Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Sharif turns Villa Soomaaliya into 'Villa MogadishuUSC' +hate speech in his presence

Recommended Posts

^

Maya mataano isku dhegan ma'ahee, maskaxdooda iyo maankooda ayaa mideysan oo isku si u fakara oo ma'aha adiga oo kale oo ey kaga dhagantahay shabaab baa muslin ah. Waayo maskaxdaadu mid shaqaynaysa oo caafimaad qabta hadey tahay, wiil yara oo maskiin ah oo gaajeysan-- inta been laga dhaadhiciyo-- in la yiraahdo is-qarxi, janaad ku galaysaa, waad kasoo horjeensan lahayd. Laakin nin taa aaminsan baad tahay, marka hala yaabin ragaan nasabka ah oo malin walba hal meel uga wada soo jeesta wixii lidi ku ah midnimada iyo hormaka Somaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Nasab, ma sidaasaa??. Observation'kayga inta badan (if not always) isku waqti ayay forum'ka ku jiraan isuna jiibiyaan!. Coincedence miyaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Rumors say they are one person. Qoraalkoodu wuu isu eg yahay farta Somaliga qoraalkeedana wey ku adag tahay labadaba mar mar uu qof kale usoo qoro mooyee, weyse akhrin karaan. I don't disagree with those rumors.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^Nasab, ma sidaasaa??. Observation'kayga inta badan (if not always) isku waqti ayay forum'ka ku jiraan isuna jiibiyaan!. Coincedence miyaa?.

Oh the horror! The horror! You of all people, being the quintessential script on SOL, should NOT be quick to insinuate nor point fingers at others, Maaddeey. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Waqtigii iska hadaaqa miyaa la gaaray? :D

 

Zack, I don't think inuu same person yahay oo iyagoo war aan 1 daqiiqo lagu qori/post'gareyn karin 1 minute kaliya kala horreeya ayaan arkay (farsamo kale ma ogi :D ). Ugu yaraan waa laba qof oo qorshe ku soo gala.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Are you saying he'll write his reply in two different computers, then hits the 'return' key (nearly)at the same time?. :D

 

Iney hal qof isugu tagaan baan hubaa! 'gabar xataa ma cafinaayaan'!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Originally posted by Maaddeey:

^Nasab, ma sidaasaa??. Observation'kayga inta badan (if not always) isku waqti ayay forum'ka ku jiraan isuna jiibiyaan!. Coincedence miyaa?.

:D

 

Ma hadaa baraarugteen. Anigu waxaan u arkaa daciifnimo, in qof uu samaysto magac kale si uu isugu camiro. If you want to convince others or shape popular thought, then you should support your claims and develop other persuasive tactics.

 

Nonesense

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

marka hala yaabin ragaan nasabka ah oo malin walba hal meel uga wada soo jeesta wixii lidi ku ah midnimada iyo hormaka Somaliya.

looooooooooool@sheer hypocricy.

 

Nasabka iyo midninmada ayaa qalad laga fahmey ma is tiraahdeen.

qabiilkeyga ayaan u shaqeynayaa, oo saro ayaan dhisanaayo while dhiiga Somalida u daadanaayo, miyaa midnimida iyo horumarka Somaaliya aad ka hadlaysaan?

 

Dadka walaalaheen ee Somaalida oo dhibaateysan ayaan ka eryaayaa gobolkeyga waayo iguma abtirsadaan miyaa the definition of midnimada iyo horumarka Soomaliyeed?

 

Kan is qarxinaaya iyo kan dadkiisa(Soomalida) iska ag fogeynaayo maxay is dhaamaan? waxba

 

Dadka dhimanaya maalin walba dhiigooda qiimo agtiina kama laha, marka maxaad ku faaneysiin oo aad haysataan maanta?

Qofkii Soomali sheegta oo dibada jooga qaxootinimo daradeed inuu musuqmaasuqa u sacba tumo ma xaq baa?

Ma ilowdey waxaad qaxooti ku noqotey? naxariista xagey idinka martey?

 

Muslim baan ahay oo Quraanka kariimka ayaan xifdiyey oo diinteyda kor iyo hoos ayaan ka aqaana haddana dhiiga muslim ka qiimo iguma fadhiyo agteyda maad u taqaaniin jihaadka?

 

Mutacalim baan ahay, waxaan ka qalin jebiyey Harvard oo waxaan haystaa 3x Ph.D oo English baan ku hadlaa ayaa la isugu faanayaa, iyadoo dadkeena ay baaba'aayaan oo wadankeena holcaayo har iyo habeen.

 

Ama sida reer WG banaanka soo istaaga ee dhaha Soomaliya shaqo kuma lihin, oo dadka gubanaya oo dhimanaya maalin walba iska indha tira, ama dadka Soomaliyeed wax u qabta kana shaqeeya inaad la dagaalantaan musuqmaasuqa lagu haayo wadankiina(or so you say).

 

Qof u maqan dadka dhimaanaayo maalin walba ma jiro. Wax lagu faano meeshan ma yaalaan.

 

Odeygan la daacayadaynaayona, Soomaliya ayuu jooga, maalin walba dhiiga daadanaayo wuu hor taagan yahay, so why wouldn't he be frustrated ma is weydiiseen intaad hadalkiisa gadgadineysaan?

More than 230 people have so far been killed in Mogadishu (Ramadan month), for what I ask? who is speaking for them? who?

 

Hadaad midnimo ama horumar rabto, dhiiga dadka daadanaayo qiimo ayuu kula lahaan lahaa, habeen walba markaad seexanayso waad ka fikiri lahayd, markaad subaxdii soo kacdid waad ka fikiri lahayd oo waxbaad u qaban lahayd wadankaaga.

 

Wake up from your coma, and do something for your people(no matter what clan they belong to) and stop xaasidnimada.

 

I leave you with "war WAX ISKU FALA oo hurdada ka kaca" if you are a Somali. Haddii kale arrimaha Soomaliya faraha ka qaada oo ka dhex baxa and go on your merry ways (ku dayo SL ama Afghanistan u guura oo dalkeena ka dhaqaaqa).

 

Say no to injustice, say no to genocide, say no to jaahilnimo.

Support what is just and fair.

 

p.s. waxyaabaha yuhuuda iyo kirishtaanka ku dhaqmin ayaan ku dhaqanaa haddii aan Muslim nahay, Somaalina ka sii nahay, after 20 years I think it is time to say "NO MORE"!!

GET UP AND FIGHT for your country and for your people.

Hadii kale SHut your YAP.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Mr. Somalia:

^

Hey, back off Nina, you know I speak the truth.
:D

Me no speak English.

 

Calanka aad wadatid waxyaabaha aad u geysatey kama hadli karo, waxaana fiicnaan lahayd inaad kuwa nasabka aad ku tilmaamtey la wadaagto calankooda kana aad wadatidna qashinka ku tuurto.

A great idea soo ma ahan? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this