Che -Guevara Posted August 6, 2007 Originally posted by Juje: I think he is honoured now, he can well claim to be a 'born-again' Somali. No just thing duqa. Doofaar ma daahiro hadii bad weynta Hindiya lagu yuunbiyo xitaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 6, 2007 Juje to the Duke Prove sxb, even whether you read it in Chinese. You have a point there adeer. Xusen Caydid''Waxaan Katirsanahay Maxkamadaha Hadeer Laakiin Haday Dowladu Raali (Europe}24.7-7 Xuseen Maxamed Caydiid oo ku sugan dalalka Yurub ayaa wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Focus on Afrika isagoo yidhi "waxaan si rasmiya ugu biiray Maxkamadihii Islaamiga ahaa laakiin dowlada Somalia haday saxdo qaladkii ay gashay dib ayaan ugu soo biirayaa ........................... Xuseen Maxamed Caydiid oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Focus on Afrika ayaa sheegay inuu Yurub u joogo sdiii uu lacago ugu raadin lahaa xubnaha ay isku fikirka yihiin ee ka tirsanaan jiray baarlamaanka oo ku sugan Asmara. Xuseen Caydiid oo wax laga weydiiyay dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu ka tirsanaan jiray ayaa sheegay in Dowladdu ay gashay qaladaad ayna u baahan tahay inay dib iska saxdo, isagoo sheegay inuu markaas ku biirayo Dowladda. “Kooxdeenna waxaan ku biirnay Maxkamadihii Islaamiga ahaa, waayo waxay saxeen qaladaadkoodii, marka cid walba oo qaladkeeda saxda waa lala heshiin karaa, balse cid aan qaladkeeda sixin lalama hadli karo” ayuu yidhi Xuseen Caydiid oo sheegay in loo baahan yahay inay dowladdu isa saxdo. “Waxaan filayaa howlaha ay dowladdu waddo inaysan ka soconayn xilligaan Xamar, waayo dadka Soomaaliyeed way ka gudbeen xilli wax loogu sheego hal dheg, waxaana loo baahan yahay inay Dowladda Federaalka saxdo khaladaadkeeda ayna kasbato shacabka” ayuu yidhi Xuseen Caydiid. Sidoo kale Xuseen Caydiid, wuxuu sheegay inuu socdaal ku soo maray dalka Mareykanka, halkaasoo uu ka haysto Baasaboor, wuxuuna xilligan ku sugan yahay Dalalka Yurub, iyadoo lagu wado inuu ku soo laabto Dalka Imaaraadka Carabta, dabadeedna wadanka Eretaraya ee xaruntiisa ah Casmara uu tago. widhwidhonline@gmail.com Widhwidh Online News Desk..Media Center source Quote Share this post Link to post Share on other sites