Koora-Tuunshe Posted October 28, 2009 Adeer taliyaha wuxuu ka hadlaaya waa idaacada SBC oo saaka soomaaliya breaking news uga dhigtey in Xingalool ay Soomaaliland timid. Waana qeybta raadiya, markii dambe ayay isa saxeen taliyaha uu ka hadley idaacadaha Boosaaso una xaqiijiyey. Taas ayay dadka ku qalqaliyeen, idinkaba maynan fahmin warka guntiisa. Soomaali oo dhanbaa qabiil ku dhisan... meelwalba. Website walbana magac qabiil ayuu ku hadlaa, sida Allpuntland ay magac qabiil uga hadasho... AllPuntland waxay kaloo qalad ku leedahay mar walba ay wax ka qoreyso sanaag, Ama koonfurta---Fiqi fuliye, Damala xagare, Carmale, Ceelbuh--------Ama woqooyiga Sanaag markey wax ka qorayaan---Geelweyto, laasqoray, haramle, Moon, durduri---- Allpuntland waxay u taqaanaa Bariga Sanaag. Waa waxa ay ka barteen maamulka S/land oo siyaasad ahaan loolan ugu jira gobolka Sanaag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 28, 2009 saxaafada “SSDF” waa siduu hadalka u dhigayee Koore, awoowe anigu waxaan qabaa Taliye Dabaq sidaa uma hadline wariye Maxamed Xasan ayay u dhowdahay inuu hadalka yara xarakeeyay. Army commanders are normally much more disciplined than the average farax. But I do get your point about websites/clan issue in general. There should be no argument on that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 28, 2009 Mr somalia anigu somaliland waan uu soo halgamay dagaal baan uu gallay 11 sannadood , midheheedi na maantaan cunnaya marka ha ila yaabin brainwashkan iyo waxan aad sheegeysiid garan wayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted October 28, 2009 Xaajixunduf: Ma waxaa tahay ninkii yiri "Somaliland kaadideydii baan usoo cabay", markaasaa wariyihii ayaa weydiiyey, "oo yaa kaadidaadii ku cabsiiyey? Markaasuu yiri waxaa i cabsiiyey......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 28, 2009 Maya anigu kaadii ma cabiin , anigu dhiig baan cabbay Ciidamadii xooga somaliyeeed baan liqay lol. laffahoodii na dooxa hargeisa ku shubay Halyey Xunjuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 28, 2009 Koora wa siyasi markey oraneyan "bariga sanaag" waxaa la diidan yahay marku makhiri websites ka hadlo bari siiba meesha ay makhiri degan tahay waxay yirahdan "bari-galbeed ama western bari" So it's tit for tat political issue. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted October 28, 2009 Cowke ku garaney Western bari waan isla garaney inuu Maakhiri Dego... Laakiin Maakhirigu wuxuu leeyahay boqolkiiba 89 gobolka Sanaag.... Wuxuu degaa Bariga Sanaag, Central Sanaag, Woqooyiga Sanaag, Koonfur Sanaag,iyo Galbeedka Sanaag. Magaca Bariga Sanaag waxaa bixiyey S/land oo u maleeya in caalamku uu jaahil ka yahay Soomaaliya iyo sida loo kala dego beel ahaan. Waxay dadka ugu sheekeeyaan Sool iyo Sanaag ayaan ugu badanahay.. halka ay degaan Sool 5% Sanaagna in le'eg. Cowke iyo Allpuntland You either with us, or with the terrorist! