Sign in to follow this  
Qandalawi

WFP and the NGO's vs Alshabaab

Recommended Posts

Rashin WFP u keydsanaa oo Al-shabab Sh/Hoose ka qeybiyay.

 

By Somalimirror on 3 Jan, 2010 12:19 PM in Main, Wararka

 

Xilli Bilowgii Bishan ee Sanadka cusub uu ku eekaa amar horey Xarakada Shababul Mujaahidiin ku soo rogtey Hay’ada Cunnada QM ee WFP, oo ku adaanaa inaaney raashin dibada dalka ka keeni Karin balse dalaga gudaha iibsato dibna dadka ugu qeybiso waxa uu Maamulka Shabeelada Hoose ee Al-shabab qeybiyay raashin badan oo WFP bakhaaro ugu keydsanaa.

 

 

 

1151 loor oo Digir iyo Galleey ah iyo 2358 Gasac Saliid cadey ah oo WFP ugu keydsanaa Bakhaaro ku yaalada Xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ee Magaalada Marko ayaa loo qeybiyay Boqolaal ka mida danyarta Gobolka ku dhaqan.

 

 

 

Qof walba waxa uu nasiib u helay Loor & Gasac saliid, waxa ayna arintan dadkii la siiyay u aheyd fursad weyn oo ay ka faa’iideysteen, sidoo kalena soo dhaweeyeen.

 

 

Waaliga Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose ee Xarakada Al-shabab, Sh Maxamed Abu C/lla oo fulinta howshan goob joog u ahaa waxa uu sabab uga dhigay inuu dhamaadey xilligii horey Hay’ada WFP u qabteen inay faarujiso keydadka raashinka ee Bakhaarada ku jira, una qeybiso dadka dhibaateysan ee loogu talo galey.

 

 

 

Waxa uu sidoo kale sheegay iyada oo go’aankoodii hore ka amba qaadaya inay arintan fuliyeen, raashinkii Bakhaarada ugu keydsanaa WFP dadkii u baahnaa u qeybiyeen si ay uga faa’iideystaan.

 

 

 

Marka laga soo tago raashinka la qeybiyay waxaa sidoo kale jira, mid dhacey oo qeyb ka ahaa kan Bakhaarada ku jiray oo Maamulku dab qabadsiiyay oo gaarayay 375 Loor.

 

 

 

Raashin qeybinta uu Maamulka Shabeelada Hoose fuliyay waxa uu imaanayaa xilli bilo ka hor uu Maamulku dadka Fuqarada ee Gobolka u qeybiyay Zako uu ka aruuriyay dadka Xoolaha leh ee Zakadu ku waajibtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The NGO's are the worst enemy we have in Somalia, they have kept our nation in bondage and taught us nothing good but begg and rely on them.

 

What do you think?

Share this post


Link to post
Share on other sites

How convenient for Al Shabab to ignore the fact that the WFP and other Aid agencies are ALL supported by the very same American and European 'infidels' they wage jihad on?

 

Al Shabab work hand in hand with these so-called NGO's to keep Somalia in the pitiful anarchic state it is in. Shabab gets to say that they rule some parts of southern Somalia and the NGO's continue to misappropriate donor funds in their comfortable hotels in Nairobi. It's a win-win preposition.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this