Sign in to follow this  
RedSea

Potential support for the courts denied by Cadde Muse' militia( Las Anod)

Recommended Posts

RedSea   

Ciidanka Puntland Oo Kal Eryay Isu Soo Bax Ay Sameeyeen Wadaad-da Laascaanood

 

(Laascaanood}22.07-06

Daqiiqado Ka Hor Uun Bay Ahayd Markii Ay isu Soo Bax Balaadhan Oo Ay soo qaban qaabiyeen Qaar Katirsan Culumada Reer Laascaanood Iyo Hay'ad Lagu Magacaabo Danish Refugee Coucil (DRC) Lagu qaban Lahaa Fagaaraha Beerta Geedo Qarsay..............................

 

Shirkan Oo Ay qaban qaabadeeda lahayd Hay'adda Danish Refugee Coucil (DRC) Isla Markaana Ay kaashanaysay wadaada da Diinta Islaamka ee Magaalada laascaanood ayaa waxay saaka Sameeyeen Isu soo Bax balaadhan Oo Shacabka Laysugu Keenayay Fagaaraha Laga khudbadeeyo ee Magaalada laascaanood

 

Halkaasi Oo Lagaga Hadli Lahaa qadobo dhowr ah Oo Lagu go'aamiyay shir ay sadax Maalmood Kulahaayeen Cuqaasha iyo garaadada Hotel xamdi ee laascaanood

 

Isu soobaxan Balaadhan Oo Ay goobjoog ahayd shabakada widhwidh Online ayaa waxaa jirtay Markii laysugu yimi fagaaraha geedo qarsay ay ciidamada daraawiishta dowlad goboledka puntland ay kala didisay shacabkii isugu yimi fagaaraha geedo qarsay

 

Ciidanka daraawiishta puntland ayaa risaas aan loo aabo yeelin cirkaaa uriday walow aaney cidina waxba ku noqon balse dadka intiisa badan ayaa waxay is waydiinayaan sababta ay ciidamada daraawiishta ay ukala didiyeen shacabka iyagoo ay goobtaasna xaadir ku ahaayeen ciidamada amaanka ee police-ka

 

Saraakiisha ciidamada amaanka ayaa arintaa shir degdeg ah ka yeesha mar'aanu isku daynay qaarkamid ah in aanu xidhiidh xaga tellephone ka ah lasamaynona waxay noo sheegeen in ay shir muhiima ku jiraan.

 

ilaayo hadeer lama garanayo sababta dhabta ah ee ka danbaysay arintan balse wixii ka soo kordha goor dhow kala soco shabakada wararka ee widhwidh online

 

:Liibaan Maxamed Nuur Jordan::::::Widhwidh Media Center:::

 

info@Widhwidh.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this