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 28, 2009 Originally posted by Koora-Tuunshe: AllPuntland waxay kaloo qalad ku leedahay mar walba ay wax ka qoreyso sanaag, Ama koonfurta---Fiqi fuliye, Damala xagare, Carmale, Ceelbuh--------Ama woqooyiga Sanaag markey wax ka qorayaan---Geelweyto, laasqoray, haramle, Moon, durduri---- Allpuntland waxay u taqaanaa Bariga Sanaag. Waa waxa ay ka barteen maamulka S/land oo siyaasad ahaan loolan ugu jira gobolka Sanaag. Koora-Tuunshe, arintaan aad tiri waa khalad oo ah dhulalka Maakhir ee Puntland ina lagu magacaabo Bariga Sanaag, anigu waxay ilatahay inay run tahay. In kasto adigu si kale aad u aragtid. Gobolka Sanaag miyuusan ka dhexeyn shacabyada reer Shankaroon iyo reer Maakhir? Degaan ahaan markii loo fiirsho, reer Maakhir waxay u badanyihiin dhanka bariga Sanaag; reerka Soomaalidiidka ahna waxay degaan galbeedka Sanaag? Miyeenu taas run ahayn? Hadii aan khaladanahaynah, walaalo iga jaahil bixi! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted October 28, 2009 Xaaji Xunduf.... In this case, don’t play the victim! Marna I dheh waa la I laayey oo la I fara xumeeyey… Marna dheh anaa wax laayey oo dhiigooda cabey… Caalamka waa inaad hal wax u sheegtaa! Hal af ku hadal, You colonial lover! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted October 28, 2009 Mr. Somalia... Su'aashaadu ma xuma, laakiin meeshani horta ma aha meel riyaha lagu liso oo detail badan kusiin maayo Gobol sanaag waa shan cirif.... Afar iyo barbay reerkeygu degaan. Marka hal dhinac in aad igu tilmaamto waa kuu aqoon daro. Gobolku waa 6 degmo, hal ayay shankaroon degtaa, 5 kalena anaa dego. Do the math, and let me know your thinking. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 28, 2009 Mr Somalia, I don't dispute that makhiris are the majority in sanaag, infact from the statistics i read an 85% majority, while the 15% are divided between sool natives and somaliland natives. That is something that only a naive person would entertain to discuss, but i am not going into there. All i said in response to koora is that is "politics" my friend. Makhiri websites do the same thing to bari, they should expect the same tactics employed on them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 28, 2009 Originally posted by Koora-Tuunshe: Xaaji Xunduf.... In this case, don’t play the victim! Marna I dheh waa la I laayey oo la I fara xumeeyey… Marna dheh anaa wax laayey oo dhiigooda cabey… Caalamka waa inaad hal wax u sheegtaa! Hal af ku hadal, You colonial lover! Anigu waligay ma odhan ina la ii dilay aniga dawladii somaliya liqay oo jabhad uu sameystey wanan ka adkaday somali na ila maanta lama hayo Somaliland ban ku dul sameyee ciid ka hadli karta ma jirto Somali na siidan kaga tagay bay ku balanbalaysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 28, 2009 ^^ Ooops, I guess I unknowingly got in between a slug-fest between the Maakhrirs and the 'kings'. This is some sort of east Sanaag Vs west Bari beef, right? Gentlemen, do continue... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 28, 2009 Koora sanaag anigu waxa uu iiqinay 3 Degmo Degmada Ceel afweyn Degmada Ceerigabo Degmada badhan ma wax dhaafsiisan intaas aya jirta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted October 28, 2009 Lol@ Xaaji-xunduf Dhulka soo kala baro. S/land waa lagu qaataa fasalada sidey ii sheegeen niman aan gabar ka qabo. Marka iskuulka aad walaal, soo weydii? Dhanka kale, Anigu waxaan soo uruurin karaa inta jeer aad tiraahdeen waanala laayey oo nala kufsadey caalamka sympathy kaga raadiseen. Saxaafada Deyniile ayaa hada ka hor waxaan ka aqriyey iney soo qoreen in ay USC ay idin xoreysay. Ilaa iyo ay USC la dirirtey beelaha D block aysan xornimo helin. Yaa xaaji xunduf... arintaasi maxaa ka jira? Quote Share this post Link to post Share on other sites