xiinfaniin Posted April 13, 2010 Dagaal u dhexeeyey xoogagga Al-shabaab iyo Xizbul Islaam oo ka soconaya duleedka Dhoobley Posted to the Web Apr 13, 11:16 Dhoobley:-Dagaal xooggan oo u dhexeeya xoogagga Al-shabaab iyo ururka Xisbul Islaam ayaa ka soconaya duleedka magaalada Dhoobley, dagaalka oo saaka subixii qarxaya ayaa weli ka soconaya degaanada ku xeeran Dhoobley. Ilo wareed ku sugan degaanka Dhoobley ayaa xaqiijiyey in dagaalku soconayo oo ay arkeen dad dhaawac ah oo la soo gaariiyey magaalada Dhoobley,dagaalka oo xooggan ayaa hubka la isku ridayo waxaa laga maqlayaa gudaha Dhoobley. Dagalka ayaan ilaa hadda waxaaan ka hadal masuuliyiinta ay ciidankoodu u dhexeeyo dagaalka waxaan ilaa hadda la aqoon khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka soconaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted April 13, 2010 Allow kuwan ummadda halaagey naga qabo. Aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 13, 2010 And the Keligii Muslim goons will tell you this is done li-iclaa kelimatillaahi, wa rafci raayatal islaam. Fitnah wallaahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2010 I don't think inuu warkan sax yahay! berri baad arki doontaa halgan.net oo ka cudur daaraneysa, and there's a reason maakirka post-gareeyey uu u qariyey source-ga! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 13, 2010 In Alshabaab iyo Xizbul Islaam diriraan waa arrin macruuf ah. Wax qarsoonna maaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2010 Maakir! iney diriraan miyaan ka hadleynaa? iney saaka dirireen welina dagaalkan socdo weeye mowduuca & inaad halgan.net ka soo naqlisay asee aadan halakan ku sheegin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted April 13, 2010 Waxaanoo kale markaan arko baan xanaaqaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 13, 2010 Script gets angry again. The topic is part of a general theme ee la soco wixiiyow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2010 ^wixii! Ilaahey dabeecadda ha kuu hagaajiyo! macsiloow war ilmood lehe, sida loo qoray piece-kan baad arkeysaa Dagaal u dhexeeyey ... dagaalka oo saaka subixii qarxaya.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 13, 2010 ^^ Qoladii baan u dacwoonayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2010 YADAAKA AWKATAA WA FUUKA NAFAKH ma maqashay?, NGONGE i caawi dheh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted April 13, 2010 Xizb kuma dhacaan Shababka, waa markii u dhamaan lahayd Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted April 14, 2010 War dagaalka Axmed madoobe & Alshabaab waxaaba ka daran ka Maaddeey & Xiin finiin e wax dadaal nabadeed ku soo dabbaala ma la waayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 14, 2010 At least one of them is a script baa la yidhi ,,,, markaa waa impossible in la dhexdhexaadiyo ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites