osman_nz Posted June 6, 2009 Moorgan iyo Kenya Barre iyo Ethiopia Waxaa la sadaalinayaa iney dib u soo noqon doonaan maamuladii qab-qablayaashii hore kadib markey jaah iyo jiho yeelan waayeen qolooyinkey booska u baneyeen,Faderaal,mi dnimo,Al-shabaab.wax aana la filayaa iney soo dhoweyn kal iyo laab ah ay kala kulmi doonaan dadkey horey u dayaceen. Waxaa laga yabaa iney kugu adkaato inaad si sahal ah kaaga daadegto qab qable danbaa soo noqon doono.haddaan ka soo bilaabo Hiiraan waxa dib ugu soo noqdey Laqanyo iyo dabcan saaxiibkii ****-geed.Magaalada Mugadisho waxaa cid walboo dowlada qori u qaada wuxuu ka dhigan yahay Khaalid Binu Waliidkii Alle ha ka raali noqdee markuu gaalka ahaana wuxuu la dagaalami jirey Muslimiinta,markuu muslimeyna wuxuu noqdey xaley dhaley. sidaa si la’eg Goobaale.Mohamed Dheere,Salaad Cali jeele,Sheekh Musse Suudi, Qanyare, oo dhamaantood diyaar u ah iney ka shaqo bilaabaan xaafadihii ay ka talin jireyn haddey iska difaacaan Al-shabaab. Hoos u soo degaan deg oo waxaad timaadaa magaaladii Kismaayo Barre Hiiraale wuxuu kula doodayaa dowlada Ethiopia iney hub iyo saanad siiso si uu Al shabaab uga safeeyo gobolada Jubbooyinka halka Odogii Moorgan ahaana uu lee yahay Kenyeey shaley odogii adeer Abdullahi ahaa baad ii afduubteyn oo gobolkii laga soo dooran jirey waxaan ku waayey shirkii baas ee aad halkan ku qaban jirteyn intaan Kismaayo joogeyna wadaadada qori labo taro ah baan idiinka hayey, hadda iyo dan aniggu cibaadeysaan cindga ku hayey balse daniba weygu celin ciyaaraha intuu Barre buqcadeyda quud dareynayo ee waa idinkaa. Mushmiiwa hakuna waswasi. Mustafa Haji Source:http://codkawaamo.co m/?p=626 Islamist want to bring arabs and afghans iyo wax yaalo kala noc ah, the other warlord's are bringing ethiopia...Good on for Morgan and let's hope ethiopia get's behind him to re-capture kismayo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted June 6, 2009 The Peacelord, eh? Such a beautiful term ahaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
osman_nz Posted June 6, 2009 Paragon, well yes he is peacelord, unlike all the other killing warlords who seek destruction always.Look at galkacayo, since 93 till now it has been peace, a few uprisings but generally stable. The obstacle to peace is not us, it's those usc elements in the south. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted June 7, 2009 Osman_NZ, You don't know what you are talking about!! Peacelord kulaha. Have you been cloned from Meiji? You two have a lot in common including the glorification of warlords and murders. This warlord started his killings in 1988. This is the father of all warlords. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted June 7, 2009 I suspect Ozman is reer Puntland. He like many others before him have tried to wear on PL mask and failed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted June 7, 2009 ^^^ As duke would say, "one is a mole until verified". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 7, 2009 So Kenya wants to arm Morgan? Is that what this means? Quote Share this post Link to post Share on other sites