Fiqikhayre Posted September 26, 2010 Press Release: Puntland Welcomes Shift in US Policy. 25 September, 2010 Garowe, Sept 25 - Puntland government welcomes the United States's significant policy shift towards Somalia, aimed at building new relations with the stable parts of Somalia. The new USA aggressive engagement with functioning and stable administrations will encourage the establishment of other regional administrations, which is in line with the long advocated Puntland policy of bottom-up approach of administrations building. The new USA stated area of engagement, such as water, agriculture, health, eduction and other development initiatives and activities are very encouraging and highly appreciated. Puntland Government is fully committed to continue to fight piracy and all forms of extremism and terrorism for which it seeks a tangible regional and international cooperation. Puntland is also committed to accelerate the decentralisation, democratisation process and to safeguard the wellbeing of its citizens. Office of the Chief of Cabinet coc@puntland-gov.net Web: www.puntland-gov.net The Puntland Presidenc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted September 26, 2010 Press Release: Puntland Welcomes Shift in US Policy Press Release 25 September, 2010 Puntland government welcomes the United States's significant policy shift towards Somalia, aimed at building new relations with the stable parts of Somalia. The new USA aggressive engagement with functioning and stable administrations will encourage the establishment of other regional administrations, which is in line with the long advocated Puntland policy of bottom-up approach of administrations building. The new USA stated area of engagement, such as water, agriculture, health, eduction and other development initiatives and activities are very encouraging and highly appreciated. Puntland Government is fully committed to continue to fight piracy and all forms of extremism and terrorism for which it seeks a tangible regional and international cooperation. Puntland is also committed to accelerate the decentralisation, democratisation process and to safeguard the wellbeing of its citizens. Office of the Chief of Cabinet coc@puntland-gov.net /plpresidency@hotmail.com Web: www.puntland-gov.net The Puntland Presidency Note: This press release has been issued and bears the signature of the Puntland Chief of Cabinet, Hon. Ali Barre. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted September 26, 2010 Dowlada USA oo sheegtay inay taageerayso PL iyo SL 25 Sep 25, 2010 - 11:40:02 AM Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay inay taageerayso Puntland iyo Somaliland oo ay ka jiraan nabad, waxaana sarkaal u hadlay Washington uu sheegay inay tani tahay mid looga hortagayo baahida xajirnimada kooxda Al-shabaab. Mr. Johnnie Carson oo ah kaaliye Afrika u qaabilsan Wasaarada Arimaha dibada ee Mareykanka ayaa ka sheegay New York, in dowladiisa ay taageerayso gobolada ay nabadu ka jirto ee Somalia. "Waxaan goboladan ka taageeraynaa dhinacyada, beeraha, waxbarashada, biyaha iyo caafimaadka, waxaana howshaas meelmarin doona safaarada Mareykanka uu ku leeyahay Kenya" ayuu yiri Carson. Sarkaalkan, wuxuu sheegay in sidoo kale ay la shaqeynayaan cid walba oo aan xiriir la lahayn kooxda Al-shabaab oo uu ku eedeeyay inay wadaan dagaalo lagu diidan yahay nabad ka dhalata Somalia, isagoo sheegay in kooxahan ay baahin karaan dagaaladooda. "Mareykanka taageeradiisu waxay salka ku haysa sidii gobolada nabada ah ay uga nabadgeli lahaayeen dagaalada xagjiriinta Somalia, balse ma ahan tani mid aan ku aqoonsanayno madaxbanaanida goboladan" ayuu yiri Carson. Dowlada Mareykanka ayaa DF ku taageertay hub, waxaana uu sarkaalkan sheegay inay sii wadayaan taageerada dowlada, isagoo xusay in kooxaha dagaalka ka wada Somalia ay yihiin kuwo doonaya inay dagaaladooda iyo fikradahooda faafiyaan. Maamulka goonida isku taagay ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu ka go'ay Somalia markii ay burburtay dowladii dhexe 1991, mana heli weli wax aqoonsi ah, iyadoo Puntland ay weli ka mid tahay Somalia, balse ay maamul sameysatay 1998. Mas'uulkan u hadlay Mareykanka, ayaa sheegay inay mar walba dhowrayaan sida ay isku badasho colaadaha ka taagan Somalia, iyo horumarka siyaasadaha gobolada Puntland iyo Somaliland oo ay nabadi ka jirto. Dowlada Mareykanka ayaa u haysata Kooxda Al-shabaab, unug Al-Qaeda wakiil uga ah bariga Afrika, waxaana kooxdan ay dhawaan sheegatay inay mas'uul ka tahay qaraxyo ka dhacay Kampala oo lagu dilay 76-qof, iyo qaraxyo kale oo Somalia ka dhacay. GAROWE ONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted September 26, 2010 Garoowe:D/Puntland oo soo dhaweysay Go’aankii Maraykanka ee Taageerida Maamulada Nabdoon ee dalka. 