Sign in to follow this  
General Duke

Beledweyne: Shiekh Macow breaks with Sharif Hotel joins Xasan Dahir

Recommended Posts

War deg deg ah: Gudoomiyaha Maxkamadaha Islaamka Gobolka Hiiraan iyo Ciidamadiisa oo ku biiray Xisbul Islaam

 

Sheekh C/raxmaan Ibraahim Mocow Gudoomiyaha Maxkamadaha Islaamka Gobolka Hiiraan ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqay inuu ku biiray Ururka Xisbul Islaam, isla markaana Magaalada Beledweyn ay ka arimiyaan Ururkaas.

 

Gudoomiyaha ayaa cod dheer ku sheegay inuu go'aansaday inuu ku biiro Xisbul Islaam, kadib wada hadal dhex maray, isagoo sheegay in Gaadiidka dagaalka iyo Ciidamadiisa oo dhan ku wareejiyay.

 

"Maanta wixii ka bilowday waxaan u sheegayaa dadka ku nool Gobolka Hiiraan in Maamulka Maxkamadaha uu ku biiray Xisbul Islaam"ayuu yiri Sheekh C/raxmaan Mocow oo shir jaraa'id suxufiyiinta ugu qabtay Beledweyn.

 

Sheekh Mocow ayaa horay u shaaciyay inuu ka baxay Dowladda KMG oo uu taageerada kala noqday, waxaana Maamulkiisa ahaa mid ka shaqeynayay Magaalada Beledweyn, kadib markii ay isaga baxeen Maamulkii Dowladda iyo Saraakiishooda.

 

Lama oga sida ay wax uga badaleyso xaalada siyaasadeed ee Gobolka, waxaase arrinta ay sii dhalin karta culeysyo siyaasadeed oo sii murjiya Gobolka Hiiraan oo ay isku hayaan dhinacyo badan oo xukun doon wada ah.

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

You prefer HI to As why? Ngonge said earlier that they are the two sides of the same cone, what do you say about this assertion mr.President? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this