Jacaylbaro Posted May 4, 2010 Ciidamada Culumaa’udiinka ahlu Suna Waljamaaca ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka sameeyay howlgalo ay haweenka uga qaadayeen indha shareerka iyagoo dab qabadsiinayay indha shareerkaasi. Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku sugan inta u dhaxaysa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa maanta markii ugu horaysay waxa ay bilaabeen in ay Indhashareerka ka qaadaan haweenka iyadoona haweenkaasi qaarkood markii ay ka dhago adeegeen amarka Ciidamadaasi ay si xoog ah uga qaadayeen sida ay Shabelle u xaqiijiyeen qaar ka mid ah haweenkii halkaasi indha shareerka loga qaaday. Mid ka mid Haweenkii ay maanta Ciidamaaasi Indhashareerka ka qaadeen oo la hadlaysay Idaacada Shabelle ayaa waxa ay sheegtay in maanta ay bilaabatay arintani Indhashareer qaadista ah ee ay sameenayaan Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaca iyadoona sheegtay in markii Haweenka Indhashareerka laga qaado ay Ciidamada Dab qabadsiinayeen. Dhinaca kale Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Abuu Yuusuf Al Qaadi oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay nawaaxiga halka ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ay Indhashareerka haweenka uga qaadayeen ayaa waxaa uu sheegay in amarkaasi uusan aheyn mid ka soo baxay madaxda sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Suna Waljmaaca. Talaabada ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ay dumarka Indhashareerka ugu dhigayeen Maanta oo ah mid ku cusub Magaalada Muqdisho ayaa hadana kol hore Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca waxa ayaa qaar ka mid ah gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya gaar ahaan qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud uga mamnuuceen qaadashada Indhashareerka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 4, 2010 howlgalo ay haweenka uga qaadayeen indha shareerka iyagoo dab qabadsiinayay indha shareerkaasi. ...... Duul culimo qastay iga dheh ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted May 4, 2010 Aduunyo waalatay dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted May 4, 2010 Ahlul Zenawi wal Shirk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 4, 2010 ^^^They denied this story.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted May 4, 2010 Originally posted by General Duke: ^^^They denied this story.. No, they just denied the order came from their top brass. But they admitted their footsoldiers soldiers carried it out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted May 4, 2010 Choco, As a Somali female,Which of the following orders ( given that you've no choice ) would you find less interferring. A: "take that Veil off and put Whatever you want on". B:"Take those Bras off but put this Tent on"? I like how you added Wear whatever you want to take the vail off AND put No Bra and Tent together. Nice touch yaa JB But If refuse to make a choice based on what Ya'll(you, Ahlu Sunna, Shabaab) want me to choose Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maxaatiri Posted May 4, 2010 Why are these wars, real or propaganda, always played out on the bodies of women? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 4, 2010 Talk about kacsi gaamuray ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted May 4, 2010 good news Veils are unislamic Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 4, 2010 Veils are Islamic. And it’s pathetic to think alshabaab brought veils to Somalia. If true this act reveals the agenda of these qubuuri goons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted May 4, 2010 do you have hadith that says veils are islamic?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 4, 2010 Yes. You can Google it too. P.S. There has never been a dispute as to whether veils are Islamic or not. Whether veils are MANDATORY was what the contraversy has always been about. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 4, 2010 *Anwar*, marka hore go and learn basic islamic teachings then come back and ask your question. skrid hvorhelvede! Quote Share this post Link to post Share on other sites