fame: Dadkii hore Shame: Dadka maanta Quote Share this post Link to post Share on other sites