Che -Guevara Posted June 30, 2006 Osama Bin-laden oo ku goodiyay in Mareykanka uu kula dagaalamayo Somalia Mogadishu - 30 June. 06 ( Sh.M.Network) Hoggaamiyaha ururka Al qaacida Osama Bin laden oo soo diray fariin uu kaga hadlayay dilkii Mareykanka uu u geystay Hoggaamiyihii Al qaacidada Ciraaq Abu Muscab Al zarqaawi, ayaa waxuu mareykanka uu ugu goodiyay in Al qaacida ay Mareykanka kula diriri doonto dalal ay ku jirto Soomaaliya. Osama Bin-laden, Cajaladan codka ee Osama Bin Laden oo la soo dhigay Shabakadda Internet-ka ayaa Bin Laden waxuu hanjabaad toos ah u ugu jeediyay Madaxweynaha Dalka Mareykanka George W. Bush Isaga oo yiri Bush "si aad ha u farxin, Calanka Al qaacida Ciraaq ma uusan dhicin laakiin waxuu ka wareegay hal libaax iyadoona uu u gudbay ama uu qabtay Libaax kale†"Waynu wadi doonaa dagaalka haddii Allaha awooda lihi yiraahdo, waxaan adiga iyo isbaheysigaagaba kula diriri doonaa Ciraaq, Afghanistan iyo Soomaaliya iyo sidoo kale waddanka Sudan ilaa aan aan khasaaro u geysano lacagtaada oo aan dilno askartaada waxaadna u laaban doontaan Mareykanka idinka oo guul dareystay sidii aan horayba aan guul daradda kuugu geysanay Soomaaliya marka aad joogteen†Osama sharaxaad ama faahfaahin kama uusan bixinin khasaaraha ururka Alqaacida uu horay ugu geystay Mareykanka dalka Soomaaliya balse horraantii Sagaashamaadkii ayay aheed markii Mareykanka loogu dilay 18 askari Magaaladda Muqdishu. Hase ahaatee Ameerikaanka ayaa dhowr jeer ku celcliyay cabsi ah in Soomaaliya ay hoy u noqoto Ururka Alqaacida oo dagaal culus uu kala dhaxeeyo Mareykanka, dhowaanahan waxaa soo kordheysa hadal heynta Mareykanka ee arrimaha Soomaaliya. Shabelle Media Network, Somalia web page Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted June 30, 2006 The guy works like a propoganda machine and as a marker for next US target. Anywhere he mentions you can sure bet the marines will be going. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted June 30, 2006 I think it will one of the following things. 1. US backed intervention a la Afghanistan with a Somali Karzai. 2. The US may hate Somalis but there is no love lost between them and the Ethiopians. The US will not back an Ethiopian invervention in Somalia. They like the current stuation. They want to keep the Somalis and the Ethio's locked in this vicious cycle. So that they can use us against each other for their interests forever. The giving away of the Oga-denia, Huad reserve Area and the NFD was not a coincidence. 3. If the US chooses to destroy the 'Islamic fundemntalists' the Somali battle ground favours them. The international Jihadists that will gather in Somalia will have no place to hide like they have in Iraq and Afghanistan. But then the Somali population might rise up and create a new Vietnam. 4. The West is in a catch 22 situation. If they engage in a battle with the ICU they will be pinned down in Somalia for a prolonged war that they will loose (after causing a massive slaughter). If they do nothing the ICU will capture Somalia and strive to get back theoccupied Somali territories. The situation is messed up. Quote Share this post Link to post Share on other sites