kingofkings Posted March 3, 2012 Wing Wizard;798136 wrote: This is a lie, mate. But let them believe all those bollocks published on the warlord diaries. Their propaganda only makes us better and better. agree. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2012 Jacaylbaro;798141 wrote: HORSEED MEDIA ,,,,, I guess it is not a lie now ,, eh ? Should I post it again now ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 3, 2012 Bosaso(Pi) Koox burcad ah ayaa xalay weerar kusoo qaadey barta kontoroolka magaalada bosaso, ciidanka ilaalada kantaroolka ayaa si gaadmo ah koox hubeysan usoo weeraren sida uu Puntlandi u sheegey Sargaal ciidanka ka tirsan wax khasaare ahna masoo gaarin ciidanka balse labo qof oo rayid ah ayaa dhawacmay. Kooxda Burcada ah waxaa ka dhintey hal nin wsxayna ciidanku sheegeen inay baaritaan ku wadaan ninka meydka ah. Waa markii labaad oo weerar gaadmo ah loo geysto kantaroolka magaalada mudo afar bilood gudeheed ah. Dhinaca Dowlada waxaa la filayaa inay faahfashin ka bixoyaan maanta weersrkii xalay. Puntlandi.com kala soco warsrka rasmiga ah ee ku saabsan weerarkaan puntlandi.com Bosaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2012 So it is not a lie ,, eh ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 3, 2012 Saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar xalay lagu soo qaaday kantaroolka magaalada Boosaaso Afhayeenka ciidamada Al-shabaab Sh.Cabdicasiis Abu Muscab oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in ciidamada Al-shabaab ee buuraha Golis ay weerarkaas fuliyeen. Wuxuuna intaas ku daray in ay weerarkaas ku dileen 5-askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee Puntland dhowr kalena ay ku dhaawaceen. Dhinaca kale qaar kamid ah mas’uuliyiinta Isbitaalka weyn ee magaalada Boosaaso ayaa Horseed Media u sheegay in Isbitaalka lasoo gaarsiiyey 12-askari oo dhaawac ah. 11-kamid ah askartaas ayaa sida ay saraakiisha caafimaadku xaqiijiyeen ah kuwo ay xaaladoodu aad u sahalan tahay waxaase dhaawacii soo gaarey dartiis Isbitaalka ugu geeriyoodey hal askari. Saraakiisha laamaha caafimaadku waxa kale oo ay Horseed Media u sheegeen in ay qaybta meydka ee Isbitaalka yaaliin meydadka 3-nin oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab ee buuraha Golis kuwaas oo sida ay sheegeen uu ku jiro nin loo malaynayo inuu ajnebi ahaa. Weli ma jiro wax war ah oo dagaalka xalay ka dhacay duleedka koonfureed ee magaalada Boosaaso ku aadan oo dhinaca Puntland kasoo, baxay waxaase la filayaa in mas’uuliyiinta laamaha ammaanka u sareeyaa ay saacadaha soo socda Saxaafadda la hadlaan. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wing Wizard Posted March 3, 2012 Jacaylbaro;798174 wrote: So it is not a lie ,, eh ?? So 20+ dervishes where killed, eh? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2012 They claimed 20+ and the other side admits 5 ..... do the math but mar dambe ha odhan waxba may dhicin ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wing Wizard Posted March 3, 2012 Jacaylbaro;798203 wrote: They claimed 20+ and the other side admits 5 ..... do the math but mar dambe ha odhan waxba may dhicin ,, I'm in Bossaso and nobody knew anything about this incident. It was only 2 kids throwing few stones and the warlord diaries started their usual wank-fest. Thus, I'm repeating the "waxba ma dhicin" statement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2012 It was only 2 kids throwing few stones and 5 (assuming minimum) died ,, eh ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wing Wizard Posted March 3, 2012 Jacaylbaro;798211 wrote: and 5 (assuming minimum) died ,, eh ? Nope! Unless you listen to Ahmed Godane. Quote Share this post Link to post Share on other sites