Kamaavi Posted December 14, 2009 Koox xabashi ah oo beero Boosaaso duleedkeeda ku yiiley ku noolaa ayaa meydadkooda la heley kadib markii sida la sheegey la sumeeyey Dadkani oo tiradoodu ka badantahay 5 qof ayaa waxa ka midyihiin kumanaan muhaajiriin xabashi ah oo Soomaaliya soo galay sanadihii dhawaa, kuwaasoo si tartiibtartiib ah ula wareegaya shaqooyinka aysan Soomaalida qaban sida qodista beeraha, iyagoo xitaa bilaabay iibsiga guryaha. Amiirka Alshabaab Abu Zubeyr ayaa kolhore ka digey malaayiin qof oo xabashi ah oo dalka lagu soo fasaxo si ay ula wareegaan dalka sidii Falastiin ku dhacday, loona baahanyahay in laga hortago. Intii ka dambeeysey markii uu hadalkaasi sheegeyna waxaa socday ugaarsiga xabashida oo haatan sii kordhaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 15, 2009 Waa sheeko loo noqon ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 15, 2009 Marka horaba halkaas maxaa geeyay. Waddan nabad ah oo dadkiisa qaxaan gaajo darteed Xabashi baa la hayaa. Yemen xitaa waa buuxaan xabashidu. Quote Share this post Link to post Share on other sites