Jacaylbaro Posted May 26, 2010 Hargeysa(Waaheen)hindi1 Guddoomiyaha Ololaha Doorashada ee Xisbiga UDUB Cismaan C/laahi Cigaal “Cismaan Hind” ayay goor dhaweyd niman la soo abaabulay ku dhex garaaceen Xafiiskiisa, waxaanay soo gaadhsiiyeen dhaawacyo badan, waxaana imika lagu daweynayaa Cisbitaalka Guud ee Hargeysa Dilka Cismaan Hindi ayaa loo aanaynayaa inuu yahay mid qorshaysnaa isla markaana loogu talagalay in lagu khaarajiyo, laakiin Askarigii Ilaalinayay oo Albaabka laga galo Irrida Xafiiskiisa Ololaha Doorashada furayay ayaa rasaas ooda kaga qaaday kadib markii uu arkay Cismaan Hindi oo niman badan oo hubaysani ay garaacayaan Ilaa hada ma cada sababta ay nimankaasi ku dileen Cismaan laakiin waxa ay wararka soo baxayaa sheegayaan in loolanka dhinaca Siyaasada ee wakhtigan ay isaga iyo Mucaaradku Saxaafada isku marinayaan inay sababtay, gaar ahaana waraysi uu ku weeraray Siilaanyo iyo Maxamed Kaahin, kuwaasoo isaga hore Saxaafada ugu weeraray Quote Share this post Link to post Share on other sites
juma-nne Posted May 26, 2010 Waaheen Version There is also another Hadhwanaag version which says that he was whiped by an UDUB supporter for Failing to pay him his Bonuses. Which one is right yaa JB ilayn adigaa meesha nooga dhuun dalole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 27, 2010 He interviewed by Qarannews and he said it was Kulmiye who was behind the attack ... U never know man ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 27, 2010 Cismaan hindi soota Xilka laga qaaday ba Miskiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites