Sign in to follow this  
Dhubad.

General Aidid Talking about Somaliland

Recommended Posts

Dhubad.   

This is the first time I have ever seen Aidid talking. He seems very wise and has given a good advice.

 

 

Edit: Basically SOL blocked that website I don't know why?

 

here it is with slight modification:

 

www.S0malilife.com/videos/view_72/ - Replace 0 with vowel o (Somali)

 

Xiin,

 

I see what you mean. Perhaps I should have used clever instead of wise coz he hid some ****** mistakes. Otherwise he is cool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Asmara , April 13, 2007 (HawiyeNews.com) – Ra'iisul-wasaare K/xigeenka dalka Somalia ahna Wasiirka howlaha guud iyo guryeynta Eng. Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid ayaa maanta shaaca ka qaaday in xasuuq ba'an laga geystay magaalada Muqdisho.

 

Xuseen Ceydiid waxuu sheegay in Dowlada KMG ah ee Somalia iyo Dowlada Ethiopia ciidamadooda ay xasuuqeen shacabka Soomaaliyeed iyagoo Taangiyo iyo Madaafiic xoogan ku garaaceen shacabka Muqdisho.

 

“Habeen saq dhexe ayaa lagu armay ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowlada KMG ah ee Somalia inay madaafiic ku garaacaan shacabka maatida ah ee ku dhaqan Muqdisho” sidaasi waxaa yiri Xuseen Ceydiid.

 

Xuseen Ceydiid oo wareysi siiyay Idaacada BBC-da laanta Afka Soomaaliga ayaa sheegay in Maxkamad caalami ah uu ku dadaali doono sidii loo soo taagi lahaa madaxda Dowlada iyo kuwa Ethiopian-ka ee xaquuqa ka geystay Muqdisho.

 

“Aniga waxaan KUTAAB ugu soo dhaartay inaan qaado Mas'uuliyada bulshadeyda , waxaana ku dadaalayaa siidi aan Maxkamad usoo taagi lahaa mas'uuliyiinta Dowlada gaar ahaan Cabdilaahi Yuusuf iyo Geedi iyo saraakiisha Ethiopian-ka” sidaasi waxaa yiri Xuseen Ceydiid.

 

Hadalkaan kasoo yeeray Xuseen Ceydiid ayaa kusoo beegmay kadib markii ciidamada cadowga Ethiopia iyo kuwa laga keenay Puntland oo aar goosi u socday ay ka geysteen Muqdisho xasuuq ba'an.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^And yet he is one proud members of the very team he so loudly reproaches!

He is one of Allah’s marvelous creations and I must presuppose that there is a wisdom of his being…

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this