General Duke Posted September 7, 2010 Duke's Puntland local district updates… This thread will cover issues relating to local government in the State of Puntland, it will focus on development, security, political as well as economic news regarding the many districts, towns and villages of Puntland. I will update as much as possible to keep us all informed about what’s taking place back home. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2010 Mamulka Cusub Ee Degmada Qardho Oo Xilka Lawareegay. Posted by Ali on September 5th, 2010 Qardho(Puntlandi.com);- Mamulka Cusub ee dhawaan loo sameeyay Degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa xilka kala wareegay mamulkii hore. Munaasabad siwanaagsan loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta D/Hoose ee Degmada Qardho kana soo qaybgaleen masuuliyiin iyo marti sharaf ayaa xilka kula kalawareegen. Duqii Hore ee Degmada Qardho Cismaan Buux Cali ayaa xilka ku wareejiyay duqa cusub ee Degmada Qardho Maxamed Siciid Ciise Guul.oo dhawaan golaha deegaanka doorteen, Godomiyihii Hore ayaa u hanbalyeeyay mamulka cusub ee talada kala wareegay waxaa uu ugu hanbalyeeyay xilka ay lawareegeen isaga oo ala uga baryay in xilka lagarabgalo Maxamed Siciid Ciise Guul Godomiyaha Cusub ayaa goobta ka sheegay in Degamada uu ku soo kordhin doono hormar lataabankaro Ali Ahmed Abdi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted September 7, 2010 Again you are distracting SOL participants with completely irrelevant news about another village. Why aren you hijacking the news of the day. Which is that Puntland got karbaash by villagers in Galgala. And that the battle has been going on for months now. Duke, please comment on what is happening daily in Galgala. http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/9/24315/14 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2010 Galkacyo Oo Maanta Laga Bilaabay Ol’ole Nadaafadeed. Posted by Ali on September 6th, 2010 Galkacyo(Puntlandi.com);- Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa ka bilawday hawlgal nadaafadeed oo ay fulinayso D/Hoose ee Degmada Galkacyo iyo shacabka oo iskaashanaya. Ol’olahan ayaa laga sameeyay inta badan xaafadaha magaalada Galkacyo iyo wadada laamigaa halkaa oo laga gurayay qashinka. Duqa magaalada Galkacyo C/raxmaan Maxamud Xaaji Xasan ayaa Puntlandi.com u sheegay in Ol’olahan uu socondoono muda laba maalmood waxaana uu sheegay laga fulin doono guud ahaan xaafada magaalada Galkacyo. C/raxmaan ayaa shacabka ugu baaqay in ay caawiyaan shaqaalada Dawlada Hoose si ay u nadiifiyaan Degmada shacabkana waxaa uu u jeediyay in ay ka qaybqaataan Ol’olahan. Ali Ahmed Abdi Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2010 Mamulka Xarfo Oo Sheegay In Ay Bilaabayaan Qorshayaal Hormarineed. Posted by Ali on September 6th, 2010 Xarfo(Puntlandi.com);- Mamulka Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in ay bilaabeen qorshayaal lagu hormarinayo Degmada Xarfo. Godomiyaha Degmada Xarfo Claahi Faarax Bayle ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaal lagu hormarinayo Degmada gaar ahaan adeegyada Caafimaadka iyo Waxbarashada. Godomiyaha ayaa sheegay in ay wadahadal laqaateen qaar kamida Hay’adaha samafalka waxaana ay u sheegeen in ay ka caawiyaan hormarada ay wadaan C/Laahi Faarax Bayle ayaa sheegay in ay xoogga saarayaan hormarinta Wabarashada waxaana uu sheegay in ay bilaabi doonaan dayactir lagu samaynayo Dusiyada Sare ee Degmada Xarfo. Ali Ahmed Abdi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 7, 2010 Your map is a joke, Caynabo part of puntland lol? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted September 7, 2010 And the whole city of Galkacyo is SSDF territory. And their land is extended till Cabudwaaq. Its joke. They cant even set a foot on south Galkacyo, let alone cabud waaq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2010 ^^^lol@a secessionist who cares about Cabudwaaq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2010 Galkacyu under its new admin is reaching for the sky Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 7, 2010 At least post an official Somalia map. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2010 ^^^lol. Thats no official map adeer, anyone can photoshop a map, also there is no such thing as Makhir state, so try again. Another point is claiming villages will not alter the political reality of Bari or any other region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 7, 2010 Land_Soldier, it's not only that the map claims also claims many places pirateland don't even control nor can step their foot in lol such as las anood district, badhan, Caynabo, Southern Galckayo etc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2010 ^^^Its not about claim its about the states territory, the Mudug part of the map needs ammending a few lines up to Galkacyu, but the rest is spot on, Abudwaaq is not included and Caynabo is not that far from Cayn's capital... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 7, 2010 This is the real map of the horn; it sheds light on clan and ethnic make up of the entire region. The clan fiefdom in Garowe controls 1/4 of Mudug region, Nugaal and portions of Bari. It does not control the entire region of Sool, Sanaag, Cayn, Haylaan and is facing a dispute in Bari region. Your embarassing yourself by claimming Galkacyo, Bandiiradlay, Parts of Galgaduud, Caynabo and Laascaanood. Another failed attempt indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2010 ^^^Nonsense adeer you don’t even read what you post. Give it a break the map is unfair because it gives my cousins[Makhir] only a very small area up NW, let alone any in Bari region which is the largets in Somalia, and one which you have been claiming. This "evidance" you present works against the stance which you held for so long, which is interesting.. Unlike you no one is claiming villages adeer, Mudug’s territory is clear, Puntland controls, Galkacyu [one of the largest cities in Somalia], Goldogob[a growing city] and everything North including all the main arteries of the city of Galkacyu both entry points and Airport. Quote Share this post Link to post Share on other sites