Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Port/Transport Minister Begins Construction Of Navy Headquarter. (PICS)

Recommended Posts

Cowke   

Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda oo Dhagax Dhigay Xarunta Ciidanka Badda Puntland (Sawiro)

 

May 30, 2010

 

 

Wasiirka dekaddaha iyo gaadiidka Puntland Eng. Siciid Maxamed Raage ayaa saaka dhagax dhigay Xarunta ciidan oo ay iska leeyihin Ciidanka Badda Puntland oo halkaas lagu tababari doono.

 

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qaybgalay dad kala duwan oo isugu jiray khuburada dhismaha ku wada Xerada,masuuliyin ka tirsan Dowladda Puntland, Isimo iyo Aqoonyahano,waxaana si rasmi ah dhismaha Xerada u dhagax dhigay Wasiirka Dekaddaha iyo gaadiidka Badda Puntland Eng.Siciid Maxamed Raage.

 

Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda Siciid Maxamed Raage ayaa intaa ka dib wareysi gaar ah siiyey warbaahinta Horseed Media oo uu kaga warbixinaayo xarunta ay iska leeyihin Ciidanka Badda Puntland,waxaana uu sheegay in lagu xarayn doono ilaa 700-Askari oo ka mid noqon doona Ciidanka Badda ee loo samayn doono tabbabar isagoo sidoo kale sheegay in Askarta lagu xiri doono sharuudo adag oo looga baahanyahay in ay kasoo baxaan ayna muhiimada saari doonaan caafimaadka ayadoo askarta la qaadan doono u heli doono daryeel dhamaystiran iyo adeegyada joogtada ah.

 

Wasiirka ayaa sheegay in xeradaan ay noqon doonto mid laga duulo xilliga lala dagaalamaayo kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ee ka qowlaysanaaya xeebaha Soomaaliya iyo gacanka Cadmeed.

 

Waxaa uu sheegay in ay macquul tahay in Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka ay wada isticmaalan xeradaan maadama uu jiro heshiis ku aadan la dagaalanka Burcadbadeeda Soomaalida ee u dhaxeeya labada dhinac.

 

Siciid Maxamed Raage ayaa hoosta ka xariiqay in Ciidanka Badda Puntland in ciidanka cusub ee loo qori doono Puntland kuwaas oo noqon doona ciidamada Badda ilaaliya in aysan noqon doonin sidii kuwii horey u soo maray Puntland kuwaas oo shirkado gaar ah hoostegi jirey isla markaana burbur ku dhamaadey, waxaana ku dedaalaynaa ayuu yiri in ciidankan uu noqdo mid dawladeed oo aan burburin.

 

”…Ciidankaan waxaa markii ugu horeysa ay la dagaalami doonaan Burcadbadeeda sidii gaadiidka ay si amni ah u maraan xeebaha,taas ayaa ugu horeyn muhiim ah..”ayuu yiri.

 

Maqal waraysiga wasiirka dekadaha iyo gaadiidka badda Eng. Siciid Maxamed Raage

 

 

Xaruntan oo aad u balaaran kuna taalla dhanka galbeed ee garoonka diyaaradaha magaalada Bosaaso ayaa waxaa maalgelinaysa shirkad laga leeyahay Koonfur Afrika oo lagu magacaabo SARACEN INTERNATIONAL,balse ay Dowladda Puntland iyaduna gacan ku leedahay siduu sheegay Wasiirka dekaddaha Puntland.

 

Waxaana ay noqonaysa Saldhigii ugu horeysay ee laga furo degaanada Puntland oo loogu talagalay la dagaalanka Burcadbadeeda ayadoo masuuliyinta Xukuumada Puntland ay hore ugu dhawaaqay in ay dagaal adag la galaayan Burcadbadeeda.

 

Siciid Juquraafi

Horseed Media

Bosaaso,Puntland

 

DSC02688.jpg

 

DSC02689.jpg

 

DSC02696.jpg

 

DSC02730.jpg

 

DSC02719.jpg

 

DSC02682.jpg

 

DSC02720.jpg

 

DSC02691.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

This was approved at nairobi between the tfg/ puntland and the international community was present when signing the deal.

 

This will be the navy base headquarters in Puntland and im sure their is going to be smaller bases throughout all the coastal communities of puntland.

