Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 30, 2010 Since 21 Oktoobar la galooyaba, Talyaanigaan ku heesaayo kusoo dhawaada. See u xasuustaan igu daran, hal erey kama tagin. Bisinka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 30, 2010 . Eesh yaa xasuus. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 30, 2010 Weligey Guulwadow Siyaad kuma heesin ,,, meeshan weligeedba Anti Siyaad bay iska ahayd ,, Laakiin i remember inta goor aan Oktoobarka marnay .... those were the days. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 30, 2010 Sheeko. Iskoolka Kaasabalbalaare ma laga qaadi jirin miyaa Guulwadoow, mise adiga gadaal ka gaar aa ahayd oo kuma gaarin. Horta Kaasabalbalaare ma dhigatay? Walaalkey dhigan jiray. What was more interesting was macalinkiisa xisaabta qaraabo ayaa ahayn, oo in fact guriga ayuu joogi jiray, a man of no nonsense ayuu ahaa. And my cousin too dhigan jirtay, in same galaas and yep, she too stayed at home. The interesting part was marka guriga la isla joogay waala isgaran jiray, laakiinse haddii iskoolka iyo galaaska la isku arko la isma yaqaano all of them -- my brother, my cousin and macalinkooda. Xataa marka ee galaaska ku jiraan oo uu magacooda yeerinaayo si dad uunan garaneynin u yeerin jiray. My brother asagana lakad kale ayuuba ahaa oo guriga mar mar markii la joogo uu inkiri jiray markiisana, the cousin iyadana qadada uma geyn jirin kaas ayaaba nacay oo su'aalo xun xun kas ii weydiinaa dhihi jirtay. Reer Iskool Kaasabalbalaare haddee xasuustaan or not, macalinkaas xisaabta aan qaraabada ahayn magaciisa Doolloow la dhihi jiray and it was back in late '80s. He was a tough macalin, well at least according to my brother and cousin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 30, 2010 Maya anigu iskuul kamaan dhigan Xamar .... Hargeysa ayaan ka sheekaynayaa. Xamar fasax uun baan ku tegi jiray. Laakiin Iskuulka Kaasabalbalaaree waa noo dhowaa oo guriga aan joogay waabu u muuqday .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 30, 2010 Of course wuu idiin muuqday. Reer Waqooyi dhan Xamar joogay Afrikan Filaj (African Village) ku wada xareysnaayeen, iskoolkaasna laba tilaabo u jirayna. Just kaftaming. It is rare to see, though, Reer Waqooyi person Xamar soo maray garaneynin xaafadda Kaasabalbalaare, siiba iskoolkaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 30, 2010 Maya Afrikan village ma ahayn ,,, xagga kele ayaan ku jirnay ..... NINKAN ayaan gurigiisa joognay , Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 30, 2010 Ma oktobertii ba la gaadhay nin walba meel ba u daran Afrikaan iyo inqlaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 21, 2010 Maanta, maanta, maanta, waa maalin weynee maanta... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 21, 2010 Farmaajo ma maanta baa la anxsixin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 21, 2010 ..... Maanta Maanta ,,, iyo Farmaajo ,,, Allay hayaay ,, lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 21, 2010 If Farmaajo is Dhubad, I withdrew my support, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 21, 2010 maxay odhan jireen "Oktoobar waatee ,, waa taayadii" ,, Yaa yidhi Dhubbad baa ah Farmaajo ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 21, 2010 ^Saas baa malmahanba SOL laga wad wadey. Octobor wax yar baan ka xusuusta dee anigu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 21, 2010 Yaa fitna wada-war Soomaaliyee secessionists halee iska qabto starting with Jb Quote Share this post Link to post Share on other sites