General Duke Posted July 28, 2007 Madaxweynaha Raashia oo Taageyrey Shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha Somaliyeed Madaxweynaha dalka Raashia ayaa hadalkan ka jeediyay xafiiskiisa mar uu safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday dalka Raashia Prof Xandulle uu ka guddoomayey waraaqaha aqoonsiga safiirnimo iyadoo uu soo dhoweeyay safiirnimada cusub wuxuuna kula dardaarmay safiirka Somaaliya Dowladda Raashia ayaa shaacisay in ay taageersantahay shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed kaas oo ay sheegtay in uu soo dadajin doono xal u helida dhibatooyinka ka taagan dhamaan dalka somalia. Madaxweynaha dowladda Raashia Faladamiir Putin ayaa sheegay inuu dalkiisu si aad ah u taagerayo shirka beelaha Soomaaliyeed wuxuu kaloo madaxweynuhu si aad ah u amaaney hoolaha nabadeynta ahi ay dowlada kmg ah ka qabatey gobolo badan oo kamid ah somalia gaar ahaan magaalo madaxda somalia ee Muqdisho. Mr:Putin waxaa kaloo uu sheegay in uu si buuxda u taageerayo dadaallada ay dowladda Federaalka ugu jirto nabad iyo amaan kusoo dabaalidda dalka iyo dib uheshiisiinta fikirradaha kala duwan ee Soomaalida ka dhax jira. Wuxu kaloo Muujiyay Faladamiir Putin sida uu u aaminsan yahay in ergada ka socota midowga Afrika ee nabad ilaalinta u joogta Somalia ay awood u leeyihiin xasilooni ku baahinta dalka Somalia. Madaxweynaha dalka Raashia ayaa hadalkan ka jeediyay xafiiskiisa mar uu safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday dalka Raashia Pro Xandulle uu ka guddoomayey waraaqaha aqoonsiga safiirnimo iyadoo uu soo dhoweeyay safiirnimada cusub wuxuuna kula dardaarmay safiirka Somaaliya in howshiisa si xaq ah uu u gudto. Waa markii ugu horeysey 18 sano ka dib ay dowlada somalia u magacawdo safiir wadanka Raashia, ayadoo la fillayo Amb Pro Xandulle in uu ka cayaari doono doorweyn oo wax ku ool leh xiriirka somalia iyo Raashia, maadama Pro Xandulle uu yahay nin aqoon sare u leh arimaha dubulomaasiyaded ee dalka Raashia wax barashadiisana ku dhameystey wadanka Raashia kana gaarey ilaa iyo P.H.D. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 28, 2007 How come you forgot to mention the |Kings of Lesotho and Swaziland, and also the Governor of Ibiza.You can go ahead and list them sxb, but you are still missing the necessary core. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 28, 2007 ^^^No doubt those regions and states as small as they are would welcome peace for Somalia. Thus so far we know the US, UN, EU, and the AU have gone beyond just welcoming and have supported the NRC with funds and political support. Today alone we have a delegation in Mogadishu , a high level meeting between the FM of France and PM Geedi as well as the Italians contributing a further 400,000. US Dollars. never seen diplomatic moves, but the TFG is not like the old A/Qasin type bull. Its a real government. Quote Share this post Link to post Share on other sites