Sign in to follow this  
General Duke

Aydeed Jr, no longer an MP, further isolation

Recommended Posts

Originally posted by Juje:

I think he is honoured now, he can well claim to be a 'born-again' Somali.

No just thing duqa. Doofaar ma daahiro hadii bad weynta Hindiya lagu yuunbiyo xitaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juje to the Duke

Prove sxb, even whether you read it in Chinese.

You have a point there adeer.

 

Xusen Caydid''Waxaan Katirsanahay Maxkamadaha Hadeer Laakiin Haday Dowladu Raali

 

(Europe}24.7-7

Xuseen Maxamed Caydiid oo ku sugan dalalka Yurub ayaa wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Focus on Afrika isagoo yidhi
"waxaan si rasmiya ugu biiray Maxkamadihii Islaamiga ahaa laakiin dowlada Somalia haday saxdo qaladkii ay gashay dib ayaan ugu soo biirayaa
:D
...........................

 

Xuseen Maxamed Caydiid oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Focus on Afrika ayaa sheegay inuu Yurub u joogo sdiii uu lacago ugu raadin lahaa xubnaha ay isku fikirka yihiin ee ka tirsanaan jiray baarlamaanka oo ku sugan Asmara. Xuseen Caydiid oo wax laga weydiiyay dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu ka tirsanaan jiray ayaa sheegay in Dowladdu ay gashay qaladaad ayna u baahan tahay inay dib iska saxdo, isagoo sheegay inuu markaas ku biirayo Dowladda.

 

“Kooxdeenna waxaan ku biirnay Maxkamadihii Islaamiga ahaa, waayo waxay saxeen qaladaadkoodii, marka cid walba oo qaladkeeda saxda waa lala heshiin karaa, balse cid aan qaladkeeda sixin lalama hadli karo” ayuu yidhi Xuseen Caydiid oo sheegay in loo baahan yahay inay dowladdu isa saxdo.

 

“Waxaan filayaa howlaha ay dowladdu waddo inaysan ka soconayn xilligaan Xamar, waayo dadka Soomaaliyeed way ka gudbeen xilli wax loogu sheego hal dheg, waxaana loo baahan yahay inay Dowladda Federaalka saxdo khaladaadkeeda ayna kasbato shacabka” ayuu yidhi Xuseen Caydiid.

 

Sidoo kale Xuseen Caydiid, wuxuu sheegay inuu socdaal ku soo maray dalka Mareykanka, halkaasoo uu ka haysto Baasaboor, wuxuuna xilligan ku sugan yahay Dalalka Yurub, iyadoo lagu wado inuu ku soo laabto Dalka Imaaraadka Carabta, dabadeedna wadanka Eretaraya ee xaruntiisa ah Casmara uu tago.

 

 

Widhwidh Online News Desk..Media Center

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this