 

Puntland coastguard is also going to be managed by the government and not private companies anymore as was the case last time when a coastguard was set up under abdullahi yusuf term.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Cowke:

Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda oo Dhagax Dhigay Xarunta Ciidanka Badda Puntland

Isn't it supposed to be Ciidanka Badda Soomaaliya as agreed? Or is this one of P/lands projects because I thought there was a deal to set up a base there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Haatu This is going to be solely puntland naval base but the tfg will be using it. Similar to carmo police academy, the tfg use it doesn't mean it's theirs!!!

 

Waxaa uu sheegay in ay macquul tahay in Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka ay wada isticmaalan xeradaan maadama uu jiro heshiis ku aadan la dagaalanka Burcadbadeeda Soomaalida ee u dhaxeeya labada dhinac.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Haatu, dawlada puntland iyo dawlada federalaga waa equal qof is-sareyo ma jirto. Its going to take very similar shape too ethiopia ethnic federalism.

 

We share the nation noone is above another. Every tribe is equal and every region is equal and we will all participate in the decision processes of the nation.

 

The second someone or tribe or region has more power then another person or tribe or region this can lead to a collapse of government as was seen in the past. Somalia is not like every other country and require different approach to have functioning state. You may see a functioning state similar to america but thats just 1 way of achieving a functioning state and that is something works for them doesn't mean it will work for us due to cultural/environmental/religious difference between our society and their society.

 

Haatu alot of somalis are so used to foreign systems they have no clue that is what usually brings us to the failures we are in today and we seem to repeat it over and over again BY TRYING TO EMULATE OTHER SOCIETIES SYSTEMS.

 

We need to use local systems for somalia as far as im concerned.But unfortunately with such heavy foreign presence inside our politics those donors won't accept funding a somalia traditional system because naturally the funders have their own objectives to achieve.

 

But federalism is properly the best out of all the foreign systems available and thats why I support it. Puntland has used federalism something that will satisfy the u.n/ethiopia and regionalism(traditional politics) to achieve themselves a form of government pleasing their donors and at same time addressing their local needs with the traditional systems.

 

Its not the best approach but it's the most realistic approach considering how heavy of a presence foreigners are inside somalia politics. It worked for 12 years now its got its problems but with time it will be finely tuned and will get better with experience.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Cowke and Duke, hold your horses lads. No one said Somalis are not eaqual. Plus, it is sad that some think when ever someone questions something to do with P/land that they hate the state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Haatu, I never said you hated puntland nor did I responded to that, I responded to your federalism remarks.

 

Nassir your welcome bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

SOMALIA: Puntland to start construction of new Navy base

 

May 31, 2010

 

Minister of Ports and and marine transportation at the construction site in Bander Siyada

Puntland will start construction of a new navy base in the coastal village of Bandar Siyada, officials said.

 

 

Today, construction of Puntland navy base to bolster the fight against Somali pirates began at Bandar Siyada village, about 25km west of Bosaso city, the commercial capital of Puntland.

 

The construction of the new base includes training centre for new recruits and a command center for the Puntland navy force, funded by a UK based security company, called SARACEN INTERNATIONAL and the Puntland State administration.

 

A delegation led by Puntland’s Minister of Ports and officials from SARACEN International visited the construction site, today.

 

The Construction of the base began when the first cornerstone was laid by Mr.Said Mohamed Rage, the Minister of Ports and marine transportation of Puntland.

 

“…Puntland will establish a new navy force, that is able to combat against pirates and secure our seas….” says Mr.Rage.

 

“…this will be a new force that is different from previous marine security forces, those forces have failed because they were none state entities, they were controlled by private companies, but now we will create the Puntland state navy that will have all the necessary equipment and training,” said Mr.Rage.

 

Somali pirates continue their attacks against international ships in the Gulf of Aden, despite the international naval escorts and patrols.

 

Currently, The EU Naval Force (NAVFOR) Operation Atalanta off Somalia is part of the international naval operation, to protect World Food Programme (WFP) vessels and prevent piracy.

 

The construction of this navy base will be the first in Somalia for decades. Somalia has been without an effective central government since President Siad Barre was overthrown in 1991.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this