General Duke Posted July 26, 2008 Saraakiil Puntland ka socota oo gaaray Laasqoray Bosaso, P/land, Somaliya (Calanka.com) 24-Luulyo-08 Dhawaan ayaa deegaanka Laasqoray waxaa booqday saraakiil ciidan oo ka tirsan maamulka Puntland, kuwaasi oo halkaasi u booqday sidii ay u soo indha-indheyn lahaayeen xaalada deegaankaasi iyo ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka oo saldhigyo ku leh bartamaha iyo daafaha magaalada Laasqoray. Isku xidhaha ciidamada ee gobolada Kar-kaar, Sanaag iyo Bari Maxamed Saciid Jaqanaf ayaa wafdigaasi hogaaminayay iyaga oo markii ay gaadheen gudaha Laasqoray durba bilaabay la kulanka Saraakiisha ciidanka ee Puntland ka tirsan ee ku sugan Laasqoray. Sidoo kale markii ay la hadleen Ciidamada Puntland ee Saldhigyada Laasqoray Ku yaala ku sugan ayaa waxa ay saraakiishu guda galeen Kulamo ay la qaateen Cuqaasha deegaankaasi Kuwaasi oo ay kala hadleen amaanka Deegaankaasi iyo sidii aysan markale u dhici lahayn in ciidamo somaliland ka tirsan aysan soo galin gudaha magaaladaasi. jaqanaf oo la hadlaya warbaahinta ayaa sheegay In Ciidamada Puntland aysan weerar u diyaar ahayn waqtigan balse ay difaac muujin doonaan haddii weerar lagu soo qaado. Sidoo kale Intii ay saraakiishu ku sugnaayeen Laasqoray Waxaa ay la kulmeen Ciidamo somaliland Hore uga tirsanaa kuwaasi oo maalmo ka hor sheegay in ay isaga baxeen Somaliland iyada oo odayaasha Deegaanka Laasqoray ay ku qanciyeen Ciidamadaasi somaliland ka goostay In aay ku biiraan puntland si isku dhac labada Ciidan dhexmarta looga fogaado taasi waxaa la shegay in ay ogalaadeen ciidankaasi oo ku biireen Ciidamada Puntland ee laasqoray Jooga waxaana ay ciidamadani tiradoodu gaaraysaa 150 askari asla ahaan ka soo jeeda deegaankaasi. Dhawaan ayaa laasqoray waxaa gaaray ciidamo ka tirsan Somaliland kuwaasi oo magaalada galay ka dib markii ay odayaasha deegaanku ay ka dalbadeen labada ciidan in ay isaga baxaan deegaankaasi hasse ahaatee Ciidamada Puntland ayaa dib iyagu uga soo baxay halkaasi halka kuwa somaliland ay kuba sii durgeen Gobolkaasi taasi oo sababtay in ciidamadii puntland ay dib ugu soo laabtaan Gudaha laasqoray Iyada oo kuwii somaliland ay dib ugu laabeeteen Ceerigaabo. Madaxweyne cadde Musse ayaa dhawaan kulan u la qaatay ganacsatada ugu sheegay in aysan laasqoray ku soo laaban ciyaar ciyaar balse ay ahayd arin ay puntland tixgalin balaaran siisay. Mahamud Said Salad askar75@hotmail.com Calanka.com Calanka.com Isha wararka xaqiiqda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 26, 2008 ,, maxaa beenta la dhameeyay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 26, 2008 These pics are from Garowe, I know that dusty street. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted July 26, 2008 ^It's true, Puntland commanders like Col. Mohamed Said Janaqaf, Mohamoud Gantaal and deputy advisor of Puntland Intelligence Services (PIS), Mr. Abdirizaaq Alore, were all in LasQorey, Sanaag one week ago. Here are the pics SOURCE Dhahar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 26, 2008 JB: dont get angry lad. Truth is truth. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 26, 2008 Originally posted by The Zack: These pics are from Garowe, I know that dusty street. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 26, 2008 Originally posted by General Duke: JB: dont get angry lad. Truth is truth. You are exposed ,,,, you thought no one could differentiate between Garowe and Lasqoray ? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 26, 2008 ^^^looll/ You ever been to Garowe or Las Qoray? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted July 26, 2008 JB, I know you log in from Somalia, and you know that If you get off the long inter-regional highway, you will definately run into dusty streets in every city in the motherland. In the future, We need to give the first priority to infrastructual development throughout Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 26, 2008 Duke lol yea I have been to Garowe twice. Koora, there are different kinds of dust. The above pictured one is from Garowe sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 26, 2008 ^^^lool. Adeer keep saying it it might become true for you. Anyhow there is news coming from Garowe soon, and pics you might recognise it better. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Zoobe Posted July 27, 2008 every city in somalia is dusty, whether it be mogadishu or garoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sunaari Posted July 27, 2008 That city is not Garowe for sure.You guys are the ones supposed to make somali cities dusty free, but you contribute nothing, but bad mouthing other cities. Whether they have dusty or green lawns, they are very happy thier nice, clean and unpolluted lands. I know, for sure, Hargeysa, Mogadishu, Kismayo are all dusty cities with big houses. So, all somali cities are dameer iyo labadiisa dhegood, but we should be the ones who should fix our dusty enclaves. We send money to kill inocent people, but not money to fix dusty roads. Quote Share this post Link to post Share on other sites