Sign in to follow this  
Liibaan

GUUL : Khusuusiga oo Doortay Guddoomiye Ansixiyeyna Hogaanka SSC

Recommended Posts

Liibaan   

BOOCAME ONLINE: Golaha Khusuusiga Oo Kal Fadhigii Ugu Horeeyey Ku Doortay Guddoomiye Ansixiyeyna Hogaanka SSC.

 

Golaha Khusuusiga SSC ayaa maanta kalfadhigii ugu horeeyey ee ay yeesheen waxa ay ku doorteen guddoonka golaha iyaga oo ansixiyey Hogaanka SSC ee lagu doortay Magaalada Nairobi.

 

 

 

Golaha Khusuusiga oo ay goob joog ka ahaayeen 16 xubnood ayaa waxa si aqlabiyad ah loogu doortay Guddoomiyaha golaha Khusuusiga Col. C/risaaq Gacamey waxa kale aqlabiyad lagu ansixiyey oo aan lookala hadhin lagu ansixiyey Hogaanka SSC Dr. Saleebaan Xaglatoosiye iyo ku Xigeenkiisa Col. Cali Sabaray.

 

 

 

Golaha Khusuusiga ayaa si ku meel gaadh ah ugu sii shiri doona magaalada Buurwadal iyada oo xeerhoosaadka golaha la dhamaystiri doono, maalma soo socda

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Indeed Guul. The plan and its process are moving forward and that is what I call commitment. Wishes to collapse and interferences are coming from all directions to ssc people who only mind their own business. I wonder why some feel so threatened.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

khusuusigud.jpg

 

Daawo: Xafladii Doorashada Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga(Video)-

 

 

Lasanod Online. Thursday, March 18, 2010

 

Gudoomiyaha khusuusiga

 

Buura Wadal,(Lasanod Online)- Waxaanu hoos idiinku soo gudbinaynaa cajlad maqal iyo muuqaal ah oo muujinaynsa xafladii doorasahda gudoomiyaha Khusuusiga.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this