Sign in to follow this  
Cowke

Puntland State University: Ceremony In Minnesota

Recommended Posts

Cowke   

dsc_2378.jpg&cat=1&pid=20482&cache=false

 

Minnesota oo Xaflad Weyn Loogu Sameeyey Puntland State University (Daawo Sawirada)

 

Published on: September 28,2009 Garowe Time 7:05 pm

 

RBC Radio oo Wareysatay Duqa Cusub ee Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji Xasan (Dhageyso) Magaalada Gaalkacyo ayaan waraysi kula yeelanay Xafiiskiisa Duqa Cusub ee Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji Xasan,

 

Madaafiic Lagu Weeraray Markab Hub u Wada AMISOM oo Taagan Dekeda Muqdisho

 

Mudanayaasha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo Oo Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga Koowaad (Daawo Sawirada)

 

Xaflad si qurux badan looga soo shaqeeyey ayaa ka dhacday badhtamaha magaalada Minneapolis, Minnesota. Xafladaas oo ujeedadeedu ahayd sidii kor loogu qaadilahaa tayada jaamacada, ku xidhid jaamacadaha Minnesota, hordhac dhaqaalo ururin, iyo daraasad ku saabsan talooyin. Xafladan ayaa waxa lagu soo bandhigay bilowgii jaamacada iyo halka ay maanta mareyso jaamacada, oo runtii dadka degan Minnesota ay aad ula dhaceen horumarka jaamacada.

 

Shirkan ayaa waxa xidig (keynote Speaker) ka ahaa madaxweynaha Jaamacada Mudane Maxamuud Sheekh Xaamud, oo runtii warbixin cajiib ah soo bandhigay. Intii u socday shirka ayaa halkaas waxa ka hadlay mas’uuliyiin badan oo isugu jirey aqoonyhano iyo madax ka soo kala jeedey jaamacadaha Minnesota ku yaala.

 

Xafladan ayaa waxa lagu soo gabagabeeyey talo ururin ku saabsanayd marxaladaha hortaagan jaamacada iyo habka ugu fudud ee jaamacadu uga bixi karto dhibaatada hortaala. Aqoonayhanada degan gobalka Minnesota ayaa waxa dood dheer ka yeesheen sidii kor loogu qaadi lahaa jaamacada Puntland State University, loogana hor tegi lahaa dhibaatooyinka soo wajaha jaamcada. Xafladan oo hordhac u ahayd xaflad weyn oo deeq ururin ah, kana dhici doonta hoteelka weyn ee Ramada Plaza kuna yaala badhtamaha magaalada Minneapolis bisha Oktoober sedexdeeda. Xafldaas ayaa waxa la rajaynayaa in ay jaamacada uga soo xarooto lacag badan oo la filayo in ay waxweyn u tari doonto jaamacada.

 

More pics can be seen at. The pics are very large to post in the forum. So U can view here if you want.

http://www.raxanreeb .com/?p=20482

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this