Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Israel Talks about Somaliland Again

Recommended Posts

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Israel Mr. Avigdor Lieberman ayaa hor keenay shirkii golaha wasiiradda dawladda Israel ay todobaadkani ku yeelatay xarunta shirarka xafiiska ra'isal wasaaraha ee magaalada Televiv qaraar qabyo ah oo ay Dawladda Israel kaga fekerayso sidii ay aqoonsi buuxda u siin lahayd Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Qaraarkani oo ka koobna laba bog ayaa waxaa soo diyaariyey guddi ka kooban afar xubnood oo hore ay wasaaradda arrimaha dibaddu dhawaan ugu xil saartay inay soo darasadeeyaan qaabka ay Israel xidhiidh dhaw ula yeelan karto dalka aan la aqoonsan ee ku yaalla biyaha bedda cas ee Somaliland, qaraarka ayaa wuxuu sharaxaad dheer ka bixinaayey taariikhdii siyaasadeed, dhaqan iyo bulsho ee dadka iyo dalka Somaliland iyo sida ay uga caawin karto Israel istaratijiyad ahaan aqoonsi ay Somaliland siiso.

 

qaraarkani ayaa sidoo kale wuxuu sharaxaad ka bixinayaa qaabka ay Israel gacan uga gaysan karto wuxuu qaraarku ku tilmaamay olole siyaasadeed oo ay horkacayso dawladda Israel oo lagu gaadhsiinaayo farriinta aqoonsiga Somaliland beesha caalamka, wuxuu sidoo kale qaraarkani si toos ah shaaca uga qaadaya qaabka ay Israel xidhiidh toos ah ula yeelan karto maamulka Somaliland.

 

Qaraarka ayaa sidoo kale wuxuu sharaxaad dheer ka bixinaya sida aqoonsi ay Israel hor kacdo oo la siiyo Somaliland u caawin karo sidii loola dagaalami lahaa wuxuu qaraarku ku tilmaamay kooxaha argagixisada ah iyo kuwa budhcad badeeda ah ee ka jira gacanka cadmeed, bedda cas iyo weliba xuduudaha u dhexeeya geeska afrika iyo dalalka beriga dhexe.

 

Qaraarka oo qabyo ah ayaa waxaa nuqul ka mid ah loo gudbiyey Ra'isal wasaaraha Isreal Benjamin Netanyahu sidii xafiiskiisu iskaashi buuxda arrintani ugala samayn lahaa dalalka sida weyn ay Israel iskugu dhaw yahiin, qaraarku wuxuu sheegay inuu jiro xidhiidh dhaw oo ka dhexeeya Somaliland iyo Israel oo arrintani ku saabsan.

 

Qaraarkani ay dawladda Israel hadda sida cad usoo bandhigtay ayaa waxaa habeenkii xallay laga daawanaayey telefishanka afka xukuumadda Israel ku hadla ee loo yaqaano MABAT Israel Tv station One.

 

dhawaan ayaa waxaa arrintani ka dhawaajiyey afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Israel Yigal Palmor oo warbixin uu siiyey wergeyska the Haartz Daily ay ka soo xigatay shabakadda Golis isla markaana warkaasi uu ku baahay dhammaanba dacalada dunida, Israel ayaa u muuqata hadda inay dhegaha ka furaysanayso baaqyo ka imanaya dalalka carabta gaar ahaan masar iyo Jibouti oo damacsan in arrintani ay joojiso dawladda Israel

 

Golisnews, Televiv

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Golis news has reporters in telaviv, Egypt is sending teachers to spy on you and so and forth. Wale, you guys are comedians.lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Originally posted by Jacaylbaro:

Karl, continue laughing sxb ,,,,, i'm glad it at least entertains you ,,
;)

Ngonges tribe have a saying: worst of afflictions are the ones that make you laugh out loud ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Arabs. Yarko wa bila adab. :D

How come these stories are not in any other news sources? Why only SL sources? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

When I was in UK a few weeks ago someone showed me that fake letter from the Isreali Foreign Ministry (the joke played out by SOL nomads) saying they recognise SL. I read it on here but not in detail. The guy said it ended up being a fake and he wondered who 'Jacaylbaro' was :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

According to Haatuf Newspaper:

 

 

Dhinaca kale wasiirka arrimaha dibadda Somaliland,C/laahi Maxamed Ducaale oo aanu xalay khadka tilifoonka kula xidhiidhnay isla markaana wax kaga weydiinay mawqifkooda xukuumad ahaan ee ku wajahan arrimaha la xidhiidha aqoonsi ay Israel siiso Somaliland iyo waxa ay kala socdaan xukuumad ahaan ayaa isagu ka gaabsaday inuu wax tafaasiil ah ka bixiyo arrintaasi isla markaana afka ka xidhay isagoo tilmaamay in aanu wakhtigan xaadirka ah aanu ka hadlayn mawduucaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Jacaylbaro:

:D:D:D
,,,, I know inay reer Burco wax walba iska daabacanayaan ,,, lol

:D:D

 

He was brought up in Hargaisa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Originally posted by Jacaylbaro:

and what is Ngonges tribe ??? ,,,,,,

dee they are descendants of the great Arab Banu Hashim Sheikh. :D

 

Now, seriously, i can't understand why somaliland supporters would make up stories about Israel recognising SL? to me- it just makes them look silly and desperate. if golisnews claims that the hareetzdaily, one of the major papers in Israel btw, wrote an article about Somaliland, all I have to do is a quick search on their archive, which will quickly expose that the article doesn't exist and they have infact never ever written any story about Somalis, let alone their regions. Propaganda is better when it has at least a bit of substance or when you claim " unconfirmed or secret sources". But attributing a fake story to a national newspaper and putting quotes in the mouths of the Israeli cabinet, is, frankly, my sxb, taking it too far and bad PR too :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this