25. september 2010 APL Garoowe:(Allpuntland)-Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa soo dhaweysay islamarkaasnaa Taageertay hadalkii shalay kasoo yeeray Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Dibada ee Maraykan u qaabilsan Soomaaliya oo ahaa in dawlada Maraykanku ay si toos ah u taageerayso Maamulada Puntland & Somaliland iyadoonan taageeradeeda usoo marin Dawlada dhexe. Warqoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha & Dhaqanka Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa lagu sheegey in Dawlada Puntland ay taageerayso Hadalkan kasoo yeeray Maraykanka oo muujinaya sida ay Maamulada dalku u siyaadiyeen Hor’umarka Nabada & Amaanka ee deegaanadooda. Wasiirku Wuxuu Qoraalkiisa ku sheegey in Dawlada Puntland ay aaminsantahay in Taageeradan Tooska ah ee Maraykanku ay timid kadib markii ay Puntland sii laba jibaartay Hor’umarka & Maamul Wanaaga gudaheeda islamarkaasna ay markasta u taagantahay ka shaqeynta Nabada Soomaaliya,taas oo uu sheegey in lasii laba jibaari doono. Dawlada Puntland Wasiirka afkeeda ku hadlay wuxuu sidoo kale sheegey in ay jireen Xiriir siyaasadeed & Mid Diblamaasiyadeed oo u dhexeeya Maraykanka & Puntland,Wuxuuna sheegey in taas ay barteedii kasii socon doonto. Cabdiqani Xayir Allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 26, 2010 A sophisticated approach from the state. An important development and one we shall seize. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 26, 2010 Press release: Puntland welcomes shift in US policy. source Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 26, 2010 Dowlada Puntalnd oo soo dhweysay Hadal ka soo yeeray Dalka Mareykanka Dowlada Puntland Ayaa jawaab ka bixisay hadalkii dhawaan ka soo baxay kaaliyaha xoghayaha arimaha dibada ee dalka Mareykanka dhinaca Africa Johnie Carson Dowlada mareykanka ayaa sheegtay in ay badali doonto siyaasadaheeda dhinaca Somalia kuwaasi oo noqon doona kuwo la jaan qaada habka isbadalka loogu sameyn doono siyaasada Mareykanka ee Africa Maraykanka ayaa soo hadal Qaaday wada shaqeynta cusub ee la yeelanayo maamulada ka jira dalka Somalia sida Puntland & Somaliland Hadaba arigta maamuladaasi ayaa waxaa ka kala hadalay masuuliyiin ka kala tirsan wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose iyo horumarinta reer Miyiga ee dowlada Puntland C/llahi axmed jaamac oo BBC wareysi siiyay ayaa sheegay in ay si weyn u soo dhaweynayaa isbadalkani cusub ee siyaasada mareykanka ee arimaha Somalia iyo wada shaqeynta ay ku baaqeen in ay la sameyn doonan maamulada ka jira Somalia "aad ayaan ugu faraxsanahay una soo dhaweynaynaa hadalka ka soo baxay Mareykanka horay ayaana ugu baaqi jirnay in aan doonayno in wada shaqayn dhex marto Mareykanka iyo maamulada ay nabada ka jirto si loogu dhaqaajiyo arimaha dimuqradiyada waana soo dhaweynaynaa" sidaa waxaa yiri wasiirka arimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer Miyiga Puntland C/llahi axmed Jamaca (Ilko jiir) sidoo kale waxaa hadalkani soo dhaweyay masuuliyinta maamulka Somaliland isgoo la hadalayay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay wasiirka Arimaha dibada ee Somaliland Maxmed Cabdillahi Cumar in maamul ahaan soo dhaweynayaa wada shaqeyn ay la yeeshaan Dowlada Mareykanka isla markaasina dowlada Cusub ee Somaliland Tahay mid ka shaqeynaysa arimaha dimuqradiyenta iyo Helitaanka Nabad buuxda Oo ka dhalata Guud ahaan gobolada Geeska Mohamed A Rashiid SBC International Bosaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 26, 2010 Wasaarada Warfaafinta Puntland oo siweyn u soo dhweystayhadalkii maraykanka Dowlada puntland ee soomaaliya ayaa soo dhowaysay hadalkii ka soo yeeray kaaliyaha Xoghayaha arimaha dibada maraykanka ee qaarada afrika Johnie Carson kaa soo ku Aadanaa in ay si gooni ah ula shaqayn doonaan dowladooda maamulada Puntland iyo Somaliland. Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta isgaarsiinta hidaha iyo dhaqanka dowlada Puntland ee Soomaaliya Cabdiqani Salaad Guray oo u waramayay warbaahinta SBC Ayaa sheegay in xukuumada Puntland ay soo dhowaynayso la shaqaynta dowlada Maraykanka iyo iskaashiga dhinaca arimaha bulshada ee ay ku dhawaaqday dowlada Maraykanka. Cabdiqani Salaad ayaa sheegay in dowlada maraykanka ay ka fursan waayeen Wadashaqaynta dowlada puntland sababo uu ku sheegay wasiirka horumarka ay puntland Ay ka gaartay horumarka arimaha bulshada tanina ay tahay markii ugu horaysay oo ay Dowlada maraykanka muujiso wadashaqaynta puntland. Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in Puntland ay tahay hooyadii Soomaaliya Cidina aysan uga baahnayn amaanta arintaas ku aadan sidoo kale beesha caalamka ay Garaowsan tahay arintaas. Dowlada puntland cid walba oo kala shaqaynaysa arimaha bulshada gaar ahaan Caafimaadka iyo waxbarashada waa ay soo dhowaynaysaa ayuu hadalkiisa raaciayay Wasiir ku xigeenka warfaafinta isgaarsiinta hidaha iyo dhaqanka Cabdiqani Salaad Guray Oo u waramay warbaahinta SBC. Ugu danbayntii hadalkan ka soo yeeray puntland ayaa ku soo beegmaya xilli dowlada Maraykanka gaar ahaan kaaliyaha xoghayaha arimaha dibada maraykanka ee qaarada Afrika Johnie Carson uu sheegay in dowladooda ay la shaqayn doonaan maamulada Puntland iyo Somaliland. Maxamed Cali Iimaan SBC International- Boosaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 26, 2010 PUNTLAND STATE OF SOMALIA MINISTRY OF PLANNING AND INTERNATIONAL COOPERATION PRESS RELEASE Sunday, September 26, 2010 The government of the Puntland State of Somalia welcomes the statement by the US Assistant Secretary of State for Africa Ambassador Johnnie Carson during his September 24, 2010 joint press conference at the United Nations General Assembly with P.J. Crawley, US Assistant Secretary of State for Public Affairs unveiling the United States’ new “two-track” Somalia engagement policy. The government of Puntland appreciates this new and pragmatic approach which we think better reflects the current political reality in the country as well as how best the long lasting present quagmire can be ended. The TFG’s glaring lack of capacity to fulfill its mandate by upholding the charter, fostering national reconciliation, embracing and encouraging the constitutional development process, and fighting and defeating violent extremist groups can no longer be ignored. This new policy will not only be viewed as a strategic reward of the commitment to peace and institutional governance chosen by the people of Puntland and Somaliland, it stands also, if vigorously pursued, to create demonstrable incentives significant enough to entice the rest of Somalia to appreciate the fruits of peaceful state building, adherence to the rule of law, good governance and the rejection of the kind of anarchic tendencies that encourage terrorism, piracy and similar criminal activities. Puntland State stands ready to work with the government of the United States and the rest of the international community in creating a terror-free, peaceful and democratic Somalia at peace with herself and with the rest of the international community including our neighbors. The United States’ new engagement policy will most certainly help us move closer to the attainment of this much cherished albeit heretofore elusive goal. Puntland will cooperate with the international community in particular, the United States, the EU, the United Nations, the AU, the OIC, the LAS and IGAD among others in the search for more effective ways of rebuilding and strengthening the federal institutions in Somalia. To this end, we are ready to, if necessary, provide to both the most essential international agencies and key transitional federal institutions with safe and operational office space inside Puntland for as long as needed. Moreover the government of Puntland will spare no effort to do everything possible to ensure the success of this new American policy toward Somalia and calls on the rest of Somalia as well as the international community to welcome this fresh approach by the US government. Finally, the government of Puntland welcomes and deeply appreciates Ambassador Carson’s strong and unambiguous support for Somali unity, national sovereignty and territorial integrity. END Quote Share this post Link to post Share on other sites