guraad Posted July 26, 2003 DEEGAANKA FIQI FULIYA OO SHIR UGA FURMAAYO BEELHA SANAAG BARI . Ceergaabo, [MOL] 26 July 2003- Wararka ka imaanaya deegaanka Fiqi Fuliye oo 50 km u jira magaalada Ceergaabo ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi shir uga furmaayo beelaha degaankaasi. Shirkaasi oo looga hadlaayo dhul daaqsimeed ay ku muransan yihiin beelaha degaankaasi iyo beelaha dega soomaaliland. Qaar ka mid ah madaxda puntland oo uu ay mid yihiin wafuud heer wasiir ah iyo xubno baarlamaan ah ayaa goobtaasi lagu wadaa in ay u safraan caawadan si ay uga qayb qataan shirkaasi loga hadlaayo dhul daaqsimeedka maqan. Ciidamada daraawshiita puntland yaa iyana ku xeeran gobtaasi. qaar ka mid ah dadka deegaan kaas hadda sheegatay ayaa mar sii horasay oo ah 1993 wadahadala labadda dhinac dhex maray lagu heshiiyay ayna ogolaadeed inay dhulkaas isaga guuraan. Lama garanayo sababta sheegashada dhulkaasi u soo noqotay marba haddii waqti hore laga wada xaalay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rokko Posted July 26, 2003 Guraad, the rich pastoral land around Ceerigaabo belongs to Puntland. It is sad to hear that dispute is still going on after the 1993 agreement. Both goverments (Puntland/Somaliland) must take the necessary steps to protect the rights of these nomads na'mean? Peace among the clans is important. Quote Share this post Link to post Share on other sites
guraad Posted July 27, 2003 M.D , true that . somaliland goverenment sided with some tribe and they took over large partion of Puntland lands, now the rightful owners are asking their lands back and puntland strong army(DARAWIISH) will act up if somaliland didn`t trun this stolen land back to their rightful owners. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted July 28, 2003 I think Guraad needs to be banned from here, or atleast told to tone down his ISKU-DIRNIMO. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted July 29, 2003 Nin Yabaan, So someone who doesn't agree with you should be banned? If that were the case I think you would have been banned a looooong time ago That's why this is called a FORUM!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 29, 2003 Nin Yaaban, Calm dow with your rhetoric bro, why should you be advocating banning guraad? I think you need to chill a little bro Quote Share this post Link to post Share on other sites